Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Inside the leaked intelligence report on Al Shabaab’s plan to attack Kenya

NAIROBI, Kenya - Suspected Al Shabaab militants are currently engaged in a deadly gun battle with National Police Service (NPS) officers in the Pandanguo area of Lamu County.   The exchange of fire began moments after a police Land Cruiser carrying officers from the General Service Unit (GSU) was ambushed. Lamu West Deputy County Commissioner Gabriel Kioni said the GSU officers’ vehicle...

Sawirro: Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Axmed Macallin Fiqi oo ay wehliyaan wasiirada arrimaha gudaha dowladaha xubnaha ka ah Federaalka ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Joose.   Fiqi iyo wafdigiisa ayaa halkaas si weyn loogu soo dhaweeyay, ayada oo kadib loo galbiyay qasriga madaxtooyada. Intaasi kadib madaxweynaha Jubbalanad Axmed Maxamed Islaam iyo Wasiir Fiqi ayaa Kismaayo ka furay...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda guud ee magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta xaalad deganaasho ah laga dareemayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi.   Beledweyne ayaa shalay gashay xalad kacsanaan ah,  kadib markii xilka laga qaaday guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, Mudane Cali Jayte Cismaan. Sidoo kale waxaa magaalada ka dhacay dibad-baxyo looga soo horjeeday  HirShabelle, kuwaas oo ay dhigeen qaar kamid ah...

Concerns raised over ex-Jubaland militia’s presence in Kenya

MANDERA, Kenya - Earlier this month, Jubbaland President Ahmed Madobe appointed a new governor for the Gedo region which has been the epicentre of a multi-faceted political dispute.   Madobe named Abdullahi Abdi Jama as the governor of the Gedo region, while Osman Noor Haji Moalimou became his deputy on security and politics, and Nasteh Ahmed was assigned to serve as...

Kenyan soldiers injured in suspected Al-Shabaab attack in Lamu

NAIROBI, Kenya - Several General Service Unit (GSU) officers sustained injuries on Sunday after their vehicle ran over an explosive device at Mlima wa Faru in Lamu County.   The incident, which happened at 9:30 am between Pandanguo and Witu, is suspected to be an attack by al Shabaab militants. Confirming the incident, Lamu West Deputy County Commissioner Gabriel Kioni stated, "I...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay madaafiic lagu garaacay Golweyn

MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay tiro madaafiic ah oo xalay lagu garaacay degaanka Golweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Madaafiicda ayaa lagu soo warramayaa inay qaarkood ku dhaceen xaafado ay dagan yihiin dad shacab ah, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac. Abuukar Shuute Xuseen oo kamid ah dhalinyarada degaanka ayaa Shabelle u sheegay in...

Madaxweyne Qoor Qoor oo war cusub kasoo saaray heshiiska doorashooyinka

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa war cusub ka soo saaray heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka ee laga gaaray doorashooyinka Soomaaliya, kaas oo dood xoogan ay ka keeneen inta badan xubnaha mucaaradka.   Qoor Qoor ayaa shaaca ka qaaday in horumar dhanka dimuquraadiyadda ah ay tahay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah. Sidoo kale...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya shir kula leh Sheekh Shariif

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynihii hore Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan uga socdaa madaxtooyada Villa Soomaaliya.   Kulankan ayaa dabo socda kulamo Madaxweynuhu muddadaan la yeelanayay qaybaha kala duwan ee bulshada, kuwaasoo ujeedadoodu tahay sidii xal loogu heli lahaa caqabadaha siyaasadeed ee ka taagan dalka. Sheekh Shariif ayaa ka mid ahaa siyaasiyiin horay usoo saaray...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamza?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Soomaali Heshiis ah.   Xamza ayaa warbixino ka dhagaystay Wasaaradaha ka midka ah Tiirka Soomaali Heshiis ah waxyaabihii uga qabsoomay qorshayaasha horutabinta u leh Xukuumadda DanQaran. Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray Wasaaradaha qaybta ka ah Tiirka in ay dadar-galiyaan qorshayashii Xukuumadda,...

UNFPA and KS-Relief Collaborate to Enhance Maternal and Reproductive Health in Somalia

Mogadishu, 18th June 2023 - The United Nations Population Fund (UNFPA) Somalia and King Salman Humanitarian Aid and Relief Centre (KS Relief) announced the launch of a groundbreaking project to improve access to quality maternal and reproductive health for vulnerable and displacement-affected populations in Somalia.   This collaborative initiative between UNFPA and KS-Relief aims to address the critical healthcare needs of...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...