Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xasan Sheekh oo saxiixay magacaabista taliyaha Xooga & taliyaha ciidanka dhulka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Wareegtada lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Sarreeye Guuto Axmed Aadan Cali, isagoo tixraacaya qodobbada 87-aad, 90-aad ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya iyo Xeerka Lr. 15 ee soo baxay 1960 kuna saabsan Dhismaha Ciidanka Xooga Dalka.   Madaxweynaha ayaa xusay in...

Debate on Somalia’s EAC Membership

Reasons Why Somalia Should Continue Pursuing EAC Membership   Despite the fact that Somalia is still struggling for stability, there is no harm in its administration to pursue membership into any regional inter-governmental entities. This is because it needs allies and friends while on its path to political stability and economic prosperity. East African Community (EAC) which is an intergovernmental organisation...

Guddoomiyaha SODMA oo gaaray Garoowe

Wafdi uu hogaaminayey Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta Gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland,iyadoo halkaas ay ku soodhaweeyeen Wasiiro iyo masuuliyiin katirsan Maamulkaas.   Wafdigaan waxaa qeybka ah Masuuliyiin katirsan Hay'adda King salmaan ee Boqortooyada Sacuudiga,iyo Masuuliyiin kale oo SoDMA katirsan. Ujeedka wafdiga Guddoomiyaha ayaa ah ukuur galida xaalada bini’aadanimo ee ka...

Somali president appoints new army chief

MOGADISHU, Somalia (SMN) - Somali president Hassan Sheikh replaced the long-serving and youngest military chief General Odowaa Yusuf Rageh.   The president appointed Ibrahim Sheikh Muhayadin as new SNA head, succeeding Odowa, who led the military to success against Al-Shabaab and made reform during his 3 year tenure. The changes include the appointment of Ahmed Aden as the commander of the military, replacing...

Somali Govt says SNA killed dozens of Al-Shabaab members in raid

MOGADISHU, Somalia - The Somali government said that the last operation against Al-Shabaab, which took place on June 16 in the Jamame town killed 43 militants.   According to a military official, the attack targeted Aden Abdirahman Adan and his deputy Idris Abdirahim Nor, who is from Kenya in Al-Shabaab camp outside the remore district. The government said that there were...

Taliye cusub oo loo magacaabay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay General Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow.   Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa horey u soo qabtay xilal ciidan oo kala duwan, taasoo ay kamid yihiin Taliyaha Guutada 60aad Ilaalada Madaxtooyadda Qaranka. General Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow ayaa beddalaya Odawaa...

Federal minister of interior arrives in Kismayo for meeting [Photos]

KISMAYO, Somalia -  Ahmed Moalim Fiqi, FGS interior minister touched down in Kismayo, Jubaland, where he was received by Deputy President Mohamud Sayd Adan.   The Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation is in Kismayo for the National Stabilization Coordination Meeting. In attendance will be representatives from the Federal Member States and other partners. "The purpose of this meeting is...

Guddoomiyaha SoDMA iyo safiirka Qatar oo furay mashruuca Udxiyada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamoud Moallim Abdulle iyo Safiirka dalka qadar ee Soomaaliya Ambassador Abdolla Salem Al Nuaimi ayaa maanta xarunta dhexe Hay'adda SoDMA ka Daahfuray mashruuca Udxiyada ee Soomaaliya taas oo loo qeybin doono shacabka Soomaaliyeed ee danta yar oo ku nool gudaha Maamul gobaleedyada iyo gobolka Banaadir.   Guddoomiyaha Hay'adda SoDMA...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda kacsan ee ka taagan magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) - Ciidam ammaanka Puntland iyo kuwa taabacsan mucaaradka ayaa lagu soo warramayaa inay maanta isku horfadhiyaan gudaha magaalada Garoowe.   Wararka ayaa sheegaya in ciidamada labada dhinac ay dhaq-dhaqaaqyo ka wadaan aagga xarunta baarlamaanka Puntland, halkaas oo lagu arkayo gaadiidka dagaalka. Ciidamada taabacsan mucaaradka ayaa diidan in la furo dastuurka Puntland, halka madaxtooyada ay iyaduna ciidamo dheeraad ah geystay aqalka...

Xog Sirdoon: Shabaab oo qorsheynayso inay weerar ka fuliso dalka Kenya

NAIROBI (SMN) - Sirdoonka Kenya ayaa sheegay inuu helay xog muujinaysa in Al-Shabaab ay qorsheynayso weerar culus inay ka fuliso dalkaas, oo kamid ah wadamada ay Ciidanka ka joogaan Soomaaliya.   Hay'adaha amniga ayaa la geliyay feejignaan dheeri ah, si looga hortago weerar argagaxiso, oo suurta-gal tahay in lala eegto xarumo muhiim ah oo ku yaalla dalka Kenya, oo tan iyo...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...