Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Faah-faahin ku saabsan qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax saaka ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.   Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay bar-koontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamada amniga, gaar ahaan kuwa xasilinta caasimadda ee ku sugan duleedka...

ATMIS oo war ka soo saartay toogasho ka dhacday xerada Xalane

MUQDISHO (SMN) - Howlgalka midowga Afrika ee ATMIS ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray shaqaaqo maalin kahor ka dhacday halka laga galo xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.   Ciidamada ATMIS ayaa dilay nin dhallinyaro ah oo ay sheegeen inuu doonayay in uu si xoog ah ku galo xerada Xalane. Sidoo kale waxa ay sheegeen in uu toorrey ku weeraray askari la sheegay in...

Faah-faahino ka soo baxaya duqeyn mar kale ka dhacday gobolka Gedo

CEELWAAQ (SMN) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeyn markale diyaaradaha dagaalka Kenya ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolka Gedo.   Duqeymaha ayaa saacadihii ugu dambeeyay ciidamada Kenya waxa ay ku garaaceen aagga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Ilo deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in duqeymahaas ay saameyn ku yeesheen dadka deegaanka ee ku dhaqan goobaha la duqeeyay, kuwaas...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo culus ka sameeyay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho.   Howlgalladan oo ahaa kuwa qorshaysan ayaa waxaa si gaar ah u sameeyay ciidamada xasilinta caasimada ee Boolisk Milataaro iyo kuwa Haramcad, kuwaas oo isku fidiyay xaafado ka tirsan degmada Warta Nabadda ee gobolka Banaadir. Guddoomiyaha maamulka degmadaas, Saynab Xaabsey oo...

Southwest State leader receives Federal ministers in Baidoa

BAIDOA, Somalia - The President of the Southwest state received at his office in Baidoa the Federal Ministers of Livestock and Agriculture, who are on a working visit to his regional state.   Abdulaziz Laftagareen held a meeting with the Minister of Agriculture Ahmed Madobe Nuunow, and the Minister of Livestock Hassan Hussein Mohamed Eeley, who hail from Southwest State and...

Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo wada-hadal la yeeshay safiirka Talyaaniga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay safiirka jamguuriyada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mr. Alberto Vecchi, iyada oo kulankan ay goob joog ka ahaayeen Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka Gobolka Banaadir iyo taliyaha qeybta guud gobolka Banaadir ee ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.   Kulankan ayaa...

AU troops foiled an attempt to breach security protocols at Madina gate

Mogadishu – On Sunday, the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) foiled an attempt to breach security protocols at Madina gate in Mogadishu, Somalia. This is one of the gates that accesses the basecamp from the city centre. An unidentified man attempted to gain access into the basecamp which houses the African Union Transition Mission (ATMIS) and United Nations (UN)...

Madaxweyne Laftagareen oo qaabilay wasiiro ka socda DF Soomaaliya + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku Qaabilay Wasiirada Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha Xukuumada Faderaalka Soomaaliya oo Maanta Safar Shaqo kuso Gaaray Magaalada Baydhabo.   Madaxweyne Laftagareen ayaa Qaabilaada waxaa ku Wehlinayeen Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada iyo Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahan Duqa Magaalada. Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Ahmed...

SafeLane Global Ltd Engages in Grave Human and Labour Rights Violations, Declares FESTU

MOGADISHU, SOMALIA—The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) unequivocally condemns the abhorrent and egregious violations of human and labour rights perpetrated against migrant workers by SafeLane Global Ltd, a company operating at Mogadishu International Airport.   SafeLane Global Ltd has been adjudicated guilty by the Somali Ministry of Labour and Social Affairs' labour dispute resolution committee for exploitative practices and rights...

Tension brews in Sool region due to ‘significant’ Somaliland military build-up

LAS ANOD, Somalia - Las Anod gets back to the spotlight and once again Somaliland is accused of a military build-up in Sool which deepens the risk of an attack on the city.   In recent days, Somaliland has been deploying more troops to the front lines of the region with the aim of launching a counter-attack to recapture the Goojacade...

WARAR KALE

Somali diaspora celebrates 2026 Heritage Week in Canada’s Alberta province

EDMONTON, Canada — Somalia’s ambassador to the United States and Canada, Dahir Hassan Abdi, joined former ministers, prominent figures and members of the Somali...

Wasiirrada Amniga Gudaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Saxiixay Heshiis Is-afgarad ah

MUQDISHO - Wasiirrada Amniga Gudaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday Heshiis Is-afgarad lagu xoojinayo tababarrada Booliska iyo iskaashiga amniga   Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda...

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda JFS oo heshiisyo muhiim ah la saxiixatay hay’ado ku...

Istanbuul - Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa  si rasmi ah u saxiixay laba heshiis...