Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay laami laga dhisayo degmada Deyniile + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo laga hirgalin doono Waddada Ciise Cabdi ee degmada Deyniile oo ka bilaabato Isgooska Ifka Xalane islamarkaana sii marta xaruntii hore ee idaacadii Hornafric.
Dhagax-dhigan waxaa goob Joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise...
Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo howlgal qorsheysan lagu laayay
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose lagu dilay in ka badan 20 ka tirsanaa Al-Shabaab.
Warasaxaafadeed ka soo baxay dowladda ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalkaas oo ka dhacay deegaanka Towfiiq ay iska kaashadeen ciidanka Xoogga dalk iyo kuwa saaxibada caalamiga ah.
"In ka badan 20 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu...
Ruushka oo gargaar usoo diraya dalal ay ku jirto Soomaaliya
MOSCOW (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergey Lavrov ayaa Jimcihii sheegay in sahay gargaaar la siinayo lix waddan oo Afrikaan ah oo ay Soomaaliya kamid tahay.
Wasiirka ayaa munaasabad ka dhacday Moscow ka sheegay in Burkina Faso, Central African Republic, Eritrea, Mali, Somalia, iyo Zimbabwe ay midkiiba 50,000 oo tan oo qamadi ah ku heli doona lacag la'aan bilaha...
Russia starts grain deliveries to Africa countries, including Somalia
MOSCOW, Russia - Russian Foreign Minister Sergey Lavrov said on Friday that "the practical work" on the supply of Russian grain to six African countries has already begun.
Burkina Faso, the Central African Republic, Eritrea, Mali, Somalia, and Zimbabwe will each get 50,000 tons of grain free of charge in the coming months, he said at an event in Moscow.
Russia...
Somali security forces foil car bomb in the capital amid army crackdown
MOGADISHU, Somalia - A car explosion took place in Mogadishu on Saturday morning at a time the capital's security has been beefed up for fear of Al-Shabaab revenge attacks.
The incident took place near a police checkpoint in the Warliliska area within Deynile district, north of Mogadishu. IEDs hidden in a vegetable-carrying vehicle caused the blast.
Two people who drove the...
Faah-faahino ka soo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax barqanimadii maanta ka dhacay qaybo kamid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.
Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa jugtiisa si weyn looga maqlay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, wuxuuna ka dhashay gaari nooca raaxada ah.
Afhayeenka Booliska, Sadiiqa Aadan Cali Doodishe oo ka hadlay qaraxan ayaa sheegay in la fashiliyay,...
Somali president admits defeat in Cawsweyne attack and army retreat
MOGADISHU, Somalia - President Hassan Sheikh Mohamud broke the silence and admitted for the first time that the country's armed forces have withdrawn from newly liberated areas in Galmudug state, after the Al-Shabaab attack in the Cawsweyne area.
The President, speaking on X, formerly Twitter Space last night, said that the attack had an impact on the government strategy of...
Somali army repels Al-Shabaab attack, kills 30 militants in Qoryoley – statement
QORYOLEY, Somalia - The Somali government has said that its army resisted an attack by Al-Shabaab in the Qoryoley district in the Lower Shabelle region, one of the most troubled areas in southern Somalia.
A press release from the Ministry of Information said that 30 members of Al-Shabaab were killed in the battle that took place yesterday in the city,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub kasoo saaray weerarkii Coswayne
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ka hadlay weerarkii maalmo ka hor ka dhacay deegaanka Cowswayne ee gobolka Galgaduud, kaas oo uu khasaare lixaad leh kasoo gaaray ciidamada Xoogga dalka.
Madaxweynaha oo ka hadlay kulan lagu qabtay barta Twitter Space ayaa shaaca ka qaaday in Cowswayne ay noqotay meesha kaliya ee lagu soo jabiyay...
Ciidamada dowladda oo howlgallo culus ka wada degmada Qoryooley + Ujeedka
QORYOOLEY (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka howlgallo culus oo amni xaqiijin ah ka wada degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Ujeedka howlgalkan ayaa ah mid lagu baadi goobayo xubno ka tirsan Al-Shabaab oo shalay weerar culus ku qaaday degmadaasi, sida ay innoo sheegeen saraakiisha amniga.
Sidoo kale waxaa degmada laga dareemayaa raadka dagaalkii shalay ka dhacay halkaas...










