Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Belgium-ka + Ujeedka

BRUSSELS (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka   Ujeedka madaxweynaha ayaa la xiriira ka qaybgalka shirka Ururka Midowga Yurub iyo wadamada soo koraya. Sidoo kale Madaxwaynaha ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeedin doona madasha oo socon doonta inta u dhexeysa 25-26 Oktoobar 2023. Waddamada Yurub ayaa kamid ah dalalka taageera...

Somalia Repatriates more than 100 Citizens from Libyan Prisons

MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia has repatriated more than a hundred Somali citizens who were suffering in Libya.   The repatriation of Somali citizens from Libya came in a collaboration between the government of Somalia and the International Organization for Migration (IOM). The Special Envoy for Children and Immigrant Rights, Maryan Yasin Haji Yusuf said that the government has made...

At least 4 killed in flash floods in Somalia

MOGADISHU -- Flash floods caused by heavy rains have killed at least four people in Somalia, said the United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) in its latest situation report.   Three people died in the Baidoa district, in southwest Somalia, and a 13-year-old girl drowned in a village in Galmudug state, the central part of the country,...

Waddadii burbursaneyd ee Via Liberia oo la dhisay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray dhismaha Waddada Laamiga Via Liberia ee Degmada Waaberi oo lagu dhisay isku tashiga Bulshada iyo Barnaamijka dalkaaga ku dhiso hal dollar.   Munaasabadda Xarigjarka waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka...

Death Threats and Corruption Taint Formation of Local Council in Jowhar District, Hirshabelle President Accused of Orchestrating Coercive Tactics

JOWHAR, Somalia - Jowhar district's long-awaited formation of a local council has taken a dark turn as death threats, intimidation, and allegations of corruption overshadow the process. These disturbing occurrences are believed to be spearheaded by Ali Gudlawe Hussein, the President of Hirshabelle State. The planned allocation of seats for major clans, including Jareer (Shiidle), Gaalje'el, and Hawadle, has...

Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda oo ku dagaalamay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya iska hor imaad hubeysan oo maanta ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda ku dhex-maray degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir.   Ciidamada wada dagaalamay ayaa ka kala tirsanaa Booliska iyo Nabad Sugidda, kuwaas oo isku rasaaseeyay isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho. Sida ay Shabelle u sheegeen dadka deegaanka ah khasaare kala duwan ayaa...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W ku xigeenka dalka?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka Golaha Sugidda Cunnada iyo isbeddelka cimillada ee heer Wasiir.   Shirkan oo ah midkii labaad ee ay yeeshaan Golaha Sugidda Cunnada iyo isbeddelka Cimilada ayaa looga hadlay sidii dalku u gaari lahaa isku filnaansho dhanka cunnada ah iyo sidii wax looga qaban lahaa isbeddelka oo saamayn...

Shirweynaha 5-aad ee Caafimaadka Soomaaliya oo ka furmay Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Shirka 5-aad ee Wadatashiga Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaraddaha Caafimaadka ee Dowlad Goboleedyada ayaa maata ka furmay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad goboleedka Galmudug.   Madashan Ballaaran oo socon doonta muddo labo cisho ah ayaa ah tii Shanaad (5) oo ay yeeshaan Wasaaraddaha Caafimaadka heer Federal iyo heer Dowlad Goboleed taas oo looga hadlayo horumarinta qeybta...

Puntland committee PEC issues election timetable amid standoff

GAROWE, Somalia - The Puntland Electoral Commission (PEC) last night issued a controversial election schedule, which states that the elections for the parliament and the president of Puntland will happen on the same day.   This committee made the election on the 25th of the second month of next year, which means that the election that was supposed to take place...

Somali president meets with US officials amid ongoing military offensive

DHUSAMAREB, Somalia - The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud received the U.S. Embassy Chargé d'Affaires A.I. Shane Dixon and Colonel David J. Haskell, the Joint Special Operations-Somalia Commander in his temporary office in Dhusamareb city.   They discussed the vital Somalia-U.S. security partnership amid the ongoing offensive aimed at eradicating Al-Shabaab, the Al-Qaeda's East Africa branch. According to Villa Somalia, the...

WARAR KALE

Somalia chairs meeting of African ambassadors in Cairo to strengthen continental cooperation

CAIRO — Somalia chaired the regular meeting of the Group of African Ambassadors in Cairo on Tuesday, with diplomats discussing ways to strengthen continental...

African Union, EU discuss support for Somalia security mission amid visa tensions

MOGADISHU — The head of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) held talks on Tuesday with senior European Union officials...

Ra’iisul wasaare Abiy oo ka hadlay xiriirka labada dal iyo madaxweynaha Soomaaliya

Addis Ababa  — Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa Isniintii shalay wadahadallo laba geesood ah la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si loo xoojiyo...