Golaha wasiirada oo mushaarkooda ku taageeray ciidamada Xoogga dalka
MUQDISHO (SMN) - Kulanka shirka golaha wasiirrada ee XJFS ayaa mushaarkooda waxay ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Al shabaab ee ka socda qabyo ka mid ah goboladda dalka,
shirka golaha wasiirrada ee toddobaadlaha oo uu guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa waxa ka soo baxay go’aamo muhiim ah waxaana bulshada Soomaaliyeed la wadaagay Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Maxamed Jimcaale.
Halkaan hoose...
UN calls for bringing Puntland back into NCC to overcome Somalia’s crisis
MOGADISHU, Somalia – Marking the recent United Nations Day, the world body’s top officials in Somalia reaffirmed its support for the Somali government and people as the country continues with its state- and peacebuilding efforts.
On the political front, the Secretary-General’s Special Representative for Somalia, Catriona Laing flagged issues surrounding the National Consultative Council (NCC), which brings together the leaders...
EU President Michel meets President of Somalia Hassan Sheikh
Brussels - Charles MICHEL, President of the European Council, met with Hassan Sheikh MOHAMUD, President of Somalia, on 25 October 2023 in Brussels.
Michel praised Mohamud's efforts in the fight against terrorism which he said are key to security and stability in Somalia after three decades of conflict that uprooted millions.
The two presidents discussed in their meeting the fight against...
General Sheegow Axmed oo maanta lagu maxkamadeynayo magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda ciidanka Qalabka sida ayaa lagu wadaa maanta in ay dhageysato kiiska General Sheegow Axmed Cali oo ah sarkaal ciidan oo ay dowladdu soo xirtay 19-kii Augusto ee sanadkan.
Sheegoow oo ah nin kasoo jeedaa Qowmiyadda Jareerweyne ayey dowladdu horey ugu eedeysay in uu falal amniga lidi ku ah gacmaha kula jiray balse qaabkii loo soo qabtay...
Sawirro: Sheekh Aadan Madoobe oo kulamo ka wada magaalada Washington
WASHINGTON (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Washington kula kulmay Guddiga Arrimaha Dibada Aqalka Golaha Wakiilada dalka Mareykanka.
Kulanka ayaa looga hadlay sidii ay xiriir iyo wadashaqeyn u yeelan lahaayeen Baarlamaanada Soomaaliya iyo Mareykanka, isla-markaana ay labada baarlamaan iska kaashadaan dhinacyada horumarka.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka warbixiyay...
DF oo shaacisay inay korortay tirada dhimashada hooyada iyo dhalaanka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda adag ee ay haatan wajahayaan hooyada iyo dhalaanka Soomaaliyeed.
Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in ay weli kordheyso tirada dhimashada hooyada uurka leh iyo ilmaha ka yar shanta sano, isaga oo ku tilmaamay in tiro argagax leh...
Sawirro: Gudddoomiye Yabooh oo xalay kormeer ku tegay Degmada Yaaqshiid
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax ayaa kormeer ay ugu kuur-galayeen Xaalada Amni ee Caasimadda Muqdisho ku tagay qeybo ka mid ah Degmada Yaaqshiid.
Kormeerkaan oo uu qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Mudane Suleymaan Maxamuud Maxamed iyo Saraakiisha Amniga...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxwaynaha Midowga Yurub
BRUSSELS (SMN) - Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Brussels kula kulmay Madaxwaynaha Golaha Midowga Yurub Mudane Charles Michel.
Labada Madaxweyne ayaa isla soo qaaday arrimo ay ka mid yihiin dadaallada ay Dowladda Soomaaliya ugu jirto ciribtirka Al-Shabaab.
Sidoo kale waxa ay isla soo qaadeen iskaashiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya ee dhinacyada amniga, geeddi-socodka dowlad-dhiska...
Somali president meets with top EU officials in Brussels
BRUSSELS, Belgium - Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with top EU officials in Brussels as he participated in the Global Gateway Forum kicked off on October 25.
"Very happy to receive President Hassan Sheikh one year after my visit to Somalia. Somalia is on the right track and further progress needs to be consolidated. A post-2024 security plan should be...
Cali Guudlaawe oo guddoomiyay shir ay yeesheen golaha wasiirada HirShabelle
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa shir gudoomiyay Kulanka Golaha Xukuumadda ee Hirshabeelle.
Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay Arrimaha amniga, Howlgalada Khawaarijta looga xoreynayo deegaanada Hirshabeelle, Hindise-Sharciyeedka xafiiska dhiirigelinta maalgashiga, Hanaanka xiriirka iyo isku-duwista deeqaha caalamiga ah, Geedi-socodka Goleyaasha deegaanka, ka doodista miisaaniyad sanadeedka...












