Booliska gobolka Bari oo gacanta ku dhigay qamri fara badan + Sawirro

Ciidanka Booliska gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa  saakay Kontaroolka laga soo galo magaalada Boosaaso ku qabtay khamri farabadan oo la doonayay in si qarsoodi ah loo geliyo Magaaladaas. Taliska Booliska gobolka oo Qoraal soo saaray ayaa sheegay in askar ka tirsan Ciidanka ay doonayeen inay qarsoodi ku geliyaan khamriga gudaha Boosaaso, hayeeshee ay...

Uganda People’s Defence Forces starts COVID Vaccination for its soldiers in AMISOM

The Uganda contingent serving under the African Union Mission in Somalia, AMISOM, has begun COVID-19 vaccination for its military and police personnel in the mission. The Government of Uganda has delivered 6,500 doses of the Oxford-AstraZeneca vaccine, to supplement vaccines received from the FGS under the COVAX programme which was administered to their Health...

Maxkamadda ciidamada oo xukun kasoo saartay dilkii guddoomiye Dhagajuun

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday askarta loo heysto dilkii guddoomiyaha degmada Hodan Cabdixakiin Cabdiraxmaan Ciise (Dhagajuun). Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada Xasan Cali Nuur (Shuute) oo ku dhowaaqay go'aankan ayaa sheegay in eedeysanayaasha oo gaaraya illaa 6 askari oo uu ku jiro taliyihii Booliiska degmada Howl-wadaag lagu ridday xukun...

Farmajo condoles over General’s death

The President of Somalia Mohamed Abdullahi Farmajo has sent his deepest condolences to the family and friends of the late General Ali Ismail Mohamed who passed away today in Turkey. The President highlighted his role in strengthening the Armed Forces and his efforts to reconcile the Somali people. "Inna lillahi wa...

Puntland oo amar culus dul-dhigtay xoolo dhaqatada ku sugan deegaanadeeda

Wasaaradda deegaanka Beeraha iyo isbedelka cimiliada Puntland, ayaa warqad ay soo saartey kaga mamnuucay xoolo dhaqatada dooxooyin gaar ah. Dooxooyinkan ayaa waxaa la kala yiraahdaa Cada – Dheero iyo Laba Dulay ee gobolka Nugaal, iyadoo xanibaaddu ay socon doonto labo toddobaad.

UN says heavy rains affect some 166,000 people in Somalia

The recent torrential rains across Somalia have affected around 166,000 people, the United Nations humanitarian agency said on Monday. The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said while the rains have reduced in some areas, it is alarming that Somalia has been hit by a double climate disaster, with drought declared...

QM oo warbixin cusub kasoo saartay khasaaraha roobab ka da’ay Soomaaliya

Hay'adda gargaarka deg-deg ah ee  Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in roobab dhawaan ka da'ay Soomaaliya ay waxyeelo u geysteen illaa iyo 166,000 oo ruux. Xafiiska isku xirka howlaha gargaarka ee OCHA ayaa sheegay in roobabka oo ku yaraa qeybo ka mid ah dalka ay hadana jirto halista aafooyin ka dhashay dhinaca cimilada oo ku...

Madaxweynaha HirShabelle oo guddi u magacaabay fatahaadaha ka jira Jowhar

Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay guddiga fatahaadaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle oo ka kooban 16 xubnood, kuwaas oo kala ah: 1: Maxamed Cali Caadle (Gudoomiye) 2: Maxamed Cumar Ceymooy (Kuxigeen) 3:Saadaq Salaad Warsame (Xubin) 4:Saalax Maxamed Xasan (Xubin)

Madaxweynaha JF oo war kasoo saaray geerida Janaraal Cali Ismaaciil Maxamed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Janaraal Cali Ismaaciil Maxamed oo maanta lagu aasay dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii uu Marxuumku ku lahaa tayeynta Ciidamada  Qalabka Sida iyo dadaallada uu ku bixiyey...

WARAR KALE

Somalia Clears Outstanding Dues to the UN After 35 Years, Regains Voting Rights 

MOGADISHU, Somalia — Somalia has cleared its outstanding financial dues to the United Nations, ending 35 years on the Security Council’s list of countries...

A main market in Somali capital Shut Down Following Taxation Orders

Mogadishu, Somalia – The major Boocle market in the Banaadir region has been completely shut down today after the Somali government imposed new orders...

Suuqa Boocle oo Gabi Ahaanba Xiran Kadib Amaro Canshuurta ah

Muqdisho, Soomaaliya – Suuqa weyn ee Boocle ee gobolka Banaadir ayaa maanta gabi ahaanba xiran, kadib markii dowladda Soomaaliya ay soo rogtay amaro...