Dowladda Soomaaliya oo shaacisay khasaaraha howlgal ka dhacay Galgaduud
MUQDISHO (SMN) - War qoral ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal culus oo ay xalay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ka sameeyeen agagaarka deegaanka Ceel-La Helay ee gobolka Galgaduud.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalkaas oo ahaa mid qorsheysan lagu dilay saddex sarkaal oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo kala ah:-
Olol Cali Guuleed...
Somali, foreign forces kill senior Al-Shabaab commander, militants in raid
DHUSAMAREB, Somalia – A joint military operation by Somali government troops and their allied foreign partners killed a senior Al-Shabaab commander in the Galgadud region.
Olol Ali Guled, who served as a high-ranking Al-Shabaab official, and four other militants were killed in the covert raid that was conducted in Shubah village near El-Garas town.
Besides the murder of the top commander and...
Faah-faahinta weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Nuur Dugle
NUUR DUGLE (SMN) - Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay saaka weerar culus ku qaadeen deegaanka Nuur Dugle ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Weerarka oo ahaa mid xoogan ayaa ku billowday qaraxyo, waxaana kadib xigay dagaal toos ah, sida ay innoo sheegeen dadka deegaanka.
Sidoo kale saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa shaaca ka qaaday inay...
Somali army successfully avert major Al-Shabaab attack on base
MOGADISHU, Somalia - Early in the morning members of the Al-Shabaab group launched a complex attack against the Somali military base in the Nur Dugle area of the Middle Shabelel region.
The attack started with a car explosion, which the Al-Shabaab used to detonate at the gate in order to allow fighters on foot to enter the base camp, according...
Somalia shifts military tactics in fight against al-Shabab
MOGADISHU, Somalia - The Somali government says it plans to shift military tactics against al-Shabab amid increased resistance and threats coming from the militants, senior officials confirmed to VOA Somali.
The tactic gives local community fighters the lead role in the fight against al-Shabab with federal government forces playing a supportive role, said two senior government officials who did not...
Wararkii ugu dambeeyay khilaafka ka dhex-qarxay madaxda sare ee Galmuudg
DHUUSAMAREEB (SMN) - Dagaal siyaasadeed oo u dhaxeeyo madaxweynaha Galnmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo Cali Ciid ayaa qarxay kadib markii uu Ku xigeenku soo saaray digreeto uu xilka uga qaaday Wasiirka Arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Waayeel, hasa ahaatee uu madaxweynuhu buriyey tallaabadaasi, isaga oo ku sheegay mid baal-marsan awoodaha uu dastuurku siinayo madaxweyne ku xigeenka.
Cali Ciid ayaa...
Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul wasaare Xamza iyo Farmaajo?
DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynihii Hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Ra'iisul Wasaare Xamse iyo Madaxweynihii hore Farmaajo ayaa iska xog-wareystay xaaladda guud ee dalka iyo guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Sidoo kale wuxuu Ra'iisul Wasaaruhu...
Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab iyo ilaaladiisa oo duqeyn lagu dilay + Magaca
DHUUSAMAREEB (SMN) - Warar kala duwan ayaa waxaa laga helayaa howlgal dhanka cirka ah oo ay xalay ciidamada dowladda iyo saaxibada caalamiga ah ka sameeyeen qaybo ka mid ah gobolka Galgaduud, kaas oo lagu beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab.
Duqeyntan oo aheyd bartilmaameed ayaa ka dhacday tuulada Shabaax oo ku dhow deegaanka Ceelgaras, waxaana lagu dilay sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab...
As Govt ramps up anti-Al-Shabab war, Blast hits outside Somali capital
ELASHA BIYAHA, Somalia - An explosion was reported in Elasha Biyaha, about 17 kilometers west of the Somali capital, Mogadishu on Wednesday amid a stepped-up military operation against Al-Shabaab.
The blast from a landmine happened near a security checkpoint in the area, targeting paramilitary police in charge of the area security, according to an eyewitness, speaking to radio Shabelle by...
Faah-faahino ka soo baxaya qarax miino oo ka dhacay duleedka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qaybo kamid ah deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.
Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa in la dhigay meel u dhow goob ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa Boolis Milataaro ee ka howlgala halkaasi.
Ma cadda khasaaraha ka dhashay qaraxan,...











