Daawo: Askari bam-gacmeed ku weeraray hooyo maqaayad ku leh Tarabuunka
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar uu askari ka tirsan ciidamada dowladda ku qaaday maqaayad ku taalla agagaarka isgoyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho.
Askariga ayaa la sheegay in bam-gacmeed uu ku weeraray hooyada iska leh maqaayaddaas oo lagu magacaabo Hooyo Cudbi, kadib markii uu muran soo kala dhex-galay.
Hooyada oo la hadashay Shabelle ayaa sheegtay in askarigan...
Ciidamada ATMIS oo madaafiic ku garaacay deegaano ay joogeen Shacab
DIINSOOR (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobilka Baay ayaa sheegaya in saaka ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah ATMIS ay madaafiic xoogan ku garaaceen deegaano ay joogaan dad shacab ah oo ku yaalla agagaarka degmada Diinsoor oo hoostagta gobolkaasi.
Dadka deegaanka ayaa mar qura kusoo baraarugay jugta madaafiicda oo ay ridayaan ciidamada ATMIS, kuwaasi oo ku dhacaya xaafado ay...
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka oo farriin u diray dadka Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Ibraahim Sheekh Muxyidiin Cadow oo magaalada Muqdisho kula hadlay warbaahinta ayaa farriin culus u diray guud ahaan dadka Soomaaliyeed, isaga oo soo bandhigay akoono gaar ah oo lagu taakuleyn doono ciidamada milatariga Soonaaliya.
Taliyaha ayaa sheegay in lacagtaas marka ay soo uruurto loo adeegsan in lagu garab istaago ciidamada Xoogga dalka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray dalka Mareykanka + Sawirro
WASHINGTON (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu Hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Washington ee Caasimadda dalka Mareykanka.
Guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dulles ee magalada Washington ku soo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Diblomaasiyiinta Safaarada Soomaaliya ee dalka Mareykanka.
Sheekh Aadan Madoobe ayaa inta uu ku sugan yahay...
Wiil yar oo kufsi iyo dil loogu gaystay waqooyiga magaalada Gaalkacyo
GAALKACYO (SMN) - Faahfaahino kala duwan ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, taas oo lagula kacay wiil oo 11 sano jir ah.
Falkan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu si gaar ah uga dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kadib markii lagu dilay wiilka yar oo lagu magacaabi jiray Cabdinaasir Yuusuf Jihaad.
Koox...
Ilhan Omar fears for family’s safety after barrage of threats over Israel criticism
WASHINGTON, USA - Ilhan Omar, a Muslim US representative, said she fears for her family’s safety after receiving an onslaught of threats for criticizing Israel’s treatment of Palestinians.
The Democratic congresswoman from Minnesota opened up in a statement about the increase in Islamophobic remarks and threats she has received, including threats directed at her family. NBC News first reported on...
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhismaha waddada Jamhuuriya + Sawirro
GAALKACYO (SMN) - Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo isku xira Isgoosyada Fagax iyo Xaawa Casir ee Degmada Kaaraan oo lagu dhisi doono iskutashiga dadweynaha Kaaraan iyo barnaamijka dalkaaga ku dhiso hal dollar.
Munaasabada dhagax dhiga dhismaha waddadan waxaa goob Joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka...
Ilhaan Cumar oo dil loogu hanjabay kadib markii ay dhaleeceysay Israel
WASHINGTON (SMN) - Ilhan Omar, oo katirsan baarlamaanka Mareykanka ayaa sheegtay in khatar amni ay soo wajahday noloshooda iyo midka qoyskeeda kadib markii ay cambaareysay weerarka Israel ee magaaladda Gaza.
Wareysi ay siisay NBC News ayay kusoo bandhigtay codad iyo fariimo loo soo diray, oo loogu hanjabayo Ilhan Omar in la dilayo, waxaana khatarta uga imaanaysaa Yahuuda Mareykanka ah iyo...
Turkish-trained elite forces raid Al-Shabaab bases in Somalia
MOGADISHU, Somalia - Somali forces from the Gorgor Commando, have conducted planned operations in areas of the Mudug region in the central Galmudug state of Somalia.
The operation was carried out in the rural areas located between the Shabelleow and Aad in the South of the Mudug region, which has been the scene of deadly clashes in the past.
The deputy...
Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay agoon ku sugan degmada Kaaraan
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta waxa ay gargaar iskugu jira qaybaha kala duwan ee raashinka ay gaarsiisay Xarunta Xanaanada Wiilasha Karaaan oo ay ku jiraan Boqolaal Caruur agoon ah taas oo ku taal degmada karaan
Xaruntaan oo iskugu jirta goob xanaano ah iyo goobo wax lagu baro caruurtaan agoonta ah ayaa maalmihii danbe waxa...












