Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia, Qatar discuss bilateral cooperation relations

MOGADISHU, Somalia - Somali Prime Minister Somalia Hamza Abdi Barre met with the Ambassador of Qatar to Somalia Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi on Wednesday.   During the meeting, the two sides discussed bilateral cooperation relations, according to a statement released by the government of Qatar that was posted on Qatar News Agency. Qatar has been the primary partner of Somali...

Two people killed in suspected Kenya Al-Shabaab attack

NAIROBI, Kenya - A lorry driver and his co-driver were killed on Tuesday morning following an ambush by suspected Al Shabaab militants near Lango La Simba area on the Lamu-Witu-Garsen Road in Kenya.   Lamu West Deputy County Commissioner Gabriel Kioni said the vehicle was waylaid by the heavily armed militants between 6.30am and 7am. After stopping them, the attackers slit their...

Somali, UN, AU teams meet over second phase of ATMIS drawdown

MOGADISHU, Somalia – Senior officials of the African Union, the Federal Government of Somalia, and the United Nations held a consultative meeting to deliberate on the upcoming second phase of the troop drawdown by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) from Somalia.   The meeting held at the Villa Somalia, Somalia’s presidential palace in Mogadishu, was attended by the African...

Faah-faahino kasoo baxaya howlgallo ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgallo ay xalay ciidamada dowladda ka sameeyeen xaafado ka tirsan maagaalada caasimadda ah ee Muqdisho.   Howlgalladan oo ahaa kuwa qorshesan ayaa waxaa si gaar ah looga sameeyay degmooyinka kala ah Heliwaa, Yaaqshiid iyo Warta ee gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in ujeedka howlgalladan uu ahaa amni xaqiijin, waxaana lagu soo qab-qabtay...

DF Soomaaliya oo loogu baaqay inay wax ka qabato amniga Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan hore Idiris Xasan Faarax oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay xaaladaha ammaan ee ka jira magaalada Muqdisho.   Idiris ayaa shaaca ka qaaday in maalmihii u dambeeyay ay kordheen falalka amni darri ee ka dhacaya gudaha caasimadda, kuwaas oo ay geysanayaan xubnaha Al-Shabaab. Siyaasigan ayaa ugu baaqay hay'adaha ammaanka ee dowladda inay qaadaan tallaabooyin dheeraad...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo haweenka kala hadlay dagaalka Al-Shabaab

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta iyo howlwadeenada ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed oo Dhuusamareeb u yimid, garab istaagga ciidamada qalabka sida ee ku jira dagaalka dalka looga xoreynayo argagixisada.   Madaxweynaha ayaa haweenka Soomaaliyeed ku bogaadiyey doorka wanaagsan ee ay...

Yevgeny Prigozhin was passenger on crashed plane, Russian officials say

MOSCOW - A plane said to be carrying notorious warlord Yevgeny Prigozhin, whose Wagner group launched a failed coup against president Vladimir Putin in June, has crashed on a flight from Moscow to St Petersburg, according to Russian officials.   All 10 people on the plane, including three crew members, died in the crash, Russia’s emergency ministry said, according to state...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay safiirka dowladda Qatar

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-Nuceymi oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaadshiga ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah.   Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyey Dowladda Qatar taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga, horumarinta...

Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada oo maanta xilka la wareegay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ku qabsoontay Villa Soomaaliya waxa uu xilka kala wareegay Agaasimahii hore ee Madaxtooyada.   Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud Agaasimihii hore ee Madaxtooyada oo u mahad-celiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo dhammaan maamulka iyo hawl-wadeennadii lasoo shaqeeyay...

DF Soomaaliya oo sheegtay in lacag ay leedahay lagu dhisay dekedda Garacad

MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Hantidhowraha guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray warbixin ku saabsan u hoggaansanaanta sharciga, taas oo quseysa hay’adaha gacanta ku haya hantida dowladdu leedahay ama kuwa bixiya adeegyada caamka ah.   Hanti dhowraha guud ee Qaranka Avv; Axmed Ciise Guutaale oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in xafiiskiisu uu diiwaan gelinayo dhammaan heshiisyada ay  hay’adaha dowladdu darafka...

WARAR KALE

Somali foreign minister bids farewell to departing EU ambassador

MOGADISHU, July 5 – Somalia's Foreign Minister Abdisalam Ali received the European Union's ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro, on Sunday for a farewell meeting...

Puntland rejects federal role in approving resource deals

GAROWE, Somalia, July 5 – Puntland region said on Sunday that it holds the constitutional authority to manage and exploit natural resources within its...

SoDMA Launches First Phase of Food Distribution

MOGADISHU, Somalia — Somalia's Disaster Management Agency (SoDMA) has launched the first phase of emergency food distributions, providing essential supplies to vulnerable families across...