Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Faah-faahino ka soo baxaya weerar ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar qorsheysan oo ay saaka rag hubeysan ku qaadeen fariisin ciidan oo ku taalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.   Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa innoo sheegay in weerarka loo adeegsaday bam-gacmeed lagu qaaday xarun ay ciidanka xasilinta ku leeyihiin halkaasi. Wararka ayaa sheegaya in wax khasaare ah uusan soo...

DF Soomaaliya oo loogu baaqay inay gargaar geyso deegaanadii la xoreeyay

MUQDISHO (SMN) - Shaafici Jaamac Cabdi oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaaladda adag ee ka jirta deegaanadii ugu dambeeyay ee laga saaray Al-Shabaab.   Waxa uu tilmaamay in shacabka ku dhaqan deegaanada la xoreeyay ay u baahan yihiin garab istaag iyo in la gaarsiiyo dowlanimada, si ay u helaan adeegyada aas aasiga ah ee ay u baahan yihiin. Sidoo...

UPDATE: At least five dead, 6 wounded in Mogadishu suicide blast

MOGADISHU, Somalia - The police in Mogadishu confirmed at least five are dead and six sustained wounds, some in critical condition after a suicide bomb attack in the capital on Friday.   The attack which was carried out by a suspected Al-Shabaab bomber struck Bar-Bulsho teashop in Sayidka junction, a few meters away from the nation's parliament compound. Civilians are among the dead...

Faah-faahin: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ah oo galabta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo dhaliyay dhimasho iyo dhaawac.   Qaraxa oo jugtiisa si xoogan looga maqlay inta badan caasimadda ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay agagaarka isgoyska Sayidka oo aad ugu dhow xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Dad goobjoogayaal ah ayaa...

Suicide bomber strikes restaurant near Somali parliament complex

MOGADISHU, Somalia - A deafening explosion was heard on Friday in the Somali capital, Mogadishu, shortly after the country's spy agency said it detained Al-Shabaab weapons smuggler.   The blast was carried out by a man wearing a suicide vest, who detonated himself at a restaurant near Sayidka junction, a heavily fortified green zone, where the parliament headquarters and presidential palace...

Alleged Al-Shabaab weapons and IEDs smuggler detained in Somalia

MOGADISHU, Somalia - A wanted Al-Shabaab weapons smuggler has been arrested in Somalia, months after the country's Intelligence seized a cache of explosives at a seaport.   NISA - the National Intelligence and Security Agency said in a statement that Sakaria Kamal Sufi Aba-Sheikh (Saki) is now in custody following months of search. It termed his capture as a major victory for...

Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo kulan deg-deg ah la yeeshay bulshada rayidka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu kulan deg-degg ah kula qaatay Xubno ka kooban qeybaha kala duwan ee Bulshada sida Culimada,Midowga Jamacadaha,Bankiyada ,Rugta Ganacsiga iyo masuuliyiin kale.   Xubnahan ayaa waxaa looga warbixiyey cabsi xoogan oo laga qabo in guud ahaan Wadanka ka da'o Roob xoogan maalmaha ina...

Mogadishu police raid a boarding school in a land grab attempt

MOGADISHU, Somalia - Police in Mogadishu under backlash following violent raid on a boarding school in the capital without a court order.   The founder of Hamar Boarding school Abdirahman Yusuf was seen being assulted and dragged on the ground by the police, according to a CCTV footage. The 70-year-old school owner suffered wounds in the police torture and he pleaded for...

NISA oo gacanta ku soo dhigtay nin Al-Shabaab hubka uga soo iibin jiray dibadda

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh (Saki) oo ahaa shaqsigii ugu muhiimsanaa ee Al-Shabaab uga soo iibin jiray dibadda hubka iyo waxyaabaha qaraxyada laga sameeyo ee lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed.   Sakariye Kamaal oo ah 28-Jir Soomaali ah, waxaa in muddo ah dabagal ku heysay Hay'adda Sirdoonka iyo...

US offers $5 million reward for info on Al-Shabaab’s deputy leader in Somalia

WASHINGTON, USA - The State Department on Thursday offered a reward of up to $5 million for information on Abukar Ali Adan, the deputy leader of the Somalia-based militant group, al-Shabaab.   “Up to $5 Million for Info on Abukar Ali Adan. Help us find this terrorist key leader. Help us stop this terrorist key leader,” the Rewards for Justice program said. "In...

WARAR KALE

US to end UN logistics support for AU mission in Somalia

MOGADISHU, Somalia — The United States plans to end support for the U.N. logistics mission in Somalia, citing Somalia’s failure to defeat al-Shabab and...

Somalia marks 66th Independence anniversary with celebration in South Sudan

JUBA, South Sudan – Somalia's embassy in South Sudan held a ceremony in Juba to commemorate the 66th anniversary of Somalia's independence and unification,...

Mareykanka oo taageerada AUSSOM u joojinaya fashilka dagaalka Al-Shabaab iyo horumar la’aanta amniga Soomaaliya

MUQDISHO - Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu wargelisay Midowga Afrika inay joojin doonto taageerada ay siiso Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...