Duqa Muqdisho oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan Serbia
BELGRADE (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuuuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Magaalada Belgrade kulan kula qaatay Ardeyda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Serbia.
Duqa Muqdisho iyo Ardeyda ay iska xog wareystay guud ahaan xaalada dalka, gaar ahaan Caasimadda. Asagoo ugu warbixiyay ardeyda Horumarada ka socda Muqdisho, waxaa uuna halkaasi kaga dhageystay ardeyda talooyin iyo...
A Somali pilgrim killed in road accident in Saudi Arabia
MEDINA, Saudi Arabia - As per sources, a Somali pilgrim died while others sustained injuries in the road accident in the Kingdom of Saudi Arabia ahead of the start of the Hajj.
Hassan Mohamud Jimale, 50, lost his life in a road accident in Medina, the second holiest city of Islam, and the site of the Prophet's Mosque (Al-Masjid an-Nabawi).
The...
Xujeyda Soomaaliyeed oo xaalad adag ay ku heysato Boqortooyada Sacuudiga
MADIINA (SMN) - Wararka laga helayo dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegaya in muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ah xujeyda tegtay dalkaas uu ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Madiina, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay.
Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Xasan Maxamuud Jimcaale ayaa ku dhintay shil baabuur, waxaana maydkiisa la geeyay mid kamid isbitaalla ku yaalla dalkaasi.
Xasan Maxamuud...
ATMIS, US Army commanders discuss Somalia security during the transition
Mogadishu – Senior commanders with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) held talks with top U.S. military officials on Friday on the security situation in Somalia.
ATMIS Force Commander Lt. Gen. Sam Okiding, Deputy Force Commander in charge of Support and Logistics Maj. Gen. Peter Kimani Muteti and other senior ATMIS military officers met with Lt. Gen. Jonathan Braga, Commander...
HirShabelle fires governor who played a major role in anti-Al-Shabab push
JOWHAR, Somalia - The president of Hirshabeelle state has dismissed the governor of Hiran region, Ali Jeyte Osman, who played a major role in the fight against Al-Shabaab.
The dismissal was announced in a decree signed by Ali Guudlawe, who also appointed Abdullahi Ahmed Maalin (Sufurow) as the new Governor of Hiraan Region.
The sacked governor has in recent months led...
Somalia Facing Uncertainty as African Troops Leave
MOGADISHU, Somalia - A rapid collapse of state institutions may await Somalia when the African Union Transition Mission in Somalia, or ATMIS, ends at the end of 2024, unless the United Nations' weapons embargo on the country is lifted, security experts warn.
Somali authorities and African Union officials said this week that ATMIS will draw down 2,000 soldiers by June...
Ciidamada dowladda oo howlgallo qorsheysan ka sameeyay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo qorsheysan oo xalay ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho.
Howlgallada ayaa waxaa si gaar ah looga fuliyay xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa iyo deegaanka Daarusalaam ee duleedka magaalada Muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay gudaha u galeen guryo bartilmaameed u ahaa oo ku...
Guddoomiye Cali Jayte Cismaan oo xilka qaadis lagu sameeyay
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay xilkii ka qaaday gudoomiyihii maamulka gobolka Hiiraan Mudane Cali Jayte Cismaan, kadib wareegto uu soo saaray.
Xilka guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa waxaa sidoo kale loo magacaabay Mudane Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufurow).
Cali Jayte Cismaan ayaa aad loogu xasuustaa kaalintii uu ka qaatay wajiga koowaad ee dagaalka ka dhanka ah ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay guddiga dib u eegista Dastuurka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka oo uu kala hadlay muhiimadda dhammeystirka dastuurka KMG uu u leeyahay xasilloonida iyo geeddi-socodka dowlad dhiska Soomaaliya.
Xubnaha Labada Guddi ee Dastuurka ayaa Madaxweynaha uga warbixiyey howlaha uga...
UN envoy wraps up her regional tour in Jubaland
Kismayo – Wrapping up her initial round of visits to Somalia’s Federal Member States, the new top United Nations official for Somalia today visited Jubaland where she met with its leadership to discuss topics including UN support, state-building, security and the humanitarian situation.
"This is the final of my Federal Member State visits as part of this tour. I will be travelling...











