Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Gobolka Banaadir oo howlo biyo saaris ah ka sameeyay waddooyinka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Waaxda Nadaafada iyo soo  celinta Bilicda Muqdisho Mudane Maxamed Suudi ayaa sheegay in dowladda hoose ee Xamar ay dadaal xoogan ugu jirto maareynta iyo xal u helidda saameeynta biyaha roobabka ee xiray waddooyin kamid ah Muqdisho.   Agaasimaha Guud ayaa xusay in lagu guuleystay biyo dhaamin iyo nadaafad laga sameeyay warta Nambar afar,afisiyooni wadada 21-ka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay ra’iisul wasaaraha Itoobiya + Sawirro

RIYADH (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Sacuudiga ayaa maanta oo Jimco ah kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Mudane Abiy Axmed Cali.   Labada mas'uul ayaa waxa ay ka wada-hadleen xoojinta iskaashiga labada dowladood oo darisi ah. Madaxweynaha Sacuudiga kaga qayb gali doona Saddex shir oo kala ah 1- Shirka Jaamacada...

QM oo ka cabsi qabta inay fashilmaan guulihii laga gaaray dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Qaramada Midoobay ayaa wadahadalo kula jirta Soomaaliya iyo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) si loo xaqiijiyo in kala-guurka amniga lagu guuleysto, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay.   Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Afrika Martha Pobee, oo hogaamineysay wafdi ay Soomaaliya u dirtay toddobaadkan, ayaa sheegtay in hay’adaha caalamiga ah ay xaqiijin...

UN in talks to ensure successful security transition in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The United Nations is in talks with Somalia and the African Union Transition Mission to Somalia (ATMIS) to ensure a successful security transition is achieved, a UN official said.   UN Assistant Secretary-General for Africa Martha Pobee, who led a delegation to Somalia this week, said the world body will ensure the Somali security forces are able to...

Somali foreign minister meets with his Saudi counterpart

RIYADH, Saudi Arabia - Saudi Foreign Minister Prince Faisal bin Farhan held talks with his Somali counterpart, Abshir Omar Huruse, on Thursday.   They met on the sidelines of a preparatory meeting of Arab foreign ministers ahead of an Arab summit on the Israeli war on Gaza that is due to take place on Saturday in Riyadh. They reviewed the relationship between...

UN provides $25 million to help flood-hit Somalia

MOGADISHU -- The United Nations relief agency said Thursday it has released 25 million U.S. dollars to help Somalis affected by heavy rains and flooding across the country.   The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said the funds will support efforts to prevent loss of life, stem disease outbreaks, and address food insecurity. "While all possible preparatory measures...

Xasan Sheekh oo Sacuudiga kusoo bandhigaya mowqifka DF ee Falastiin

RIYADH (SMN) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabiya, halkaas oo uu kaga qeybgeli doono saddex shir oo 'intooda badan looga hadlayo xaaladda shacabka Falastiin.   Shirarkan ayaa kala ah; shirka Jaamacadda Carabta, shirka Ururka Iskaashiga Islaamka, iyo Shirka Sacuudiga iyo Afrika. Sida uu sheegay agaasimaha warfaafinta Villa Soomaaliya, Madaxweynaha ayaa maalmihii...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis cusub + Sawirro

RIYADH (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Abshir Cumar Haruuse ayaa Heshiis iskaashi ah la saxiixday dhigiisa Boqortooyada Sacuudiga Mudane H.E Faisal bin Farhan Al Saud.   Heshiiskaan ayaa ka dhacay caasimadda dalka Sucuudiga ee Riyadh, wuxuuna waddada u xaarayaa heshiiskan iskaashiga iyo wada shaqaynta labada dal iyo in hay’adaha labada dal si goonni goonni ah u galaan is fahanno...

Minister Khadija Makhuzumi Honored with Africa Sustainability Outliers Award for Advancing Environmental Sustainability in Somalia

Minister Khadija Makhuzumi, the driving force behind Somalia's environmental and climate change agenda, has been recognized with the prestigious Africa Sustainability Outliers (AOS) Award in Addis Ababa on Thursday.   This prestigious accolade celebrates her unparalleled dedication and relentless commitment to fostering a sustainable and just climate solutions for Somalia. Dr. Anyangwe Emmanuel Ngassa, Chair of the Nomination Committee, commended Minister Khadija's...

Somali president undergoes minor surgery in UAE, leaves for KSA

MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, on Thursday left for Riyadh, Saudi Arabia's capital, flying from Abu Dhabi in the United Arab Emirates.   The president is scheduled to attend the summit of the Arab League and the African Union which will open in Riyadh in the coming hours, according to multi-diplomatic sources. The latest reports say the...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...

Southwest State leader opens Somalia humanitarian forum in Baidoa

BAIDOA, Somalia — The leader of Somalia's South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Monday opened a national humanitarian forum bringing together federal...

Somali president arrives in Ethiopia for talks with PM Abiy

ADDIS ABABA, June 29 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Ethiopia's capital Addis Ababa on Sunday for a working visit expected to...