NISA reveals names and photos of Al-Shabaab leaders killed in Somalia
MOGADISHU, Somalia - NISA has released the names and photos of Al-Shabaab leaders who were killed in the latest operations by SNA soldiers with the support of foreign forces.
The National Intelligence and Security Agency said six of the commanders have been neutralized in a foiled Al-Shabaab attack on Awdheegle town, Lower Shabelle region.
The leaders killed in the operations...
At least 120 al-Shabab fighters killed in central Somalia operations
MOGADISHU, Somalia -- The Somali National Army (SNA), backed by local forces, killed 120 al-Shabab militants after conducting operations in Galmudug State, central Somalia, in the past two days, an official confirmed on Tuesday.
Abdirahman Yusuf Al-adala, deputy minister of information, culture, and tourism, told the Somali National News Agency that the forces carried out 17 operations against the terrorist...
Laftagareen oo lagu eedeeyay inuu diidan yahay doorasho ka dhacda K/ Galbeed
BAYDHABO (SMN) - Wasiirkii hore ee wasaaradda cadaaladda dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Maxamed Xuseen Joon oo wareysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay xaaladda Koonfur Galbeed, gaar ahaan doorashada iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Joon ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweyne Laftagareen, isaga ku eedeeyay inuu ka baxay heshiisyadii uu horay ula galay mucaaradka, wuxuuna tilmaamay in uusan...
NISA oo shaacisay magacyada saraakiil sar sare oo laga dilay Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay magacyada iyo Sawirada qaar ka mid ah saraakiisha Al-Shabaab ee lagu dilay hawlgalladii ugu dambeeyay oo ay fuliyeen ciidanka Qaranka, kuwa deegaanka iyo Saaxiibada Caalamka.
Sirdoonka Soomaaliya waxa uu si dhaw ula socday dhaq-dhaqaaqyada iyo xogta xubnaha sarsar ee hadda la dilay iyo kuwa kale ee wali...
Faah-faahin ku saabsan qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax saaka ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.
Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay bar-koontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamada amniga, gaar ahaan kuwa xasilinta caasimadda ee ku sugan duleedka...
ATMIS oo war ka soo saartay toogasho ka dhacday xerada Xalane
MUQDISHO (SMN) - Howlgalka midowga Afrika ee ATMIS ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray shaqaaqo maalin kahor ka dhacday halka laga galo xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada ATMIS ayaa dilay nin dhallinyaro ah oo ay sheegeen inuu doonayay in uu si xoog ah ku galo xerada Xalane.
Sidoo kale waxa ay sheegeen in uu toorrey ku weeraray askari la sheegay in...
Faah-faahino ka soo baxaya duqeyn mar kale ka dhacday gobolka Gedo
CEELWAAQ (SMN) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeyn markale diyaaradaha dagaalka Kenya ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolka Gedo.
Duqeymaha ayaa saacadihii ugu dambeeyay ciidamada Kenya waxa ay ku garaaceen aagga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Ilo deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in duqeymahaas ay saameyn ku yeesheen dadka deegaanka ee ku dhaqan goobaha la duqeeyay, kuwaas...
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo culus ka sameeyay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho.
Howlgalladan oo ahaa kuwa qorshaysan ayaa waxaa si gaar ah u sameeyay ciidamada xasilinta caasimada ee Boolisk Milataaro iyo kuwa Haramcad, kuwaas oo isku fidiyay xaafado ka tirsan degmada Warta Nabadda ee gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha maamulka degmadaas, Saynab Xaabsey oo...
Southwest State leader receives Federal ministers in Baidoa
BAIDOA, Somalia - The President of the Southwest state received at his office in Baidoa the Federal Ministers of Livestock and Agriculture, who are on a working visit to his regional state.
Abdulaziz Laftagareen held a meeting with the Minister of Agriculture Ahmed Madobe Nuunow, and the Minister of Livestock Hassan Hussein Mohamed Eeley, who hail from Southwest State and...
Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo wada-hadal la yeeshay safiirka Talyaaniga
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay safiirka jamguuriyada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mr. Alberto Vecchi, iyada oo kulankan ay goob joog ka ahaayeen Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka Gobolka Banaadir iyo taliyaha qeybta guud gobolka Banaadir ee ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Kulankan ayaa...











