Wariye ka tirsan Shabelle oo ku dhaawacmay weerarkii Laas-gacmey
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wariye Cabdi Ismaaciil oo Shabelle TV uga soo waramayey Gobolka Galgaduud ayaa kamid noqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii saaka ka dhacay Deegaanka Laas-gacmey.
Maamulka iyo Shaqaalaha Shabelle waxaa ay Suxufigooda u rajeynayaan in Alle uga booga dhayo dhaawaca soo gaaray isagoo ku jira waajibaadkiisa Shaqo.
Sidoo kale waxaan Alle ubaryeynaa in uu naxariistiisii jano ka waraabiyo intii kale...
Galmudug president escapes car bomb suicide attack; MPs hurt
MOGADISHU, Somalia - Al-Shabaab attacked a small town in central Somalia targeting a military base hosting the Galmudug state President, lawmakers, and other top officials.
A suicide bomber donated his explosives-laden vehicle at the gate of the base in Las-ga'amey near Ba'adweyne district in the south of Mudug region on Friday morning.
The SNA and Galmudug state forces fired at the speeding...
Wararkii ugu dambeeyay ee khasaaraha qarax lala beegsaday madaxda Galmudug
WISIL (SMN) - Baabuur uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday tuulada Laas Gacamey oo u dhaxaysa deegaaada Wisil iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug.
Dad ku sugan Wisil ayaa VOA u sheegay in qaraxa uu ahaa mid xoogan, islamarkana lagu weraray goob ay ku sugnaayeen madaxweynaha Galmudug, saraakiil ka tirsan qaybaha ciidamada, iyo xildhibano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya.
Weerarka ayaa...
R/W Xamza oo khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto jidkii horumarka iyo dib u soo kabashada, haatanna ay ummadda Soomaaliyeed go’aansadeen in ay iska dulqaadaan culeyska argagixisada Khawaarijta ah ee diidan nabadda iyo horumarka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa hadalkan ka sheegay mar uu xalay ka hadlayay Munaasabad lagu soo bandhiggayey...
Qarax lagu weeraray deegaan ay ku sugan yihiin Qoor Qoor iyo madax kale
DHUUSAMAREEB (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku billowday qarax is-miidaamin oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen Deegaanka Laas Gacamey ee gobolka Mudug
Weerarka ayaa waxaa lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen madaxweynaha Galmudug, xildhibaano iyo Senataro ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.
Wararka ayaa sheegaya in gaariga...
AU team ends a week-long visit to Somalia to assess the humanitarian situation
MOGADISHU, Somalia - A high-level delegation from the African Union Commission led by Ambassador Jainaba Jagne from the sub-committee on Refugees, Returnees, and Internally Displaced Persons (IDPs) has ended a week-long visit to Somalia to assess the humanitarian situation.
In solidarity with hundreds of residents displaced from their homes by the adverse effects of climate change, the delegation donated US $150,000...
Chinese embassy marks 74th founding anniversary of PRC in Somalia
MOGADISHU -- The Chinese Embassy in Somalia hosted a reception on Thursday to mark the upcoming 74th anniversary of the founding of the People's Republic of China (PRC).
In the capital, Mogadishu, Somali government officials, representatives from various walks of life in the East African country, and delegates from foreign diplomatic missions in Somalia participated in the celebration.
Speaker of the...
US-trained Danab troops push Al-Shabaab out of areas in Jubaland
KISMAYO, Somalia - The US-trained Danab commandos with the help of the Jubaland Darwish have carried out planned operations in several areas of the Lower Jubba region.
The joint forces targeted Al-Shabaab-held areas in the West of the city of Kismayo, the capital of the Lower Jubba region, which has witnessed increased operations in the past.
The troops captured Barjala, Dharkayn...
Madaxweyne Laftagareen oo wadahadal la yeeshay safiirka UK + Sawirro
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska ufadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis iyo wafdi uu Hoggaaminayey oo maanta Safar shaqo ku gaaray Magaalada Baydhabo.
Laftagareen iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay Amniga guud ee deegaanada Koonfur Galbeed iyo aageerida dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.
Sidoo kale waxaa kulankan lagu soo qaaday...
US voices concern about the welfare of all detainees captured in Lasanod war
MOGADISHU, Somalia - The US embassy in Mogadishu said that it is concerned about the living conditions of the prisoners who were captured by SSC-Khatumo and Somaliland during the war in the Sool region.
"We are still concerned about the welfare of all prisoners, and we continue to call for grievances and tensions to be resolved through peaceful dialogue," the...











