Xilliga ay dhaceyso doorashada guud ee hoggaanka Puntland oo la shaaciyay
GAROOWE (SMN) - Guddiga Doorashooyinka Puntland oo cuskanaya qaar ka mid ah qodobada dastuurka maamulkaas ayaa soo saaray go'aamo la xiriira doorashada Puntland oo bilihii la soo dhaafay ka taagnaa khilaaf u dhaxeeya xukuumadda madaxweyne Deni iyo rag mucaarad ah.
Guddiga oo soo saaray jadwalka doorashada ayaa sheegay in doorashada waqtigeeda laga dhigay 25-ka bisha labaad ee sanadka soo socda,...
Ciidamada Haramcad oo howlgallo culus ka sameeyay duleedka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa kordhiyay howlgallada culus ay ka wadaan magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda, kuwaas oo lagu xaqiijinayo amniga guud ee caasimadda.
Howlgalladan oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa si gaar ah u sameeyay ciidamada Haramcad ee Booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo isku fidiyay duleedka Muqdisho, illaa degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Saraakiisha howlgalka...
Maxamuud Macallin oo la kulmay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan u jeedkiisu yahay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya labada dalka gaar ahaan gargaarka bini’aadannimo la qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr Fei Shengchao.
Guddoomiyaha SoDMA ayaa uga mahad-celiyey dowladda Shiinaha kaalintooda wax-ku-oolka ah ee ay ka gaysanayaan wax ka qabashada mushkiladda abaaraha, fatahaadaha iyo guud ahaan musiibooyinka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay talisyada ciidanka Xoogga iyo AFRICOM
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho kulan kula qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon iyo Korneyl David J.Haskell oo ah Taliyaha Howlgalka Africom ee Soomaaliya.
Dowladda Maraykanka ayaa muujisay taageeradeeda ku aaddan dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab, iyagoo Madaxweynaha iyo Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ku ammaanay sida ay...
ATMIS police officers sharpen skills on explosive hazard movements in Somalia
MOGADISHU, Somalia -- The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said Monday its police officers have successfully wrapped up an explosive hazard and awareness training course in Baidoa, southwest Somalia, to ensure the safety and security of the people.
The ATMIS said the training featured practical demonstrations on convoy movement planning, countering complex attacks and improvised explosive device (IED)...
Two soldiers executed by firing squad in Somalia for civilian murder
BAIDOA, Somalia - on Monday morning, a firing squad executed two Somali soldiers in the southern town of Baidoa, the second such public execution in two days.
Geedow Mohamed Fidle known as Aburow and Ismail Abdullahi Abdirahman known as Dhagey breathed their last and faced the full brunt of justice for killing innocent civilians.
The execution took place in a public...
Somali army dislodges Al-Shabaab from town amid ground offensive
HUDUR, Somalia - SNA forces, along with Southwest regional troops have carried out planned operations in the past few hours in areas under Wajid district in Bakool region.
The allied forces clashed with Al-Shabaab militants in the El Boon settlement, which is approximately 40 km to the northwest of Wajid town, and both sides suffered losses.
The commander of the 60th...
Akhriso: Madaxweynaha maamulka Puntland oo magacaabis sameeyay
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland oo maanta wareegto soo saaray ayaa magacaabay maareeyaha iyo maareeye ku-xigeenka kastamka tuurdibi ee maamulkaasi.
Axmed Maxamed Xasan (Orshe) ayaa waxaa loo magacaabay Maareeyaha Kastamka Tuurdibi, halka Maareeye ku-xigeenka ku xgeena loo magacaabay Maxamed Cali Cabdulle.
Halkan hoose ka akhriso:-
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 45 ee 23-ka October,...
Laba askari oo maanta lagu toogtay magaalada Baydhabo + Sababta
BAYDHABO (SMN) - Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa maanta lagu toogtay laba askari oo horay dilal uga gaystay deegaanada Koonfur Galbeed..
Geedow Maxamed Fidle (Abuurow) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, ayaa lagu fuliyay Dil-toogasho taasoo ah Qisaasta Marxuum Mursal Cali Cabdi oo uu ku dilay Buur-hakaba.
Dilka ayaa ka dhashay rasaas oo uu Geedoow huwiyay gaari Caasi...
Authorities target bickering Al-Shabaab with more sanctions
MOGADISHU - Somalia and partners say leadership wrangles within the militant group offer an opportunity to annihilate the extremists. But it may take more than just targeting its leadership.
This week, the US government offered up to $5 million to anyone with information that could aid the arrest of Abukar Ali Adan, a leader in the Somali militant group Al Shabaab.
US Department...












