Sawirro: Maxaa ka soo baxay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?
MUQDISHO (SMN) - Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyada oo lagu meel mariyey heshiisyo iyo is-afgarad ay dowladda Soomaaliya la gashay Sacuudiga iyo Koonfur Afrika.
Kulanka golaha ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira amniga dalka, canshuuraha, isku xirka...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun adag ku riday ragu helay Al-Shabaabnimo
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun kasoo saartay kiiska laba nin oo lagu helay kamid ahaanshiyaha Al-Shabaab.
Labada ruux ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Axmed Xasan Baariyow iyo Aadan Maxamed Qoslaaye, waxayna maxkamaddu sheegtay inay Al-Shabaab u qaabilsanaayeen magaalada Muqdisho.
Sidoo kale waxa maxkamaddu sheegtay inay ahaayeen Jawaasiis soo hubiyo howlaha la fulinayo ee dilalka iyo...
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhameystirka waddo ku taalla Kaxda
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhameystirka dhismaha wadda Laami ah oo dhaxmarta Degmada Kaxda, iyada oo dhagax dhigan ay goob joog ka ahaayeen Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasada Gobolka Banaadir.
Waddadan uu dhagax dhigay Duqa Magaalada Muqdisho Mudane...
Somaliland threatens to launch fresh offensive on LasAnod and Buhodle
HARGEISA, Somalia - Somaliland has not yet given up on Lasanod, whose army was ousted at gunpoint earlier this year after the local people rejected the dream of secession.
Somaliland's Ministry of Interior issued a statement announcing an invasion against Lasanood and Buhoodle under SSC-Khatumo. The threat raised the tension in the region.
The breakaway region in northern Somalia lost the...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub kasoo saaray dagaalka Al-Shabaab
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ku tilmaamay mid waafaqsan mabaadi’da shareecada Islaamka, lana mid ah dagaalkii lagu raadinayay xorriyadda dalka.
Madaxweynaha ayaa hadalkan u sheegay saraakiisha guutooyinka Gorgor ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, oo uu kula kulmay xarunta howlgalinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb.
Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay...
Xilidhibaan Marwa Cabdi oo la kulantay guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti
JABUUTI (SMN) - Xilidhibaan Marwa Cabdi Bashiir ayaa kulan la yeelatay guddoomiyaha baarlamaanka jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Dileeta Maxamed Dileeta,kulanka ayaa ahaa sida ay dowladda Soomaaliya u hanan laheed hoggaanka Madaxweynaha Midowga Baarlamaannada Adduunka oo lagu wado doorashadiisa sanadkaan la qabanayo.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadam Maxamed Nuur “Madoobe” ayaa u diray dhiggisa Dileeta Maxamed Dileeta codsi ah in lagu taageero...
Somalia ramps up its all-out war to defeat Al-Shabaab
DHUSAMAREB, Somalia - The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud, has returned to Dhusamareb, which was the command center of the war against Al-Shabaab, after spending a few days in Mahas and Adan Yabal in Middle Shabelle and Hiran regions.
The President met with the officers of the Gorgor Brigade of the SNA at Operation Center in Dhusamareb on Wednesday...
Somalia and Italy launch New fund to boost peace, stability in the country
MOGADISHU, Somalia - Somalia and Italy on Wednesday launched a new fund to help enhance peace and stability as part of efforts to foster unity and collaboration.
Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre said the fund, Towards Peace and Stability in Somalia (TPSS), is an initiative that aims to enhance the coordination and effectiveness of international assistance to Somalia.
"The establishment...
Ugaas Xasan Cabdi oo weerar culus ku qaaday madaxweyne Laftagareen
MUQDISHO (SMN) - Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Koonfur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo u warRamayey Shaballe ayaa Madaxweynaha maamulkaasi, Cabdicasiis Xasan Maxamed( Laftagareen) ku eedeeyay in uu ka gaabiyey labo arrimood oo muhiim u ah xiligan deegaanada Koonfur Gakbeed Soomaaliya.
Labadaasi arrimood waxaa ay kala yihiin dagaalka looga xoreynayo dalka Al-Shabaab iyo doorasho daah-furan oo ka dhacda Koonfur Galbeed.
Ugaas...
Ciidamada Danab iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay deegaano horleh
KISMAAYO (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ay howlgallo culus ka sameeyeen duleedka Kismaayo.
Howlgallada oo ahaan kuwa qorsheysan ayaa waxaa si gaar ah loogua beegsaday goobo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab oo dhaca galbeedka magaaladaasi.
Deegaanada ay la wareegeen...












