Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka hor jeediyey Baarlamaanka, waxaanu si adag uga hadlay faragelinta gurracan ee ay Itoobiya ku hayso arrimaha gudaha dalka, ka dib heshiiskii afgaradka oo ay dhawaan la yeesheen Somaliland.
Madaxweynaha ayaa yiri: “Wixii dhacay 1-dii Janaayo waxa ay jebinayaan shuruucda iyo xeerarka caalamiga ah, mana noqon karaan kuwoo...
Akhriso: Qaraarka DF Soomaaliya ee ku aadan xadgudubka Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuummadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya shirkiisa aan caadiga ahayn ee lambar: SHGW058.01.2024 ee qabsoomay 02 Janaayo 2024, uuna shir guddominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda JFS waxay soo saareen qaraar ku saabsan xadgudubka Dowladda Itoobiya ee gobonnimada iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.
MARKII AY ARKEEN:
Qodobka 1and faqradihiisa 1 iyo 2 ee Dastuurka JFS ee dhigaya in Soornaaliya tahay...
Dowadda Soomaaliya oo u yeertay Safiirkeeda Itoobiya [Go’aan culus]
MUQDISHO, Soomaaliya - Golaha Wasiirada ayaa maanta war-murtiyeed ka soo saaray heshiiskii ay Somaliland la gashay Itoobiya, waxayna ku tilmaameen mid “faragelin ku ah” arrimaha gudaha ee dalka.
Dowladda oo ka jawaabaysa go’aankaas ayaa la tashi ugu yeertay Safiirka Dalka Soomaalya u fadhiya Itoobiya.
Dowladda ayaa sidoo kale sheegtay in tallaabada ay qaaday Itoobiya ay tahay mid xadgudub ku ah...
Somalia recalls ambassador, says Ethiopia-Somaliland port deal null
MOGADISHU, Somalia - Somalia’s cabinet has said that a pact its breakaway region of Somaliland had signed with Ethiopia allowing it to use the Red Sea port of Berbera was null and void, adding that it endangered the region’s stability.
Somalia also recalled its ambassador to Ethiopia on Tuesday for deliberations over the Somaliland port agreement.
Landlocked Ethiopia relies on neighbouring Djibouti...
Al-Shabaab fighters surrender to Somali government
MOGADISHU, Somalia - Two Al Shabaab fighters have surrendered to the government forces of Somalia in the Bakool region as the war on the group enters its second phase.
Mohamed Ibrahim, 22, and Aden Isak, 21, defected from Al-Shabaab after making contacts before surrendering to Somalia's National Intelligence and Security Agency .
They will be taken for rehabilitation at a rehab center...
Somali leaders hold emergency meet on Ethiopia, Somaliland port deal
MOGADISHU, Somalia – Somalia’s cabinet will hold an emergency meeting on Tuesday to discuss a pact Ethiopia signed with the breakaway region of Somaliland, allowing the former to use the Red Sea port of Berbera, the Somali state news agency said.
Landlocked Ethiopia relies on neighbouring Djibouti for most of its maritime trade.
Monday’s agreement, signed in Addis Ababa by Ethiopian...
Maxkamadda Ciidamada oo xabsi daa’in ku xukuntay nin lagu helay Shabaabnimo
MUQDISHO (SMN) - Ibraahim Cusmaan Macalin Abiikar ayaa loo soo xiray ka mid ahaanshaha Al-Shabaab, isagoo u qaabilsanaa Qeybta Qaraxyada iyo kala gudbinta Agabyada ay u baahanyihiin isagoo isticmaali jiray Mooto Fekon.
Waxaa deeganka Dugaandug ugu yimid Daahir oo isna ka mid ahaa Maleeshiyada una sheegay in uu wado qarax ayna rabaan in uu geeyo magaalada Baydhabo, Bartilmaameedkuna uu yahay...
Muxuu Farmaajo ka yiri heshiiska badda ee Somaliland iyo Itoobiya?
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay heshiiska badda ee ay Somaliland la gashay dowladda Itoobiya.
Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in heshiiskaas uu baal-marsan yahay shuruucda u dagsan dalka, xeerarka caalamiga ah iyo sidoo kale kan Ururka Midowga Afrika.
Halkan hoose ka Akhriso:-
Heshiiska damaca guracan ee Itoobiya ku dooonayso dhul iyo bad...
Taliyaha ciidamada Xoogga oo booqasho ku tegay deegaan laga xoreeyay Shabaab
JOWHAR (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, S/gaas Ibraahim Sheekh Muxuddiin Caddoow , ayaa kormeer dhiirri-gelin ah ugu tagay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca deegaanka ee ku sugan deegaanka Cadcaddey ee Gobolka Shabeellada Dhexe.
Taliyaha ayaa ugu horrayn warbixin ka dhagaystay saraakiisha hoggaaminaysa geesiyaasha xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Cad-caddeey ee gobolka shabeellada dhexe , wuxuuna taliyhu...
Sidee looga falceliyay heshiiska badda ee Somaliland iyo Itoobiya?
MUQDISHO (SMN) - Madaxdii hore ee dalka iyo inta badan siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay heshiiskii badda loogu saxiixay Itoobiya ee ay shalay Addis Ababa ku gaareen ra'iisul wasaare Abiy Axmed iyo madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi.
Dhammaam dadka ka hadlay heshiiskan ayaa kasoo horjeestay, waxayna Itoobiye ku eedeeyeen inay ku xagudubtay Soomaaliya.
Halkan hoose ka akhriso:-
Ra'iisul wasaare hore...


![Dowadda Soomaaliya oo u yeertay Safiirkeeda Itoobiya [Go’aan culus]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2023/12/golaha-wasiirada-2024-696x464.jpg)








