Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somaliland oo ku hanjabtay inay soo afjari doonto dagaalka ka socda Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa waxaa looga hadlay xiisadda dagaal ee magaalada Laascaanood, taas oo u dhexeyso ciidamada milatariga Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka ee SSC-Khaatumo.   Somaliland ayaa ku hanjabtay inay soo afjari doono dagaalka muddada dheer ka socda magaaladaasi, ayna ka saari doonto ciidamada huwanta ee ku sugan halkaasi. "Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxay qaadaysaa...

More than 30 Al-Shabaab members killed in operation – ministry

MOGADISHU, Somalia - Over 30 Al-Shabaab members were killed in a joint operation by the Somali government forces and their allied foreign partners in the Galgaduud region.   The operation was carried out in the areas of Dab Hagar, Dab Qurun, Oodaale, and Eel Sabah in the towns of Wabxo and Eelgaras, which are under Galmudug State. The combined forces destroyed explosives...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay saraakiisha ciidamada Gorgor

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Howlgalinta Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha guutooyinka Gorgor ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta.   Madaxweynaha oo ka hadlay muhiimadda dagaalka ciidanka xooga dalka iyo dadka Soomaaliyeed ay kula jiraan Khawaarijta uu u leeyahay jiritaanka dadka...

Sheekh Aadan Madoobe oo soo xiray kalfadhiga 3-aad ee Golaha Shacabka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 23-aad ee Golaha Shacabka.   Kulanka oo ajandihiisu ahaa ansixinta Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka Soomaaliya iyo hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa waxaa ogolaaday 134-Xildhibaan, waxaa diiday,1 Mudane, waxaa ka aamustay 6-Xildhibaan. Wasiiru Dowladaha Arrimaha Gudaha...

Somali police avert car bomb attack in the capital; 6 injured

MOGADISHU, Somalia - The security officials in Mogadishu said that they averted an attack used by a car filled with explosives and driven by an Al-Shabaab suicide bomber.   The car has exploded at a checkpoint in the city's northern Dayniile district, where the paramilitary police are manning a checkpoint to protect the capital from outside attacks. An official in the Dayniile...

Four Shabaab terror suspects killed in dusk raid, bomb-making materials recovered

GARISSA, Kenya - At least four al-Shabaab terror suspects were killed in a dusk raid on a hideout in the Harbole-Fafi area in Garissa County.   Multi-agency teams raided their hideout in an ambush and recovered Improvised Explosive Devices (IED) making materials, medicine, and other assorted items. Officials said the raid happened on September 12 evening and stopped a major planned terrorist...

China’s 45th naval fleet sets sail for escort mission in Gulf of Aden

The 45th fleet of the Chinese People's Liberation Army (PLA) Navy on Tuesday set sail from a military port in the coastal city of Qingdao, east China's Shandong Province, to take over an escort mission from the 44th naval fleet in the Gulf of Aden and the waters off Somalia.   The 45th fleet is composed mainly of naval troops and...

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in mar kale kale diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay maanta duqeyn horleh ka gaysteen gobolkaas aas, taas oo lagu beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab.   Duqeynta oo aheyd mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay ka dhacday inta u dhexeysa deegaanada Ceel-Garas iyo Ceel la helay oo ka wada tirsan...

Maamulka Dayniile oo faah-faahin ka bixiyay qarax ka dhacay degmadaasi

DAYNIILE (SMN) - Maamulka degmada Dayniile ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay qarax loo adeegsaday gaari oo saaka ka dhacay degmadaasi.   Guddoomiye ku xigeenka amniga ee degmada Dayniile, Cali Cabdi Faarax oo la hadlay Wariyeyaasha ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhacay koontarool ku yaalla agagaarka aargada Dayniile, isla-markaana ay ka hortageen ciidamada xasilinta caasimadda. Sidoo kale wuxuu...

Maxkamadda Ciidanka oo dil ku xukuntay nin horay u gaystay weerar qarax ah

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidanka qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay, Xamsa Jeylaani Cabdullaahi oo ka tirsanaa Al-Shabaab.   Xamsa ayaa horay u dilay taliyihii Ciidanka nabad sugidda deegaanka Buufoow bacaad ee gobolka Shabeellada hoose Xasan Cusmaan Cali, markii uu gaarigiisa u geliyay miino nooca gaadiidka lagu xiro ah. Ninkan oo ah 23 jir kana soo...

WARAR KALE

African Union Holds Emergency Meeting After US Moves to End Funding for Somalia Mission

ADDIS ABABA, July 3 – The African Union convened an emergency meeting on Friday to assess the future of its peace support mission in Somalia...

Midowga Africa oo Shir degdeg ah ka yeeshay go’aanka uu Mareykanku ku jaranayo dhaqaalaha...

ADDIS ABABA – Midowga Afrika ayaa maanta magaalada Addis Ababa ku qabtay shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen taliyeyaasha Militariga iyo Difaaca ee...

Burkina Faso, Mali and Niger Begin Formal Withdrawal From ICC

OUAGADOUGOU — Burkina Faso, Mali and Niger have formally launched the process of withdrawing from the International Criminal Court (ICC) after submitting official notifications...