Nearly seven million people in Somalia need aid amid crisis in 2024: UN
MOGADISHU, Somalia -- Some 6.9 million people in Somalia will require humanitarian assistance in 2024, the UN humanitarian agency said on Thursday.
The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said the number is a reduction of 16 percent from 2022 and will target 5.1 million in 2024 for a total requirement of 1.7 billion U.S. dollars.
"Humanitarian assistance...
Somalia seeks global support to address forced displacement
GENEVA - Somalia is seeking global support to address forced displacement caused by multiple challenges, including a "prolonged conflict of climate change," the country’s commissioner for refugees and internally displaced persons (IDPs) said on Thursday.
"These challenges have forced millions of Somalis to flee their homes and seek refuge in neighboring countries and beyond," Safia Hassan Mohamed said at a...
Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Uganda + Ujeedka
KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qayb-galaya munaasabad maanta ka dha⁸caysa halkaasi, taas oo si rasmi ah loogu saxiixayo ka mid noqoshada Soomaaliya ee Dalladda Bulshada Bariga Afrika.
Sidoo kale madaxweynaha ayaa inta uu joogo Kampala kulamo duceedyo la yeelan...
Qariiradda Dalladdda EAC oo lagu soo daray tan Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Waxaa Isbadal lagu sameeyay qariiradda Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika kadib ku biiristii Soomaaliya waxaana lagu biiriyay qariiradda Soomaaliya.
Qariiradda ayaa markii hore aheyd sida hoose ka muuqato.
Kadib ku biirista Soomaaliya ee EAC ayaa qariiradda isku badashay sida hoose ka muuqato.
Soomaaliya ayaa 24-kii November 2023 ku biirtay Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
The United States released statement about Somalia’s debt relief
MOGADISHU, Somalia - The United States has greatly welcomed the success of Somalia's debt relief after being exempted from $4.5 billion and described it as an important step in the recovery of the country that has been in conflict and disorder for more than 30 years.
The cooperation between the governments of Somalia and the United States has played a crucial...
DF oo doonyo sida shixnado gargaar ah u dirtay Jubbaland iyo Puntland
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ayaa laba Doonyo oo sida shixnado gargaar ah u kala dirtay deegaanada dowlad-goboledyada Puntland iyo Jubbaland.
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa galabtii doonyahaan ka sagootiyey dekedda Muqdisho
Gargaarkaan raashinka ah ayaa loo diray bulshada ku dhaqan deegaanada ay ka jirto xaalado bani’aadanimo oo adag, taas oo ka dhalatay daadad ka...
Mareykanka oo war kasoo saaray guusha laga gaaray deyn-cafinta Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa si wayn usoo dhawaysay guusha Soomaaliya ka gaartay deyn cafinta kadib markii laga dhaafay $4.5 bilyan oo dollar, waxayna ku tilmaantay tallaabo muhiim u ah dib usoo kabashada dalka oo in ka badan 30 sano colaad iyo nidaam darro kusoo jiray.
Iskaashiga dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa qeyb ka qaatay deynta-cafinta ay ku dhawaaqeen...
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gudaha u galay degmada Ruun-nirgood
RUUN-NIRGOOD (SMN) – Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada huwanta ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmada Ruun-nirgood ee gobolkaaasi, kadib markii ay isaga baxeen xubnaha Al-Shabaab.
Guddoomiyaha degmadaasi Macallin Muxyidiin Maxamuud oo warramay warbaabinta ayaa shaaca ka qaaday in wax dagaal uusan ka dhicin magaalada, isla-markaana ay gudaha galeen degmadaas oo noqoneyso degmadii...
Gaari ay leedahay shirkadda Hormuud oo lagu qarxiyay duleedka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 13/12/2023, abaaro 5tii galabnimo qarax weyn oo nuuca miinada dhulka lagu aaso ah lala eegtay gaari ay leedahay Shirkada Hormuud.
Inta la xaqiijiyey waxaa ku geeriyooday Axmed Cumar cabdulle oo ka tirsanaa Shaqalaha Shirkadda Hormuud oo xalay fiidkii u geeriyooday dhaawacii kasoo gaaray qaraxa.
Waxaa xusid mudan in sidan oo kale, qaraxyo lala...
Somalia’s president says his son didn’t flee fatal accident in Turkey and should return to court
UNITED NATIONS (AP) — Somalia’s president says his son didn’t flee Turkey after he was involved in a fatal highway crash in Istanbul, and adds that he has advised his son to go back and present himself to court, which has issued an arrest warrant.
President Hassan Sheikh Mohamud said in an interview with The Associated Press that his 40-year-old son,...











