Somali Govt says US-assisted raid killed nearly 100 militants
MOGADISHU, Somalia - Somali troops with the help of U.S. soldiers raided Al-Shabaab bases in Gal Libah and El Qurac on the Galgaduud and Middle Shabelle border.
According to a press release from the Ministry of Information of Somalia, about 100 Al-Shabaab fighters were killed in the joint operation that dealt a major blow to the group.
The Ministry also...
Duqa Muqdisho oo booqday ciidamo loo diyaariyay dowladda hoose + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed General Sulub Axmed Firin ayaa booqday xarunta Gaadiidka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeediyo Dugsiga Tababarka Ciidanka Boliiska ee General Kaahiye.
Mas'uuliyiin ayaa u tegay cutubyo cusub oo dhawaan kusoo biiraya Ciidanka Boliiska iyo Ciidanka ILaalinta Deegaanka ee Dowladda Hoose Xamar.
Ciidankan cusub oo ah...
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo xalay howlgal ku dilay 10 ka tirsanaa Shabaab
BUURHAKABA (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen agagaarka degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday xubno ka tirsan Shabaab.
Howlgalka oo si gaar ah uga dhacay deegaanka Ceel Bashiir ayaa waxaa lagu dilay 10ka tirsanaa Al-Shabaab, sida ay shaaciyeen saraakiisha hoggaamineysay howlgalka.
Goobta...
Maxkamadda G/Banaadir oo la horgeeyay mas’uuliyiin loo haysto Musuq-maasuq
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah uguda gashay dhageysiga dacwad ka dhan ah mas'uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo loo haysto musuq-maasuq, gaar ahaan xatooyo xoolo dadweyne.
Maxkamadda ayaa waxaa maanta kasoo muuqday afar mas'uul oo ka tirsan Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, kuwaas oo loo soo xiray falal la xiriira Musuq-maasuq.
Afarta mas'uul ayaa kala...
Faah-faahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaa deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegaya inuu xalay ka dhacay dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay Al-Shabaab weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin halka loo yaqaano Arbacow oo dhacda agagaarka Ceelasha Biyaha.
Qaar...
DF Somalia oo war kasoo saartay howlgalladii ka dhacay Ceel-qurac
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal ay si wadajir AH ciidamada Xoogga dalka iyo saaxibada caalamiga ah uga sameeyeen xadka u dhexeeya gobollada Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe ee maamul goboleedyada Galmudug iyo HirShabelle.
Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgalkan oo ka dhacay deegaanada Gal-libaax iyo Ceel-qurac lagu beegsaday xubno ka...
Gunmen assassinate former district official in Somali capital
MOGADISHU, Somalia - Men armed with pistols killed an elderly man who in the past held a district-level position. The shooting took place in the capital, Mogadishu today.
Faqay Abdulle Mayow, who once served as the deputy commissioner of finance in Awdhiigle district, was attacked by hooded assailants while walking towards his house.
Somali security forces who sealed off the...
Somaliland, SSC trade blame for re-starting LasAnod fighting
LAS ANOD, Somalia - Somaliland and SSC Khatumo accused each other of being responsible for yesterday's war between the parties in the eastern city of Lasanod.
Somaliland said: "The forces of the Puntland, supported by allied and terrorist groups launched an attack on the position of our army in the town of Lasanod city".
Somaliland said that its army is...
Agaasimihii isbitaalka Digfeer oo laga ceyriyay dalka, kuna laabtay Turkiga
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa sheegay in dalka laga eryay agaasimihii isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, kaas oo dhalasho ahaa ka soo jeeday dalka Turkiga.
Wasiirka ayaa ku eedeeyay agaasimaha inuu sameeyay ku takrifal awoodeed, sidoo kalena uu la shaqeyn waayay wasaaradda caafimaadka ee dowladda Soomaaliya.
Cali Xaaji ayaa tilmaamay in dacwado...
Sawirro: Xisaabiyaha guud ee Qaranka oo kormeer ku tegay garoonka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Anas oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa Mudane Cabdirisaaq Maxamed Abiikar ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xafiiska Maareeyaha gegida diyaaradaha Muqdisho.
Xisaabiyaha ayaa sidoo kale tegay qeybta Dakhli uruurinta garoonka, Xafiiska Bankiga dhexe laanta madaarka, qeybaha socdaalka iyo jinsiyadaha, hay’adda saadaaha hawada, iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee garoonka Aadan Cadde.
Ujeedka...











