Somali president, top EU diplomat discuss war on Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud today met with a delegation led by EU Special Envoy to the Horn of Africa Annette Weber in Mogadishu.
The two sides discussed the situation in the region and the role of the European Union in the development of Somalia, the fight against Al-Shabaab, and the rebuilding of the army.
"Annette Weber has confirmed...
Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland oo xilka la wareegay + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo xilka ku wareejiyey Madaxweyne Ku-xigeenka cusub Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor.
Munaasabadda oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Puntland, waxaa ka qeybgalay Garsoorka Puntland, Golaha Wasiirada, Saraakiisha Amniga Madaxtooyada, Agaasimeyaasha Madaxtooyada, la taliyeyaal Madaxtooyo iyo marti...
Sawirro: Dibadbax ka dhan ah damaca Itoobiya oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Kumannaan Shacab Soomaaliyeed ah ayaa maanta Dibadbax ballaaran ka dhigay qeybo badan oo Koonfurta iyo Waqooyiga Muqdisho ah iyaga oo dareenkooda ku muujiyay sida ay uga soo horjeedaan damaca Itoobiya ay ku dooneyso badda Soomaaliyeed.
Dibadbaxayaasha oo cod dheer ku cabirayay dareenkooda ayaa socod ku maray qeybo badan oo caasimadda Muqdisho iyaga oo sitay boorar ay ku...
Sawirro: Madaxweyne Xasan oo Midowga Yurub kala hadlay xadgudubka Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowyga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo Annette Weber.
Madaxweynaha iyo Egeyga Midowga Yurub ayaa ka wada hadlay xaaladda gobolka iyo doorka Midowga Yurub ee dowlad-dhiska iyo horumarka Soomaaliya, iyagoo si gaar ah uga arrinsaday dagaalka ka dhanka ah argagixisa...
A massive protest erupts in Mogadishu against Ethiopia-Somaliland deal
MOGADISHU, Somalia - Thousands of people took to the streets in Somalia's capital, Mogadishu, on Thursday to protest against the sea access deal between Ethiopia and Somalia’s breakaway region of Somaliland.
The protesters gathered at the Eng. Yariisow Soccer Stadium in Mogadishu after marching through different streets.
Senior government officials including Interior Minister Ahmed Moalim Fiqi, members of Somalia’s both houses...
UN concerned about the fate of personnel traveling on helicopter seized in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The UN remains concerned about the fate of personnel traveling on one of its helicopters in Somalia that reportedly was seized on Wednesday by al-Shabaab militants, though no details were provided.
The helicopter was captured after it was forced to make an emergency landing in an area controlled by the armed group, according to international media reports.
“I...
UN chief holds phone call with President of the Federal Republic of Somalia
MOGADISHU, Somalia - The Secretary-General spoke today with His Excellency, Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, at his request.
He took note of Somalia’s concern regarding the Memorandum of Understanding between the Federal Democratic Republic of Ethiopia and “Somaliland” announced on 1 January.
He recalled that the Security Council has repeatedly affirmed its respect for the sovereignty,...
QM oo war kasoo saartay diyaaraddii u gacan gashay kooxda Al-Shabaab
NEW YORK (SMN) - Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay shilka diyaarad Helicopter ah oo u kireysneyd, isla markaana 'wadday daadgureyn caafimaad' taas oo ku dhacday deegaan ka tirsan Galmudug, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska UNSOM.
QM ayaa sheegtay inay waddo dadaallo looga jawaabayo shilkan, isla markaana ay 'ku howlan tahay ururinta macluumaad dhammeystiran' oo la xiriira shilka diyaaraddaas.
Diyaaraddan ayaa...
Daawo: Banaanbax ballaaran oo ka billowday magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Dibadbax ballaaran oo ay soo qaban qaabisay dowladda Soomaaliya, ayna ka qayb-galayaan shacabka Soomaaliyeed ayaa haatan ka billowday magaalada Muqdisho.
Dibadbaxan oo ay ka qayb-galayaan kumanaan shacab ah ayaa waxaa looga soo horjeedaa damaca dowladda Itoobiya ee ku aadan baddeenna Soomaaliya.
Wariyeyaasha Shabelle oo ku sugan goobta dibadbaxa ayaa soo sheegaya inuu goordhow ka billowday isgoyska KM4 oo...
Mahad Wehliye “DFS waa inay baarto diyaaradaha ku dhaca goobaha AS”
MUQDISHO (SMN) - Mahad Wehliye Raan oo ah falanqeeye amni ayaa ka hadlay diyaaradaha mar kasta ku dhaca deegaanada ay ka taliyaan Al-Shabaab, kadib wareysi uu siiyay Idaacadda Shabelle.
Mahad ayaa tuhun weyn ka muujiyay diyaaradahaasi, isaga oo sheegay inay suuragal tahay in saanad iyo sahay u sidaan kooxda Al-Shabaab, sida uu hadalka u dhigay.
Sidoo kale wuxuu farriin u diray...










