Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

DF oo shaacisay tirada iyo magacyada horjoogayaal laga dilay Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixin cusub kasoo saartay guulaha laga gaaray howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Galmudug iyo HirShabelle.   Warbixintan ayaa sidoo kale lagu shaaciyay jabka xoogan ee Al-Shabaab la gaarsiiyay iyo deegaanadii laga xoreeyay intaba. Halkan hooose ka akhriso:- Akhriso; Tirada, Magacyada iyo Xilalka, horjoogeyaasha Khawaarijta ah ee lagu dilay, lagu dhaawacay, inta isa soo dhiibtay...

Sawirro: Shir u dhexeeyo DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ka daah-furay Shirka madasha iskuwidda Arrimaha Bini’aadanimada oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA.   Shirkaan waxaa ka qeybgalay,Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane, Maxamuud Macallim Cabdulle, Wasiiradda Wasaaraddaha Gargaarka Dowladd Goboledyada Hirshabelle, Jubbaland, Galmudug, Koonfur Galbeed,Gobolka Banaadir iyo...

Ciidamo Macawiisley ah oo howlgallo culus ka bilaabay duleedka Afgooye

AFGOOYE (SMN) - Ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka ayaa lagu soo warramayaa inay maanta ka dhaqaaqeen magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, ayaga oo howlgallo ka bilaabay duleedka degmadaasi.   Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay gaareen deegaano horleh oo hoostaga magaalada Afgooye, halkaas oo ay horay ugu sugnaayeen xubnaha Al-Shabaab. Howlgalladan ayaa waxaa qayb ka ah, xildhibaano iyo siyaasiin kasoo jeeda...

Sidee looga falceliyay soo qabashada Sufyaan Sheekh Axmed (Taakeeye)?

MUQDISHO (SMN) - Taliye ku xigeenkii hore ee NISA, Ismaaciil Daahir oo wareysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay tallaabada dowladda Soomaaliya ay Kenya uga soo xirtay Sufyaan Sheekh Axmed (Taakeeye) oo loo haysto inuu taageerayay Al-Shabaab.   Ismaaciil Daahir ayaa dowladda ka dalbaday inay tallaabo ka qaado Sufyaan Taakeeye iyo ragga kale ee baahiya fikradaha xagjirka ah. Sidoo kale wuxuu intaasi...

A long-time Al-Shabaab recruiter surrenders to Somali army

KISMAYO, Somalia - A senior Al-Shabab commander surrendered to the Somali National Army (SNA) on Tuesday in the Lower Jubba region under the Jubaland state of Somalia.   According to Somalia's defense ministry, Mohamed Omar Mohamed, a long-time recruit of the Al-Qaeda-linked group, has safely defected to SNA forces in Bar Sanguni, about 50 kilometers north of Kismayo, the interim capital of...

Ra’iisul wasaare Xamza oo xarigga ka jaray waddada Taleex + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddada Taleex ee Degmada Hodan oo dib-u-dhis uu ku sameeyey Maamulka Gobolka Banaadir.   Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in dhismaha waddooyinka halbowlaha ah ay kor u qaadayaan, nabadda, ganacsiga iyo horumarka kala duwan caasimadda, waxa uuna ku bogaadiyey Maamulka Gobolka Banaadir sida ay...

AU, Somali troops deal a blow to Al-Shabaab as they retake key town

MOGADISHU, Somalia - The African Union forces along with Somali National Army soldiers and local Ma’awisely fighters drove out Al-Shabaab militants from a key base.   ATMIS said after days of intense ground combat backed by heavy weaponry, the allied forces captured Cali Fooldheere from Al-Shabaab in the latest victory of the current war. The Force Commander of ATMIS, Lt. Gen....

Al-Shabaab logisticians killed by their own bomb in Kenya-Somalia border

NAIROBI, Kenya - At least two al Shabaab logisticians were Tuesday killed when a bomb they were setting up exploded on them in the Amuma area, Garissa county.   Police said the two were placing the Improvised Explosive Device on the main supply route used by security agencies and other motorists when it exploded. Security teams that responded to the scene found...

Ciidanka ATMIS iyo kuwa Xoogga oo la wareegay deegaanka Cali Fooldheere

MAHADAAY (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada ATMIS ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada Burundi iyo kuwa Uganda oo kaashanaya ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ay la wareegeen deegaanka Cali Fooldheere ee gobolka Shabeelaha Dhexe halkaas oo ay maalmo kula dagaalamayeen xubanaha Shabaab.   ATMIS ayaa shaaca ka qaaday in la soo afjaray xubnihii Al-Shabaab ee ku...

Faahfaahino kasoo baxaya duqeymo ka dhacay gobolka Gedo

CEELWAAQ (SMN) - Wararka laga helayo goblka Gedo ayaa sheegaya in markale xalay ay diyaaradaha dagaalka Kenya duqeymo ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolkaaasi.   Duqeymaha ayaa saacadihii ugu dambeeyay ciidamada Kenya waxa ay ku garaaceen deegaano ay ka mid yihiin Khadiijo Xaaji, Faxfax-dhuun iyo Ceelcadde oo dhammaan hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Ilo deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in...

WARAR KALE

Somali Piracy Mounts a Costly 2026 Comeback in the Horn of Africa Amid Red...

Somali piracy has mounted a devastating 2026 comeback in the Horn of Africa, holding the Eureka tanker for a USD 10 million ransom amid...

Somalia flexes military muscles on independence day parade

Somalia celebrated its 66th independence anniversary in Mogadishu on Wednesday with a military parade showcasing the capabilities of its armed forces and land and air...

Somali Shops Hit by Anti-Foreign Unrest in South Africa

MOGADISHU, Somalia – Somali-owned shops lie in ruins, with shattered glass, empty shelves and overturned refrigerators following anti-foreigner protests across South Africa.   Protests escalated into...