Al-Shabaab logisticians killed by their own bomb in Kenya-Somalia border
NAIROBI, Kenya - At least two al Shabaab logisticians were Tuesday killed when a bomb they were setting up exploded on them in the Amuma area, Garissa county.
Police said the two were placing the Improvised Explosive Device on the main supply route used by security agencies and other motorists when it exploded.
Security teams that responded to the scene found...
Ciidanka ATMIS iyo kuwa Xoogga oo la wareegay deegaanka Cali Fooldheere
MAHADAAY (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada ATMIS ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada Burundi iyo kuwa Uganda oo kaashanaya ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ay la wareegeen deegaanka Cali Fooldheere ee gobolka Shabeelaha Dhexe halkaas oo ay maalmo kula dagaalamayeen xubanaha Shabaab.
ATMIS ayaa shaaca ka qaaday in la soo afjaray xubnihii Al-Shabaab ee ku...
Faahfaahino kasoo baxaya duqeymo ka dhacay gobolka Gedo
CEELWAAQ (SMN) - Wararka laga helayo goblka Gedo ayaa sheegaya in markale xalay ay diyaaradaha dagaalka Kenya duqeymo ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolkaaasi.
Duqeymaha ayaa saacadihii ugu dambeeyay ciidamada Kenya waxa ay ku garaaceen deegaano ay ka mid yihiin Khadiijo Xaaji, Faxfax-dhuun iyo Ceelcadde oo dhammaan hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Ilo deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in...
Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada XFS oo kulamo ka wada Qaahira
QAAHIRA (SMN) - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar si uu uga qeyb galo shirka wadatashiga ee horumarinta Shaqada hufan (Decent Work).
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah la qaatay Mudane Alexio Musindo Agaasimaha Xafiiska...
Somalia’s spy agency detains an academic over suspected links with Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia - The Intelligence Agency (NISA) said it has arrested Sufyaan Sheikh Ahmed, (Taakeeye) who was accused of spreading extremist ideas against the peace and stability of Somalia.
A press release from NISA said that Sufyaan Sheikh Ahmed, (Taakeeye) was also supporting the Al-Shabaab group which the government knows as the Khawarij group.
NISA said Sufyaan, a resident of Nairobi,...
The Minister of Finance attends key forum in Addis Ababa, Ethiopia
ADDIS ABABA, Ethiopia - The Minister of Finance, Bihi Iman Cige participated in the 18th meeting of the Ministers of Finance in the Horn of Africa which kicked off in Addis Ababa.
The ministers discussed economic development and cooperation in the financial fields with the implementation of plans for free trade across the borders of East African nations.
Somalia's participation is...
Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo guddoomiyay shir ka dhacay Baydhabo
BAYDHABO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Guddoomiyey kulan gaar ah oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Koonfur Galbeed.
Kulankan ayaa waxaa looga hadlay qaban-qaabada Shirka isku duwidda Arrimaha Bini'aadamnimada oo Berri ka furmaya Baydhabo iyo Ajandihiisa.
Sidoo kale waxaa kulankaan ayb ahaa Wasiirada Wasaaraddaha Gargaarka iyo Maareynta...
Hay’adda NISA oo gacanta ku soo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed (Taakeeye)
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed, oo waayihii dambe faafinayay afkaaro xagjirnimo ah oo liddi ku ah nabadda, xasiloonida iyo Dowladnimada Soomaaliya, sidoo kalana taageerayay Al-Shabaab.
Sufyaan oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo deganaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayay hay’adda NISA kasoo dejisay magaalada Muqdisho waxa ayna ku...
Sawirro: Wasiirka Maaliyadda XFS oo Addis Ababa uga qeybgalay shir caalami ah
ADDIS ABABA (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa ka qeybgalay furitaanka shirka 18-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa initiative). Shirkaan ayaa looga hadlay horumarinta iyo iskaashiga dhaqaalaha dalalka Geeska Afrika kaas oo uu ugu horeeyo fulinta qorshayaasha isku socodka ganacsiga gaar ka ee...
Qoyska nin NISA ku qabatay Muqdisho oo sheegay in wiilkooda la shirqoolay
MUQDISHO (SMN) - Qoraal ay soo dhigtay Baraha Bulshada gabar lagu magacaabo Dahabo Xaaji Ciise oo ay ilmo adeer yihiin Kamaal, waxay ku andacoonaysaa in ay jiraan ganacsato u adeegsata dhalinyarada Kenyanka ah gudbinta badeecooyinka sharci darrada ah dalalka kala duwan, iyadoo ka faa'idaysanaya aqoon la'aantooda.
Qoyska ayaa sheegay in Zakariya ay shirqooleen ganacsato waaweyn xili uu ku sugnaa dalka Shiinaha, waxaana...











