Maamulka degmada Xarardheere oo faah-faahiyay duqeyn lagu beegsaday Shabaab
XARARDHEERE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay howlgal dhanka cirka ah oo ay Sabtidii ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Saaxibada Caalamiga ah ka sameeyeen duleedka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Guddooniye ku xigeenka maamulka degmada Xarardheere Maxamed Abshir Jiirow oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyay duqeyntaasi, wuxuuna sheegay in lagu beegsaday saldhig...
Sawirro: Wafdi ka baxay magaalada Muqdisho oo gaaray Gedo + Ujeedka
DOOLOW (SMN) - Maareeye Ku xigeenka Hay'adda Taya dhowrka Qaranka Marwo Suuban Cabdinuur Gaas oo ay wehliyaan masuuliyiin katirsan hay’adda SoBS oo soo gaartay Degmada Doolow ee Gobalka Gedo ayaa maanta kulan la qaadatay Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Siyaad Aadan iyo Masuu’liyiin kale oo katirsan Jubbaland.
Shirkan ayaa waxaa Goobjoog ka haa Mudanayaal katirsan Golaha Shacabka...
Somalia: Mahas security extremely tightened ahead of president’s arrival
MOGADISHU, Somalia - Hassan Sheikh Mohamud the president of Somalia is en route to Mahaas City in the Hiran region today as he ramps up mobilization for war on Al-Shabaab.
An advance team, including lawmakers, ministers, and advisors recently arrived in the town which lies in the East of the Hiraan Region in Central Somalia, according to the sources.
Mohamud announced...
The world urged to support the efforts to stabilize Somalia
MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has called on the international community to continue supporting the peacebuilding process to stabilize Somalia.
ATMIS Force Commander Sam Okiding said the world should back the peacebuilding efforts in key areas, including security force generation, lifting of the arms embargo, capacity building, deployment of critical force enablers, and provision...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan degmada Maxaas + Ujeedka
MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo warramayaa inuu maanta ku sii jeedo degmada Maxaaas ee gobolka Hiiraan, halkaas oo uu u tegi doono gulufka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
U diyaar garowga qaban-qaabada soo dhaweynta madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa haatan ka socota halkaasi, ayada oo si weyn loo adkeeyay amniga guud ee degmada.
Sidoo kale...
Duqa magaalada Muqdisho oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),oo ka qeybgalayay kulan lagu taageerayey howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa sheegay in dhammaan shacabka gobolka Banaadir looga baahanyahay in ay si wadajir ah uga qeyb galaan dagaalka ka socda dalka.
“Waa inaan muujinaa midnimadeena ku aadan ladagaalanka Al-Shabaab iyo in dalkaan laga sifeeyo” ayuu...
Somali minister says airstrike destroyed main Al-Shabaab base
MOGADISHU, Somalia - The Minister of Internal Affairs of Somalia, Ahmed Moalim Fiqi, said an airstrike destroyed the base of Al-Shabaab in Dumaye, which is near Harardere city.
In a Facebook post, Minister Fiqi said that the army completely destroyed the base that was serving as a main command center for the Al-Qaeda-linked militant group.
Dumaye is about 50 km north...
Somali Govt forces with foreign allies raid Al-Shabaab meeting
MOGADISHU, Somalia - The Somali government said Saturday more than 20 members of Al-Shabaab were killed in a premeditated operation in the Lower Shabelle region.
According to a government press statement, the operation in the Towfiq area was conducted in a collaboration with foreign forces thought to be American soldiers.
"More than 20 Alshabab members were killed in a well-planned operation...
Sawirro: R/W Xamza oo booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuurgalayo hawlaha shaqo ee socda ku tegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulamo la qaatay Saraakiisha kala duwan ee Hoggaannada Ciidanka X.D.S. iyo Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga, ayaa sheegay in Xukuumadda #DanQaran ay gacanna ku xoreyneyso dalka, gacanna ay ku dhiseyso ciidanka...
Saldhiggii ugu weynaa Al-Shabaab ee gobolka Mudug oo maanta la burburiyay
GAALKACYO (SMN) - Duqeyn dhinaca cirka ah ayaa lagu burburiyay saldhiggii Al-shabaab ee deegaanka Dumaaye ee degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kaas oo ahaa 'halka ay ka abaabuli jireen weerada ay ku qaadaan gobollada Mudug iyo Galguduud.
Saldhiggan oo lagu magacaabo xarunta xerta Sheekh Maxamed Ragee ayaa la sheegay inay yaalleen hub iyo gaadiid dagaal oo badan, isla-markaana isku aruursanayeen...











