SSC forces take Gooja’ade base, achieving a great victory in war on Somaliland
LAS ANOD, Somalia - The SSC-Khatumo forces have taken control of the main command of Somaliland in Gooja'ade today, after a morning battle in Maraaga near Las Anod city.
The Somaliland forces have fled from their command camp and left behind weapons, ammunition, vehicles, food, and other military equipment that were seized by SSC fighters.
The fighting took place again on...
DF Soomaaliya oo sheegtay inay howlgal ku dishay 32 ka tirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgalllo duwan oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose, isla-markaana lagu beegsaday xubnaha Al-Shabaab.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalladan oo ay qayb ka ahaayeen saaxibada caalamig ah uu midka koowaad ka dhacay duleedka degmada Awdheegle, isla-markaana lagu dilay illaa 27 xubnood.
Sidoo kale dowladda ayaa sheegtay in...
Healthcare hits new lows in Somaliland as conflict continues
Las Anod, Somaliland – Eight months into a conflict between armed forces of the breakaway state of Somaliland and local Dhulbahante militias in Las Anod, Somalia, hospitals in the embattled city are desperately working to maintain lifesaving supplies.
Although the conflict has been effectively reduced to a deadlock, with neither the Somaliland forces nor the Dhulbahante militias able to decisively shift...
Sawirro: Madaxweyne Laftagareen oo ka dagay Dhuusamareeb + Ujeedka
DHUUSAMAREB (SMN) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta ka degay Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Laftagareen ayaa waxaa halkaas ku soo dhaweeyey dhiggiisa Galmuduy Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor).
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa caasimadda Galmudug u gaaray si uu uga qayb galo shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Barri ka furmaya degmada...
Ciidamada SSC oo dagaal kula wareegay xerada Goojacadde iyo Maraaga
LAASCAANOOD (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saaka bilowday duleeeka bari ee magaalada Laascaanood, kaas oo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka ee SSC-Khaatuma.
Wrarka na soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada SSC ay la wareegeen goobo horleh sida, deegaanka Maraaga, oo ah halkii ay muddooyinkan dambe kula dagaalamayeen ciidamada Somaliland.
Maraaga waa...
Wasiir Huruuse oo kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Koonfur Afrika
JOHANNESBURG (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) oo Dalka Koonfur Afrika kaga qeybgalay shirka u qabsoomay dalalka ku bohoobay ururka BRICS ayaa sheegay in uu la kulmay madax sare oo uu kamid ahaa Madaxweynaha dalkaasi Cyril Ramaphosa iyo kuwo kale.
Wasiirka ayaa xusay in intii uu socday kulankaasi uu si gooni gooni ah u arkay...
Somali president urges women to play their role in the fight against Al-Shabaab
DHUSAMAREB, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud held a meeting with some members of the Women's Association last night in Dhusamareb.
Accompanied by the President of Galmudug Ahmed Qorqor, Mohamud urged the Somali women to play their role in the war on Al-Shabaab and support the armed forces.
The women's role could be raising public awareness in the...
Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo tababar usoo xiray saraakiil cusub
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Kulliyadda Tababarka Ciidamada ee TurkSom.
Ra’iisul Wasaaraha oo hadal ka jeediyey munaasabadda ayaa tilmaamay in xiritaanka tababarkani uu ku soo aadey xilli muhiim ah oo uu dalku ku jiro dagaalka ka dhanka...
Maxaa ka soo baxay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya? + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga Sare Bangiga Dhexe, kadib soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda.
Shirka oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu ansixiyey xubnaha oo kala ah:-
Prof. Cabdullaahi Sheekh Ibraahim(Qaloocoow)
Faysal Cabdulaahi Warsame
Maxamed Xasan Cumar.
Golaha Wasiiradda ayaa...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukuntay lix kamid ah Xaasaska Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada ayaa go'aan kasoo saartay kiiska lix kamid ah xasaaska Al-Shabaab, kuwaas oo ay Sh/Hoose kasoo qaabteen ciidamada dowladda.
Haweenkan ayaa la socday gaari Gaari Layla Calaawi ah oo ka yimid deegaanka Kuunyo-barrow, waxaana lagu qabtay deegaanka 21-kii April ee sanadkan lagu qabtay Number -50.
Gaariga ayaa waday agab laga farsameeyo qaraxyada, waxaana la socday haweenka lasoo...












