Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka socda magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal goordhow ka qarxay bartamaha magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland.   Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu u dhexeeyo ciidamada ammaanka Puntland iyo kuwa mucaaradka ee ku sugan magaaladaasi. Qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa innoo sheegay in dagaalka xoogiisa uu ka socdo aagga xarunta...

BREAKING: Heavy fighting erupts in Puntland capital

GAROWE, Somalia - Heavy gunfire started in Garowe after the Puntland parliament began a meeting on the controversial article of reviewing the constitution.   Last night, the troops loyal to the opposition entered the city under the command of Col. Jimcale, who is no longer working under Deni. The forces captured many areas. The heavy fighting is taking place in the...

Three Kenyan Soldiers Killed in Suspected Al-Shabab Attack

LAMU, Kenya - Three Kenya Defense Forces (KDF) soldiers were killed, and more than 10 others injured when their vehicle ran over an improvised explosive device Sunday in coastal Lamu County.   The incident comes a few days after eight KDF soldiers were killed in a similar attack in Garissa County in Kenya’s northeast. Security officials in Kenya suspect that al-Shabab militants...

Somaliland troops, SSC fighters clash outside LasAnod city

LAS ANOD, Somalia - Fighting between Somaliland troops and authorities in Las Anod, Sool Regional capital, which continued since January 2023.   Somaliland forces who are attempting to recapture the city from the local militia attacked SSC positions in the mountain areas of Hodon and Sayidka near LasAnod, reports said. The SSC militia managed to push back the separatists from their defensive...

Uganda buying drones for the troops in Somalia after attack

KAMPALA, Uganda - Ugandan President Museveni has said that he is planning to buy drones to the UPDF forces in Somalia if they cannot get support from their partners.   President Museveni said that they wanted air support from Turkey and the United States, but they did not received that it. Museveni has accused the US forces operating in Somalia of not...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Aadan Madoobe iyo Sheekh Shariif?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan is xog-wareeysi ah la qaatay Madaxweynihii hore ee dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka BJFS Mudane Shariif Sheekh Axmed.   Kulankan ayaa intiisa badan waxaa lagu lafa-guray xaalada guud ee dalka iyo dardargelinta dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab. Sidoo kale waxaa lagu...

Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo qarax lagula eegtay Lamu + Khasaaraha

GAARISA (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Kenya lagula beegsaday qaybo kamid ah gobolka Lamu ee dalkaasi   Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in kolonyo ay wateen ciidamadan loo dhigay, xilli ay ku socdaalayeen agagaarka deegaanka Pandanguo. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu haleelay mid kamid ah gaadiidka...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay duleedka Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay markale dagaal culus uu ka qarxay duleedka bari ee magaalada Laascaanood, kaas oo u dhexeeyay ciidamada milatariga Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka ee SSC-Khaatumo. Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu si gaar ah uga dhacay aagga buuraha Hodan iyo Sayidka, halkaas oo...

Museven oo shaaciyay inay Drones usoo iibinayaan askartooda ku sugan Somalia

KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni oo kulan gaar ah la qaatay taliyeyyaasha ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS ayaa si adag uga hadlay arrimo ku aadan howgalkan oo ay qayb ka yihiin ciidamadiisa.   Yoweri Museveni ayaa si weyn u dhaleeceeyay dowladaha Soomaaliya ka taageera dhanka duqeymaha oo uu ugu horreeyo Mareykanka, wuxuuna ku eedeeyay in aysan...

Wararkii ugu dambeeyay xiisadda dagaal ee maanta ka taagan magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in weli xaalad adag ay ka taagan tahay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.   Xiisadda ayaa lagu soo warramayaa inay haatan ka sii dartay, waxaana ciidamada ka amar qaata mucaaradka ay la wareegeen waddooyinka u dhow xarunta baarlamaanka. Sidoo kale ciidamada hubeysan ayaa joojiyey isu-socodka gaadiidka iyo dadka ee goobaha ay...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...