Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

At least 80 al-Shabaab members killed in military operation in Somalia

MOGADISHU, Somalia - At least 80 al-Shabaab terrorists were killed in military operations by the Somali National Army in the province of Mudug, a senior army commander said Tuesday.   The Somali-based al-Qaeda-affiliated terrorists were killed in the last 24 hours in the operation in a forest near the town of Caad, according to Brig. Gen. Dayah Abdi Abdulle. He said the...

Tiro hoobiyeyaal oo saaka ku dhacay degmada Boondheere + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyeyaal ah oo saaka lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.   Mid kamid ah hoobiyeyaasha ayaa saaka aroortii hore ku dhacay guri ku yaalla xaafadda Sheekh Yuusuf Alkawnayn, waxaana ka dhashay khasaare naf iyo maalba leh. Qaar kamid ah dadka deegaanka oo aan la...

Xaalad adag oo ka taagan degmada Baardheere iyo Wararkii ugu dambeeyay

BAARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in haatan xaalad nololeed oo adag ay ka taagan tahay degmada Baardheere ee gobolkaasi oo kamid ah meelaha ay ku dhufteen fatahaadaha iyo daadadka Elnino.   Axmed Isaaq Xuseen oo kamid ah guddiga horumarinta degmada Baardheere ayaa Idaacadda Shabelle uga warramay xaaladaha ka jira halkasi, isaga oo tilmaamay in shacabka...

Olole nadaafadeed oo xalay laga sameeyay degmada Yaaqshiid + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Maamulka Degmada Yaaqshiid iyo Agaasimka Guud ee Nadaafada iyo Bilic soo celinta Gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah caawa olale Nadafadeed ka sameeyay Isgoyska Fagax illaa iyo ceel tuba-weyne ee Magaalada Muqdisho.   Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Suleymaan Fargax ayaa ugu baaqay ganacsatada ku ganacsata hareeraha laamiga in ay ilaaliyaan Nadaafada iyo Bilicda, isla markaana lala xisaabtami doonno ciddii...

Guddoomiye Maxamuud Macallin oo shir ka daah-furay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallim ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daah-furay shirka Banbaxa iyo Dib u eegista Howlaha SoDMA kaas oo socon doono muddo Saddex cisho ah.   U jeedka banbaxa ayaa ah gorfeynta howlihii SoDMA u qabsoomay sanadkaan sii dhammanaya ee 2023, in la helo qorsho siyaasadeed oo shaqada hay’adda lagu dardargalinayo, daadajinta shaqada...

Doon Kalluumeysi oo lagu afduubay xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Burcadbadeeda Soomaalida ayaa la rumeysan yahay inay ka danbeeyeen weerarkii afraad ee lagu qaado markabka muddo bil gudaheed ah.   Hay’adaha ammaanka ayaa xaqiijinaya warar ka soo baxay dabayaaqadii todobaadkan oo ahaa in dooni kaluumaysi oo laga leeyahay dalka Yemen la afduubtay,taas oo markii u dambaysay lagu arkay biyaha Soomaaliya. Ururka Ganacsiga badaha ee UK (UKMTO) ayaa soo saaray...

DF Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu laayay 80 ka tirsanaa Al-Shabaab

GAALKACYO (SMN) - Taliyaha ciidanka Dhulka Xoogga dalka General Dayax Cabdi Cabdulle oo Warbaahinta ayaa ka warbixiyay xogta rasmiga ah ee dagaal dhawaan ka dhacay magaalada Caad ee koonfurta gobolka Mudug.   Taliyaha ayaa xaqiijiyey in Ciidanka Qaranka oo weerar ku qaaday fariismo ay Al-Shabaab ku lahaayeen aagga Caad, halkaas oo Khasaaro baaxad leh lagu gaarsiiyay kooxda. Waxaa sidoo kale deegaanka Jeex-Jeex...

Xog ku saabsan kulan Muqdisho ku dhex-maray Xasan Sheekh iyo Mucaaradka

MUQDISHO (SMN) - Shir saacaddo badan qaatay oo shalay galinkii dambe Muqdisho ku dhexmaray Madaxweynaha Dawladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Siyaasiyiin horey xilal sare uga soo qabtay Dawladda ayaan wali is faham buuxa laga gaarin qodobada ugu muhiimsan ee wax ka badalka dastuurka.   Xubnaha mucaaradka ee kulanka ka qayb galay ayaa kala ahaa Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed, Raisul...

Ra’iisul wasaare Xamza oo xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan

MUQDISHO.(SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku bogaadiyey kaalinta muuqata ee ay qurba joogtu ku leeyihiin dalalka ay ku nool yihiin gaar ahaan doorka firfircoon ee haweenka. Sidoo kale wuxuu intaa ku daray in haweenka...

Al-Shabaab suspect nabbed in Mogadishu after failed grenade attack

MOGADISHU, Somalia - The police in the Somali capital, Mogadishu have successfully captured a suspected Al-Shabaab operative after tossing a grenade at a house last night.   The young man attacked the residence of Liban Madaxweyne, a senior Somali military commander in the Hodon district during the evening. However, his bomb did not explode. He was apprehended while trying to escape from...

WARAR KALE

Somalia Participates in Arab League Ministerial Meetings in Jordan

AMMAN, Jordan, June 25, 2026 — Somalia took part in high-level Arab League meetings in Jordan on Thursday, as regional officials gathered to discuss...

EU Imposes New Visa Restrictions on Somali Citizens

BRUSSELS, June 25, 2026 — The European Union has temporarily tightened visa rules for Somali citizens, citing insufficient cooperation from Somalia in the readmission of...

Midowga Yurub oo Xayiraado Cusub oo Dhanka Fiisaha ah ku Soo Rogay Muwaadiniinta Soomaaliyeed

Brussels – Ururka Midowga Yurub ayaa si ku-meel-gaar ah u xaddiday bixinta fiisaha dal ku-galka ah ee la siin jiray muwaadiniinta Soomaaliyeed. Go’aankan ayaa...