Garissa University closed indefinitely, students stranded

GARISSA - Hundreds of Garissa University students were on Sunday stranded in Garissa town after the institution’s senate closed the university indefinitely. A notice from the Vice-Chancellor, Prof Ahmed Warfa, asked students to vacate the facility latest by 4 pm Sunday. “Following the fire incident that took place in the morning of November 7, and the resultant special senate meeting, it has...

NISA oo shabakad ka tirsan Al-Shabaab ku qabatay magaalada Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Ciidamada nabad-sugida iyo sirdoonka qaranka ayaa saacadihii lasoo dhaafay howl-gallo qorsheysan ka fuliyey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qoraal kasoo baxay taliska nabad sugida ee Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu sheegay in howl-galkaasi lagu soo qabtay shabakad ka kooban 12 qof oo ka tirsan Al-Shabaab. Sidoo kale taliska NISA ayaa shaaca ka qaaday in dadka lasoo qabtay...

Somali PM, UN envoy discuss ways to speed up electoral process

MOGADISHU - The Prime Minister of Somalia Mohamed Hussein Roble met today with the Special Representative of the Secretary-General for Somalia, James Swan in Mogadishu. Also in attendance include the Chairman of the Electoral Commission Mohamed Irro. Both sides discussed the acceleration of elections in the country and the technical and financial support of the international community. Roble and James Swan...

US Shares an Additional 336,500 Doses of COVID-19 Vaccine with Somalia

MOGADISHU - The U.S. Embassy in Mogadishu is pleased to announce the delivery of an additional 336,500 doses of the Johnson & Johnson COVID-19 vaccine, which the United States is sharing with Somalia through the COVAX facility. We are sharing these doses safely, equitably, and with no strings attached. We are doing this with the singular objective of saving lives. This shipment brings the total number of doses of the Johnson & Johnson COVID-19 vaccine provided to Somalia by the United States to 638,900 (the first batch arrived on August 12). This is the largest COVID-19 vaccine donation Somalia has received from a single country. Safe and effective...

Wasiirka arrimaha gudaha oo shirweyne muhiim ah ka furay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Gen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa daahfuray ansixinta Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta iyo Federaalaynta Dalka. Wasiirka ayaa sheegay in muddo ay wasaaradu ku hawllanayd inay dhammaystirto xoojisana hannaanka Maamul Baahinta Dalka, si taas loo gaaro Wasaaraddu waxay isku hawshay inay dhammaystirto Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta iyo Federaalaynta Dalka, iyadoo...

Rooble iyo James Swan oo ka wada-hadlay doorashooyinka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wheliyo guddoomiyaha gudduga doorashooyinka ayaa maanta la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ee Soomaaliya James Swan oo ay ka wada hadleen dardargelinta  doorashooyinka dalka iyo taageerada farsamo iyo dhaqaale ee Beesha Caalamka. Rooble iyo James Swan ayaa isla gartay sida ay muhiimka u tahay in la dedejiyo...

Heavy confrontation erupts in Garowe town

GAROWE - The clashes took place between the bodyguards of the Vice President of Puntland and traffic police officers operating there. The battle erupted when a vehicle belonging to Puntland Vice President Ahmed Elmi Osman (Karaash) was taken by the police for violating the law. At least one soldier was injured, according to credible sources. The sources added that after the shooting,...

WARAR KALE

Soomaaliya oo u hambalyaysay Jabuuti oo ku guuleystay xil cusub

ADDIS ABABA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Gudoomiyaha cusub ee Midowga Afrika oo maanta loo...

Somali President Congratulates New AU Commission Chairperson

ADDIS ABABA — Somali President Hassan Sheikh Mohamud congratulated Mahamoud Ali Youssouf on his election as chairperson of the AU Commission.