Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

International partners call for calm and restraint in Puntland

Mogadishu, Somalia – International partners are concerned about the risk of higher tensions, including the current mobilization of forces, in Garowe.   The presence of these forces is intimidating civilians and has led to the closure of schools. There is no justification for violence or the threat of force. Grievances should be addressed peacefully and through dialogue. We call on all parties...

Somalia appeals for international assistance after flash floods

DOLOW, Somalia - The prime minister of Somalia Hamza Abdi Bare called on aid agencies and the Somali public at large to actively participate in the ongoing relief efforts in response to the Gedo region flood emergency amid an imminent humanitarian catastrophe.   Speaking in the wake of his assessment visit to Dolow District, where an El Nino-induced flash flood had...

Maxkamada Racfaanka oo u fariisanaysa dacwadda mas’uuliyiin loo haysto Musuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamada Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa saakay dhageysiga 2aad ka yeelaneysa dacwad Musuq-maasuq ah oo loo heysto saraakiil ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga dhaxe.   Guddoomiyaha Maxkamadda rafcaanka gobolka Banaadir, Saciid Cali Maxamed ayaa sheegay in maanta ay maxkamaddu u fariisan doonto dacwadda saddex eedeysane, kuwaas oo 8-dii bishan racfaan ka qaatay dacwadda ka dhanka ah. Guddoomiyaha ayaa ku...

Ciidamada Xasilinta oo howlgal ka sameeyay duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Xasilinta ayaa maalmihii u dambeeyay xoojiyay howlgallada lagu sugayo amniga oo ay ka wadaan gudaha iyo duleedka Muqdisho.   Ujeedada howlgalladan ayaa ah sidii looga hortagi lahaa khataraha dhinaca amniga ee la filan karo xili dowladd ay ku jirto  dagaal culus oo ka dhan ah Al-Shabaab. Cidamada sida gaarka ah ugu...

Dowladda Soomaaliya oo baaq culus u dirtay Beesha Caalamka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa sheegay in doomihii ay u direen gobolka Gedo ay wax badan ka tareen badbaadinta shacabka ay daadadka iyo fatahaaduhu saameeyeen.   Guddoomiyaha oo ka mi ah wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisulwasaraha XFS oo booqasho ku tagay Degmada Doolow ayaa intaa raaciyay in dhibaatada ugu daran ay...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo khudbad ka jeediyay shirka London

LONDON (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada London kaga qeyb galay shirweynaha cunno yarida oo looga hadlayay sidii loo sugi lahaa cuntada adduunka.   Shirkan oo wada qabteen Dawladda Soomaaliya iyo Ingiriisku waxaa isugu yimaadeen Dawlado, ururo caalami ah, saynisyahano, hay'ado iyo ganacsato si looga arrinsado dhibaatada cuntada adduunka. Raiisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed...

UK announces urgent support to Somali people facing worst flood crisis

LONDON, UK - The president of Somalia Hassan Sheikh on Monday co-hosted the Global Food Security Summit with UK PM Rishi Sunak in London.   In his keynote speech at the global food insecurity summit, he said Somalia is focusing on innovation and climate resilience as the country is facing currently a flood crisis. "The UK's commitment of £100M in aid is...

UK oo shaacisay $100 miliyan oo lagu hormarinayo kaabayaasha dhaqaalaha Somalia

LONDON (SMN)  - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Mudane Rishi Sunak ayaa soo bandhigay sida Soomaaliya ay mudnaanta u siinayso in mashaariicda gargaarka degdegga ah loo weeciyo dhanka horumarinta, si dadka Soomaaliyeed ay uga helaan faa’iido waarta.   Madaxweynaha ayaa ka hadlay caqabadaha kuu xeeran nolasha dadka Soomaaliyeed iyo dadaallada ay ku...

Ra’iisul wasaare Xamza oo kulamo ka wada gobolka Gedo + Sawirro

DOOLOW (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, maamulka Gobolka Gedo, maamullada degmooyinka iyo waxgaradka deegaanka ayaa soo bandhigay xaaladda dhabta ah ee guud ahaan degmooyinka gobolka.   Kulanka ayaa waxaa Ra’iisul Wasaaraha ku weheliyey Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaanno iyo Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiibooyinka. Halkan hoose...

Suspected Al-Shabaab members appear in Somali military court

MOGADISHU, Somalia - The Military Court today sat down to hear the terrorism-related cases against Al-Shabaab members for bombings in Mogadishu, the capital of Somalia.   Yuqow Aliyow Haji who was accused of being in charge of Al-Shabaab's Amniyat - group's most feared intelligence wing, was operating in Mogadishu and the road leading to Afgoye. Haji is said to be behind a...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...