At least 33 dead as ‘Exceptional’ floods hit towns in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The Shabelle River has flooded the towns in the Lower Shabelle region and has left a negative impact on the people and major agricultural land.
Pictures show farmland inundated by the waters, sending a wave of shock to the farmers who were preparing to harvest their crops. The country was hit by 4 years of droughts.
The Officials...
Puntland leader Deni says willing to engage with Somali President
GAROWE, Somalia - The President of Puntland, Said Abdullahi Deni said he is ready to meet with the President of Somalia, Hassan Sheikh to discuss the disputed issues.
The UN envoy for Somalia, Catriona Laing, who visited Garowe this week, noted that she was happy to hear from Deni that he is willing to sit down with President Hassan Sheikh.
“I...
Ciidamada ammaanka Guriceel oo gacanta kusoo dhigay nin dil ka gaystay degmada
GURICEEL (SMN) - Ciidamada ammaanka magaalada Guriceel oo kaashanaya maamulka degmadaas iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane dhawaan dil ka gaystay halkaasi.
Eedeysanaha oo lagu magacaabo Cabdisalaan Cali Axmed ayaa waxaa loo haystaa inuu dilay Marxuum Cabdullaahi Cali Hudey oo ka tirsana ciidanka Macawiisleyda deegaanka, sidoo kalena la dhashay taliyaha booliska degmada Curiceel.
Ninkan ayaa...
Sawirro: Wabiga Shabelle oo ku fatahay deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose
BUULO-MAREER (SMN) - Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii la soo dhaafay ku fatahay deegaannada Buula-mareer iyo Golweyn ee gobolka Shabeelaha hoose, waxaana sawiro halkaas laga soo qaaday muujinayaan saameynta fataahadda.
Waxaa la soo warinayaa in kannaalada biyaha Webiga gudbiya ay sababeen fataahadda, waxeyna saameyn xooggan ku yeesheen dalaggii Beeraha ee dhawaan la beeray.
Sidoo kale degmooyinka Afgooye, Awdheegle iyo deegaanka jannaale ayaa...
Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay Addis Ababa + Sawirro
ADDIS ABABA (SMN) - Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda federaaalka Soomaaliya Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa xarunta midowga Africa ee dalka Ethiopia kaga qayb gashay shirkii 8-aad ee arrimaha haweenka Africa, kaasoo ay kazoo qayb galeen Wasiirada haweenka Africa.
Shirkan ayaa looga arrinsaday dar-dar gelinta iyo horumarinta arrimaha haweenka Africa, la dagaaalanka sabool-nimada iyo jahliga.
Sidoo kale waxaa la isku...
Somali president chairs urgent cabinet session on flood crisis
MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh chaired the meeting of the Cabinet after returning from Saudi Arabia, where he attended the Saudi-Africa summit.
The extraordinary meeting discussed the impact of the ongoing floods caused by heavy rains in parts of the country, which claimed the lives of 33 people and thousands displaced.
PM Hamza Abdi Barre briefed the...
MW Xasan Sheekh oo guddoomiyay kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ku saabsanaa qiimeynta iyo gurmadka muwaadiniinta ku dhibaatoobay daadadka xooggan ee ku soo rogmay qeybo badan oo ka mid ah gobollada dalka.
Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre...
Somalia’s Historic Launch of Social Protection Systems is a Pathway to Poverty Alleviation and Empowerment, says Organised Labour
The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) applauds the official launch of Somalia’s social protection systems in an event held yesterday in Mogadishu and organised by the Federal Ministry of Labour and Social Affairs (MOLSA), in partnership with the World Bank, UNICEF and WFP, representing a remarkable achievement in operationalising the national comprehensive social protection policy.
Somalia’s organised labour fully...
Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah u dirtay degmada Doolow + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo ku howllan u gurmashada shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatada ka soo gaartay daadadka #elniño iyo fatahaadaha ay saameeyeen wabiyada ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cade waxa ay ka dirtay diyaarad sidda qaybaha kala duwan ee raashinka taas oo ku wajahan degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
Degmadaan waxa ay ka mid...
A suicide bombing strikes Military Academy in Somali capital
MOGADISHU, Somalia - A suicide bomb blast was reported in Mogadishu, the Somali capital on Monday morning after weeks of relative calm, thanks to the army operations.
A witness said a suicide bomber detonated an explosive device at Jaalle Siyaad Military Academy, in northern Mogadishu, at around 08:25 on November 13, during the rush hour.
There have been no immediate reports of...












