Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Duqeymaha diyaaradaha oo la sheegay inay hoos u dhigeen awooddii Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Aqoonyahan Isaaq Maxamed oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay howlgallada ay iska kaashanahaan ciidamada Soomaaliya iyo saaxibada caalamiga ah ee haatan ka socda koonfurta iyo bartamaha dalka.   Isaaq Maxamed ayaa shaaca ka qaaday in howlgallada socda iyo duqeymaha ay is kaabayaan, isla-markaana ay wax badan u dhimeen Al-Shabaab. Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in duqeymaha...

SoDMA oo digniin ka soo saartay khatarta Roobabka iyo Duufaanta El-nino

MUQDISHO (SMN) - Roobab mahiigaan ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ka da’aan dalkeenna si gaar ah goobaha laga cabsi qabo waxaa ka mid ah Wabiyada, Dhulka buuraleyda ah, kuwaas oo labadoodaba ka dhalan karaan fatahaado iyo daadad.   Hay’adda Maareynta masiibooyinka Qaran ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagtay fariin digniin ah oo ku aaddan in laga digtoonaado waxyeelada ka dhalan...

Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo kormeeray xarun ku taalla Xamarweyne

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada maamulka gobolka Banaadir mudane Cabdicasiis Cismaan iyo Aggaasimaha Waaxda horumarinta ageegyada waxbarashada Gobolka Banaadir Maxamed Cabdi Cujub ayaa maanta kormeeray School-ka ummu Mu’miniin Caaisha ee degmada Xamar Weyne oo ah xarun lagu xanaaneeyo islamarkaana wax lagu baro 173-gabdhood...

Ethiopian troops in Diinsoor town fire mortars at Al-Shabaab bases

DINSOR, Somalia - The Ethiopian troops under the AU mission in Somalia are reportedly fired mortar shells towards Al-Shabaab-controlled areas in Bay region, south of the country.   The local residents in Dinsor town said they heard several explosions early in the morning during the mortar bombardment. The shelling came after Al-Shabaab attempted an attack. The terrified villagers came out of their houses...

IMF says Somalia is on track to reach major debt deal

MOGADISHU, Somalia - The International Monetary Fund has said Somalia’s authorities have done almost everything needed to secure an agreement to significantly cut the country’s foreign debt.   The government and the Central Bank of Somalia have spent several years negotiating with creditors to agree on a “completion point” under the Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) initiative. The IMF said if Somalia...

Jubaland says its forces averted Al-Shabaab IED attack near Kenya

DHOBLEY, Somalia - The Jubaland state security forces conducted an operation in the border city of Dhobley and foiled a mine explosion, according to local authorities.   The roadside bomb was said to have been buried along one of the most important streets in Dholeey district of Gedo region with the aim to target the regional or district officials. An officer in...

Somali military court sentences two Al-Shabaab militants to death

MOGADISHU, Somalia - The High Court of the Armed Forces of Somalia has on Saturday sentenced to death two men who are said to be members of the Al-Shabaab group after committing murders in the city of Galkayo, the capital of Mudug region.   The two men Anas Abduqadir Ali Mohamud known as Salman and Adan Mursal Mohamed Macalin also known...

Chinese embassy in Somalia holds Mid-Autumn Festival movie reception

MOGADISHU, Somalia - The Chinese Embassy in Somalia on Thursday held a reception in Mogadishu, the capital of Somalia, celebrating the Mid-Autumn Festival by showcasing a Chinese science fiction movie, "Wandering Earth II."   Senior officials from the Somali government, local students, representatives of the Somalia-China Friendship Association, and foreign missions in Mogadishu attended the reception and had the opportunity to...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo maanta lagu xukumay dil toogasho ah

MUQDISHO (SMN) - Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) iyo Aadan Mursal Maxamed Macalin (Iidoow) waxa ay ka mid ahaayeen Shabakad ka kooban Lix ruux oo dilalka gaadmada ah iyo qaraxyada ka fulisa bolka Mudug gaar ahaan Gaalkacyo.   Aadan Mursal Maxamed Macalin (iidoow) ayaa lagu soo eedeeyay dilka Marxuum Maxamed Jaamac Maxamed (Cagabiyood). Halka Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) oo ahaa horjoogihii...

Ciidamada Itoobiya oo madaafiic ku garaacay duleedka degmada Diinsoor

DIINSOOR (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidanka Itoobiya ay maanta madaafiic ku garaaceen duleedka degmada Diinsoor ee gobolkaasi.   Madaafiicda ayaa lagu soo warramayaa in lala bartilmaameedsaday deegaano ay ku sugan yihiin dagaalyahanada Al-Shabaab oo inta badan weeraro ku soo qaada degmadaasi. Ilo dadka deegaanka ayaa innoo sheegay inay maqlayeen dhawaqa madaafiicda, ayaga oo sheegay inay dareemeen...

WARAR KALE

US to end UN logistics support for AU mission in Somalia

MOGADISHU, Somalia — The United States plans to end support for the U.N. logistics mission in Somalia, citing Somalia’s failure to defeat al-Shabab and...

Somalia marks 66th Independence anniversary with celebration in South Sudan

JUBA, South Sudan – Somalia's embassy in South Sudan held a ceremony in Juba to commemorate the 66th anniversary of Somalia's independence and unification,...

Mareykanka oo taageerada AUSSOM u joojinaya fashilka dagaalka Al-Shabaab iyo horumar la’aanta amniga Soomaaliya

MUQDISHO - Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu wargelisay Midowga Afrika inay joojin doonto taageerada ay siiso Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...