UN Releases 25 million USD To Respond To Flooding In Somalia
UNITED NATIONS — UN humanitarians said on Thursday that they released 25 million U.S. dollars to jumpstart relief from the once-in-a-century flooding in Somalia that has already affected nearly 1.2 million people.
The United Nations and its partners estimate that 1.6 million people could be affected by flooding in the current rainy season from October to December, with 1.5 million...
Maxkamadda racfaanka oo u fariisatay dacwadda mas’uuliin loo haysto musuq
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta u fariisatay dhageysiga dacwad musuq-maasuq ah oo loo haysto ma’suuliyiin ka tirsan dowladda.
Waxaa maxkamadda kasoo muuqday illaa 5 sarkaal oo ka tirsan hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda, kuwaas oo ay horay usoo xukuntay maxkamadda gobolka Banaadir, balse ay racfaan kasoo qaadatay xeer ilaalinta qaranka oo markii hore soo eedeysay...
Somali police to take over security of areas vacating by AU troops
MOGADISHU, Somalia - The Federal and regional police commanders held a meeting in Mogadishu, the Somali capital to discuss the security of the country ahead of ATMIS exit.
At the end of the three-day forum, the spokesperson of the Somali Police Force, Sadik Aden Doodishe said the participants talked about the general security of the country and how to ensure security...
SoDMA oo soo gabagabeysay tababar ku saabsan Sugnaanta Cuntada + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigenka Hay'adsa Maareynta Musiibooyinka XJFS Muddane Dr Ahmed Abdi Aadan ayaa soo xiray tababar ciwaankiisu yahay Tilmaamayaasha Sugnaanta Cuntadda iyo ( Food Security and Nutrition Indicators Training).
Tababarkan waxaa soo qaban qaabiyay waaxda u adkeysiga aafooyinka iyo xalalka waara ee Barakacayaasha ee Hay'dda gaar ahaan qaybta sugnaanta Cuntada iyo nafaqeynta IPC, waxaana taaba gelinayay hay'adaha...
Somalia sticks to its stance on Israel’s invasion of Gaza Strip
RIYADH, Saudi Arabia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud supported his Prime Minister's recent remarks on his government's position on the Israeli attack on Gaza.
In his speech at the Saudi-Africa summit that opened on Friday in Riyadh, Saudi Arabia, Mohamud called for an immediate ceasefire and the delivery of humanitarian aid to Gaza.
The President of Somalia has highlighted the...
Xamza oo war kasoo saaray amniga dalka iyo xaaladda soo korortay ee Roobabka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo xalay ka qayb galay munaasabad casho ah oo Taliyaha Ciidanka Boolisku u sameeyey ka qayb galayaashii shirka Amniga Qaranka gaar ahaan Booliska, ayuu ka sheegay in Xukuumadda ka go’antahay tayeynta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa soo dhaweeyey go’aanadii ka soo baxay shirka, isagoo tilmaamay in...
Duqa Muqdisho oo kormeeray goobaha ay biyaha dhigeen roobabka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer ku tagay goobaha ay biyo dhigeen roobabkii daadadka watay ee ka da’ay Magaalada Muqdisho, asigoona warbixin ka dhageystay Guddiga maareynta & xal u helida saameynta uu reebay Roobabkaasi.
Guddiga ayaa sheegay in inta badan goobihii ay biyo dhigeen roobabkii daadadka watay ee ka...
Dowladda Soomaaliya oo diyaarisay ciidamo amniga kala wareega ATMIS
MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ku aadan ammaanka dalka, kadib markii uu soo dhammaaday shir guud oo ay amniga ka yeesheen saraakiisha Booliska Soomaaliyeed.
Sadiiq Doodishe aya sheegay in dowladda dhexe ay diyaarineyso ciidamo boolis ah oo amniga la wareega marka ay ATMIS ka baxdo...
Somali president meets with Ethiopian PM in Saudi Arabia
RIYADH, Saudi Arabia - Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has conferred with President Ismail Omar Guelleh of Djibouti and President Hassan Sheikh Mohamed of Somalia on the sidelines of the Saudi-Africa Summit.
The PM wrote, “On the sidelines of the Saudi-Africa Summit I have conferred with my brothers President Ismail Omar Guelleh of Djibouti and President Hassan Sheikh Mohamed of...
Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galay madasha iskaashiga Sacuudiga iyo Afrika
RIYAAD (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka warbixiyey xaaladda dalka, fursadaha iskaashiga iyo mowqifka Soomaaliya ee ku aaddan garab-istaagga walaalaha Falastiin iyo joojinta duqeynta ka socota Qasa.
Madaxweynaha ayaa soo bandhigay sida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ula fal-galayaan gobolka iyo qaaradda iyadoo ay barbar socdaan...











