New Finland ambassador presents his credential to Somali president
MOGADISHU - The President of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmajo, at a ceremony held at the State House, received the credentials of the newly appointed Ambassador of Finland to Somalia, Pirkka Tapiola.
The Ambassador of Finland, Mr. Tapiola, conveyed a message of greetings from the President of the Republic of Finland, Mr. Sauli Niinisto, and thanked the Government and people...
AU Peace and Security Council delegation on a working visit to Somalia
MOGADISHU - Officials of the African Union Peace and Security Council (AU-PSC) are in Somalia on a three-day working visit, during which they will meet senior officials of the Federal Government of Somalia, civil society groups and representatives of international partners.
The delegation arrived on Monday, led by the Ambassador of Egypt to Ethiopia and Permanent Representative to the...
Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Finland
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka, waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee ay Jamhuuriyadda Finland u soo magacawday Soomaaliya Mudane Pirkka Tapiola.
Danjiraha Dowladda Finland Mudane Tapiola ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda la wadaagay dhambaal iyo salaan uu uga siday dhiggiisa Jamhuuriyadda Finland Mudane Sauli Niinisto, waxa...
Iska hor imaad khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Guriceel
GURICEEL (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay iska hor imaad khasaare geystay oo barqanimadii maanta ka dhacay gudaha degmada Guriceel oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.
Is-raaseynta ayaa waxa ay ka dhalatay kaarar raashin ah oo loo qeybinayey dad shacab ah, kadib markii ay isku qabteen ciidamadii ilaalada ka haayey...
Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay safiiro ka socda Midowga Afrika + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay Safiirrada 15-ka dal ee xubnaha ka ah Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika oo uu hoggaaminayay Ambassador Maxamed Cumar Gad oo ah safiirka Masar u fadhiya Itoobiya.
Waxa ay ka wada-hadleen howlaha howlgalka Ciidammada nabad ilaalinta AMISOM ee Somalia iyo mustaqbalkooda kadib 2021 iyo sidoo kale xoojinta Iskaashiga...
Ciidamada DF Soomaaliya oo deegaano horleh kala wareegay Al-Shabaab
GARBAHAAREY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda Soomaaliya ay la wareegeen deegaano hoostaga magaalada Garbahaarey oo dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen xoogaga Al-Shabaab.
Ciidamada Xoogga dalka ayaa lagu soo warramayaa inay howl-gal qorsheysan kula wareegeen tuulada Barwaaqo iyo deegaano kale oo hoostaga degmadaasi.
Saraakiisha hoggaamineysa howl-galladaasi ka dhanka ah Al-Shabaab...
SNA seizes control of key villages from Al-Shabaab
MOGADISHU - Somali forces have taken control of areas under the control of Garbaharey town which has been under Al-Shabaab control for the past few years.
The Somali National Army (SNA) has reportedly taken control of Barwaqo village and other areas under the district.
Officials leading the operation against al-Shabaab have announced they will continue their operations there until they liberate...