Muxuu Farmaajo ka yiri heshiiska badda ee Somaliland iyo Itoobiya?
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay heshiiska badda ee ay Somaliland la gashay dowladda Itoobiya.
Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in heshiiskaas uu baal-marsan yahay shuruucda u dagsan dalka, xeerarka caalamiga ah iyo sidoo kale kan Ururka Midowga Afrika.
Halkan hoose ka Akhriso:-
Heshiiska damaca guracan ee Itoobiya ku dooonayso dhul iyo bad...
Taliyaha ciidamada Xoogga oo booqasho ku tegay deegaan laga xoreeyay Shabaab
JOWHAR (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, S/gaas Ibraahim Sheekh Muxuddiin Caddoow , ayaa kormeer dhiirri-gelin ah ugu tagay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca deegaanka ee ku sugan deegaanka Cadcaddey ee Gobolka Shabeellada Dhexe.
Taliyaha ayaa ugu horrayn warbixin ka dhagaystay saraakiisha hoggaaminaysa geesiyaasha xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Cad-caddeey ee gobolka shabeellada dhexe , wuxuuna taliyhu...
Sidee looga falceliyay heshiiska badda ee Somaliland iyo Itoobiya?
MUQDISHO (SMN) - Madaxdii hore ee dalka iyo inta badan siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay heshiiskii badda loogu saxiixay Itoobiya ee ay shalay Addis Ababa ku gaareen ra'iisul wasaare Abiy Axmed iyo madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi.
Dhammaam dadka ka hadlay heshiiskan ayaa kasoo horjeestay, waxayna Itoobiye ku eedeeyeen inay ku xagudubtay Soomaaliya.
Halkan hoose ka akhriso:-
Ra'iisul wasaare hore...
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidamada dowladda + Sawirro
XUDUR (SMN) - Dowladdda Soomaaaliya ayaa sheegtay in laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen ciidamada Nabad-Sugidda ee ku sugan gobolka Bakool.
Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:-
Labo dhagar qabe oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka qeybtooda Gobolka Bakool.
Maxamed Ibraahim Maxamed Nuur oo Magaciisa afgarashada loogu yeero (Siid Cali) oo...
Golaha wasiirada oo shir deg-deg ah ka yeelanaya heshiiska S/LAND iyo Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa beri shir degdeg ah la isugu yeeray si go’aan looga soo saaro heshiiska la sheegay inuu maanta ku dhexmaray magaalada Addis Ababa dowlada Itoobiya iyo maamulka Somaliland.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa golaha Wasiirrada isugu yeeray shir looga hadlaya heshiiskaan maanta ay sida wada jirka u wada...
Somaliland oo siisay Itoobiya Dekad iyo saldhig Militeri
ADDIS ABABA - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Addis Ababa Maanta ku kala saxeexday heshiis “taarikhi ah” oo u gogol xaaraya in hamiga Itoobiya ee ku aaddan helida dekad ku taala badda cas iyo saldhig military.
Xafiiska RW Itoobiya ayaa loogu dhawaaqay Heshiiska kaasoo sidoo kale xoojinayaa iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha...
Somaliland allows Ethiopia to build a port and military base on its coastline
ADDIS ABABA - Prime Minister Abiy Ahmed and the President of Somaliland Muse Bihe Abdi have signed a historic Memorandum of Understanding in Addis Ababa.
The Memorandum of Understanding shall pave the way to realize the aspiration of Ethiopia to secure access to the sea and diversify its access to seaports.
It also strengthens their security, economic and political partnership. Furthermore, the...
Deni oo war kasoo saaray dhaarinta xildhibaanada cusub ee Puntland
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u hambalyeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka 6-aad ee Puntland oo maanta la dhaariyey iyo Guddoonka Ku meel gaarka ah ee ay iska dhex doorteen.
“Waxaan u hambalayeeynayaa Xildhibaanada Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland oo maanta la dhaariyey iyo Guddoonka Ku meel gaarka ah ee ay doorteen, Allaah Waxaan uga baryayaa in uu...
Puntland’s New Parliament Sworn in amid dispute over the list
GAROWE, Somalia - The newly picked 66 members of the Puntland parliament were sworn in on the holy Qur'an on Monday at the House's HQs in the state capital, Garowe.
The vetting and conflict resolution committee members split over the list which includes 17 seats from the SSC-Khatumo state amid a previous boycott to be part of the Puntland polls.
The...
Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Puntland oo doortay guddoon + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Maxkamadda sare eePuntland ayaa si rasmi ah u dhaarisay 58 mudane oo ka mid ah 66 Xildhibaan ee Golaha Wakiillada.
Dhaarta Dastuuriga ah:
" Waxaan ku dhaaranayaa magaca Illaahay, inaan ku dhaqmo diinta Islaamka, dastuurka dalka Puntland iyo qawaaniintiisa dhawro, xilka la ii dhiibay daacadnimo u guto, dalka iyo dadkiisana Lillaahi ugu adeego."
Xildhibaannada cusub ayaa dhaarta kadib waxay...











