Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ruto: I don’t regret reopening Kenya-Somalia border

NAIROBI, Kenya - Kenya President William Ruto has dismissed critics claiming the decision to reopen Kenya-Somalia border has resulted in a surge in al-Shabaab attacks.   Ruto argued the decision the government took was the best for the country despite the security challenges that have been witnessed in Lamu, Garissa and Mandera recently. Garissa, Lamu and Mandera attacks In a span of just...

Sombre mood as Kenyan police officer who died in Al-Shabaab attack is buried

GARISSA, Kenya - A sombre mood engulfed Pombo Tano village in Kanduyi constituency, Bungoma county as an officer, Mike Ouma, 26 was laid to rest at their home.   Speaking at the funeral on Saturday, Ouma's mother, Gaudencia Naliaka said that it was tough for her as she didn't expect her son to die young. She recalled sharing her happy and sad...

AU trains Somali police officers to sharpen skills on traffic management, road safety

MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said it has wrapped up a two-week training of 55 Somali traffic police officers to enhance their capacity to manage traffic flow and ensure safety on public roads.   ATMIS said the intensive training of the trainer course which ended on Friday was held simultaneously in the Somali capital Mogadishu,...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun adag ku ridday saddex askari

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada ayaa xukuno ku riday Sedax Askari oo kaalin kala duwan ku lahaa Muuqaal internet lagu baahiyay.   ??????? Axmed Maxamuud (Carab) ayaa la arkay isago oo jirdil ka baxsan Bini’aadanimada u gaysanayo askari hore oo baahiyaha gaarka ah qabay oo adeeg u doontay Taraafikada. Waxaa lagu xukumay Sedax sano oo xabsi Ciidan ah iyo Feer Celin. Axmed Xasan...

Faahfaahin ku saabsan dagaal maalintii labaad ka socda Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo maalintii labaad ka socda duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.   Dagaalkan ayaa lagu soo warramayaa inuu ku fiday deegaano horleh oo dhaca waqooyiga magaaladaasi, kaas oo u dhexeeyo ciidanka Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatuma. Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan la'isuku adeegsanayo hubka noocyadiisa kale duwan, balse ma cadda...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay wasiir Fiqi?

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha Gudaha ee XFS ahna Guddoomiyaha guddiga u diyaar garowga xuska maalmaha Xorriyadda mudane Ahmed Cali Fiqi ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo xalay ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho   Kulankan ayaa waxaa looga hadlayay isku dubaridka munaasabadaha isa-saaran ee nagu soo fool leh, iyada oo uu goobjoog ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa...

Madaxweyne Saciid Deni oo maamul cusub u magacaabay Nugaal iyo Gardafuu

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo xalay wareegtooyin kala duwan soo saaray ayaa maamul cusub u magacaabay gobollada Nugaal iyo Gardafuu.   Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Nugaal ayaa loo magacaabay Cabdiraxmaan Abshir Faarax, halka ku xigeenkiisa 1-aad uu yahay Mukhtaar Faarax Jeer, waxaana ku xigeenka labaad ah Cabdiraxmaan Ciise Maxamed (Bariir). Sidoo kale waxaa isna guddoomiyaha cusub ee...

Daawo: Ammaanka magaalada Muqdisho oo si weyn loo adkeeyay

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa adkeeyay ammaanka magaalada caasimada ah ee Muqdisho, xilli ay nagu soo food leeyihiin munaasabadaha maalmaha xoriyadda iyo Ciidul Adxaa.   Ciidamada ayaa howlgallo culus ka bilaabay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, waxayna xalay baaritaano ka sameeyeen Dayniile iyo Heliwaa. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa shaaca ka qaaday in...

Somali president meets with UN chief in New York

NEW YORK, USA - The President of Somalia, Hassan Sheikh who is on US visit met with the Secretary General of the United Nations, António Guterres, in New York.   The meeting focused on issues such as peace, security, stability and the humanitarian situation, according to a brief statement published on Twitter by the Somali Presidency. The president who arrived in...

Why it is important to lift arm embargo in Somalia

History of Arms Embargo imposed on Somalia Government   Arms embargo is a prohibition that applies to the trade or activities related to military items and are usually imposed by the United Nations. Somalia has a history of conflict and instability, and there have been efforts to control the flow of arms into the country. The United Nations Security Council has...

WARAR KALE

Madaxweyne Al-Sisi Oo Trump Uga Mahadceliyay Taageerada Masar Ee Arrinta Biyo-Xireenka Itoobiya

PARIS – Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah Al-Sisi, ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump mowqifka uu ka qaatay muranka la xiriira Biyo-xireenka Weyn ee...

Midowga Afrika Oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Nabadeed Ee Maraykanka Iyo Iran

ADDIS ABABA – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa soo dhaweeyay heshiiska nabadeed ee ay wada gaareen Mareykanka iyo Jamhuuriyadda...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Qaabilay Danjiraha Sacuudiga, Kana Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

MUQDISHO  — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed...