Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Puntland rejects FGS directives banning TikTok and Telegram and 1XBet

GAROWE, Somalia - On Wednesday, speaking at a press conference in Garowe, Mohamoud Aidid Dirir, the Minister of Information and Technology of Puntland boycotted the Federal Ministry of Technology's decision to ban the popular social media platforms.   TikTok and Telegram, as well as the betting app 1XBet, will not be used from August 24, said the Somali government this...

Taliska Booliska oo war ka soo saaray weerarkii ka dhacay degmada Kaxda

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliya, Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) oo la hadlay Wariyeyaasha ayaa faah-faahin ka bixiyay weerar iyo dagaal toos oo ay xalay Al-Shabaab ku soo qaadeen degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.   Doodishe ayaa shaaca ka qaaday in weerarkaas oo ku billowday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa lagu dilay ugu yaraan 2 askari, laguna dhaawacay 3...

Wasiir ku xigeenka caafimaadka XFS oo la kulmay Wasiirka Caafimaadka dalka India

NEW DELHI (SMN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda XFS Mudane Xildh. Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa la kulmay Wasiirka Caafimaadka Dalka India Dr. Mansuukh Mandaviya.   Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Caafimaadka dalka India ayaa labadda masuul waxa ay uga wada hadlayn iskaashiga dhexmara labadda wasaaraddood ee labadda dal, Soomaaliya iyo India. Wasiiradda ayaa isku afgartay laga...

Somalia Delegation Holds Talks On Joining East African Corporation

NAIROBI, Kenya - Negotiations between the East African Community (EAC) and the Federal Republic of Somalia for the entry of Somalia into the EAC began in earnest in Nairobi, Kenya today.   The nine-day negotiations have brought together experts from the seven (7) EAC Partner States, the EAC Secretariat, the East African Legislative Assembly, and East African Court of Justice, and...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka magaalada Laascaanood + Khasaaraha

LAASCAANOOD (SMN) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo maanta iyo shalay ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.   Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka socdo bariga magaaladaasi, kaas oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatuma. Ilo dadka deegaanka ah ayaa sidoo kale inoo sheegay in dagaalka oo goos goos ah ay labada...

Three soldiers killed in Al-Shabaab attack targeting Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - Al-Shabaab Last night at around 1:40 am, attacked several local government centers in the Somali capital, Mogadishu amidst tight security measures.   The residents in Kahda district said they woke up to an attack by the Al-Shabaab on the Police Station, the District Administration Center, and two checkpoints manned by SNA. According to reports, three government soldiers have been...

Faah-faahino kasoo baxaya weerar culus oo xalay ka dhacay degmada Kaxda

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku billowday qarax oo xalay Al-Shabaab ay ku qaadeen degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.   Weerarkan ayaa waxaa lagu ekeeyay saldhigga iyo xarunta degmadaasi, sida ay innoo sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka. Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa la sheegay in marka hore lagu dhuftay saldhigga, waxaana kadib xigay...

Ciidamada Xoogga iyo kuwa deegaanka oo kaabiga ku haya degmada Ceelbuur

CEELBUUR (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay kaabiga ku hayaan degmada Ceelbuur ee gobolkaasi oo in ka badan 15 sano ku sugan yihin xoogaga Al-Shabaab.   Ciidamada huwanta ayaa dhowr jiho uga sii siqaya Ceelbuur, waxayna saacadihii ugu dambeeyay ay la warwegeen deegaano u dhow degmadaasi. Shaafici Jaamac...

BRICS summit begins with focus on expansion, de-dollarization

The 15th leaders’ summit of BRICS started at Johannesburg in South Africa on Tuesday, August 22. The three-day summit, which will conclude on August 24, is expected to make crucial decisions related to grouping’s expansion and ways of reducing dependence on the US dollar in global trade.   BRICS stands for Brazil, Russia, India, China, and South Africa. It was created...

Military court slaps soldier with 5-year jail term for killing Kenyan engineer

MOGADISHU, Somalia - A court in Mogadishu has sentenced a Somali soldier to a five-year prison term for killing a Kenyan engineer by the name Fredrick Owino.   According to reports, the incident occurred at the construction site of Aden Abdulle International Airport on July 20, 2023 with investigations showing that Owino's life was claimed by a bullet discharged from the...

WARAR KALE

Somali foreign minister bids farewell to departing EU ambassador

MOGADISHU, July 5 – Somalia's Foreign Minister Abdisalam Ali received the European Union's ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro, on Sunday for a farewell meeting...

Puntland rejects federal role in approving resource deals

GAROWE, Somalia, July 5 – Puntland region said on Sunday that it holds the constitutional authority to manage and exploit natural resources within its...

SoDMA Launches First Phase of Food Distribution

MOGADISHU, Somalia — Somalia's Disaster Management Agency (SoDMA) has launched the first phase of emergency food distributions, providing essential supplies to vulnerable families across...