Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Horn of Africa: Around 60 million in urgent humanitarian need

NEW YORK - Climate, armed conflict, high food prices and post-COVID-19 economic fall-out have caused record food insecurity in the Horn of Africa, with an estimated 60 million urgently in need of help, UN humanitarian agencies warned on Monday. “About five million children under the age of five are estimated to be facing acute malnutrition in 2023 in the Horn region, in...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka socda magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo weli ka socda duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.   Dagaalkan ayaa lagu soo warramayaa inuu ku fiday deegaano horleh oo dhaca galbeedka magaaladaasi, kaas oo u dhexeeyo ciidanka Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatuma. Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan la’isuku adeegsanayo hubka noocyadiisa kale duwan, balse ma cadda khasaaraha...

Gunmen shoot and injure police, civilian in ambush in Garissa

GARISSA, Kenya - Police are investigating an incident in which a police officer responding to a distress call was shot and seriously injured by gunmen in an ambush in Garissa.   The officer was among a group of officers who had on June 23 in the morning responded to a distress call from a gun holder he was under attack in Bulla...

Security chiefs back to drawing board as al Shabaab attacks increase

NAIROBI, Kenya - More than 30 people, majority of them security officials have been killed in separate al Shabaab attacks near the Kenya-Somalia border in the past weeks at an alarming rate.   This is even as the security chiefs keep saying they are on top of the game against al Shabaab terror group. The latest happened on June 24, 2023, at...

QM oo ka digtay cuno yari haysata malaayiin qof oo ku nool Geeska Afrika

GENEVA (SMN) - Qaar ka mida hay'adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in malaayiin qof oo ku nool gobolka Geeska Afrika, inay la daalaa dhacayaan gaajo iyo dhibaatooyin caafimaad, oo ay sababeen abaaraha, isbedelka cimilada iyo colaadaha ka jira gobolkaas.   Hay'adda Cuntada Adduunka ee WFP ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay, in illaa todoba dal oo ku yaalla Bariga...

Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay nin weerar ka geystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada ammaanka ka sameeyeen magaalada Muqdisho.   Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir oo ka warbixiyay howlgalkaas ayaa shaaca ka qaaday in howlgalka lagu soo qabtay nin lagu eedeeyay in weerar loo adeegsaday madaafiic uu ka geystay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Eedeysanaha oo...

Maxay ka wada-hadleen R/W Xamza iyo madaxweynaha Pakistan?

RIYAD (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Madaxweynaha dalka Pakistan, Mudane Arif Alvi, oo isna sanadkan gudanaya waajibaadka Xajka sanadkan.   Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa ka wada hadlay adkeynta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada waddan ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Pakistan iyo sidii loo...

Somali president set for a visit to Tanzania, push for EAC membership

MOGADISHU, Somalia - President Hassan Sheikh is expected to leave for Tanzania for working visit during which he will meet with President Samia Suluhu.   The president will attend an special meeting of the leaders of East African Community in Tanzania, which comes as Somalia applied for the membership of the bloc. The trade, investment and war on Al-Shabaab will dominate...

Why women’s participation in the political process matters in Somalia

Somalia has a rich history of courageous women that have defied the odds to contribute towards the state-building process within their motherland, but they have faced a string of limitations. Here, I refer back to Hawo Tako’s legacy, an anti-colonialist member of the Somali Youth League, who died while protesting against the colonization of her people in the hands...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan dalka Tanzania + Ujeedka

 CARUUSHA (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maalmaha soo socda ku wajahan dalka Tanzania, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay.   Wararka ayaa sheegaya in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka qayb-geli doono shir gaar ah oo ay yeelan doonaan dalalka ku bahoobay Daladda Bulshada Bariga Afrika. Sidoo kale madaxweynaha...

WARAR KALE

Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Ka Hadlay Arrimaha maamulka Somaliland

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin tirakoobyo wadata oo ku saabsan...

Madaxweyne Al-Sisi Oo Trump Uga Mahadceliyay Taageerada Masar Ee Arrinta Biyo-Xireenka Itoobiya

PARIS – Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah Al-Sisi, ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump mowqifka uu ka qaatay muranka la xiriira Biyo-xireenka Weyn ee...

Midowga Afrika Oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Nabadeed Ee Maraykanka Iyo Iran

ADDIS ABABA – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa soo dhaweeyay heshiiska nabadeed ee ay wada gaareen Mareykanka iyo Jamhuuriyadda...