Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Ciidamada DF iyo kuwa ATMIS oo howlgal ka sameeyay duleedka Balcad

BALCAD (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa ATMIS ayaa maanta howlgal wadajir ah ka sameeyay inta u dhexeysa degmada Balcad iyo deegaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha Dhexe.   Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday xubno ka tirsanaa Al-Shabaab, sida ay shaaca ka qaaday ATMIS. "Ciidamada Burundi ee qaybta ka ah hawlgalka ATMIS iyo Ciidamada amniga Soomaaliya ayaa...

Al-Shabaab iyo ATMIS oo madaafiic isku weydaarsaday degmada Qoryooley

QORYOOLEY (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday madaafiic oo ay xalay saq-dhexe Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidamada Uganda ee qaybta ka ah howlgalka ATMIS ku leeyihiin degmada Qoryooley ee gobolka Sh/Hoose.   Weerarka ayaa lagu ekeeyay xero ciidan oo ku taalla dhanka koonfureed ee degmadaasi, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo dadka deegaanka ah. Sidoo kale ciidamada...

Ciidamo gadoodsan oo hakad-geliyay dhaq-dhaqaaqa degmada Buulo-burde

BUULO-BURDE (SMN) - Wararka laga helayo Hiiraan ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo degmada Buulo-burde ee gobolkaasi, kadib markii ay magaalada isku ballaareen ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan, kuwaas oo ka tirsan booliska Buulo-burde.   Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa lagu arkay bartamaha degmada, waxayna sheegeen inay ka cabanayaan mushaar la’aan saddex bilood ah oo soo wajahday. Sidoo...

Xamza “Shacabka Soomaaliyeed marti kama sii ahaan doono masiirkooda”

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Feredaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey shirka golaha wasiiradda ayaa sheegay in Xukuumadda looga fadhiyo dhaqangalinta heshiiskii Hannaanka doorashooyinka oo fursad qaaliya u ah shacabka Soomaaliyeed in ay ku go’aaminayaan hoggaankooda.   “Annaga ka Xukuumad ahaan waxaa waajib inagu ah xoreyntii dadka si ay u codeeyaan oo ay xuquuqdooda siyaasadeed fursad ugu...

Somali minister of interior meets with Finish delegation in Mogadishu

MOGADISHU (SMN) –Ahmed Moalim Fiqi, the interior of the interior, Federal Affairs and Reconciliation held a meeting with a delegation from the Finish government in Mogadishu.   The visiting Finish delegation is led by Eero Koskenniemi, who is a Senior Ministerial Adviser and Somali minister of interior discussed cooperation between the two ministries. Also in attendance at the meeting was Tuula Svinhufvud,...

Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo qaabilay wafdi ka socda dalka Finland + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa kulan la qaatay Eero Koskenniemi oo ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Finland.   Kulanka ayaa looga hadlay iskaashiga ka dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Finland, gaar ahaan Wasaaradaha Arrimaha Gudaha labada dal iyo sida loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada Wasaaradood....

Puntland bars Trade Envoy to Somali president from leaving Garowe

GAROWE - The authorities of the Puntland state barred a senior presidential envoy from leaving Garowe for Mogadishu on Wednesday amid a brewing electoral stalemate.   Mr Khadar Mohamed Farole who serves as a Trade Envoy to President Hassan Sheikh was accused of being instrumental in fermenting an armed insurrection and clashes in Garowe. Khadar, who spoke to the BBC Somali...

Somali president phones Erdogan following election victory

MOGADISHU - The president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud phoned Turkish President Recep Tayyip Erdogan following his victory in the presidential elections.   In a brief statement, the presidency said Mohamud renewed his congratulations to Erdogan and discussed issues touching on bilateral ties between Somalia and Turkey. The two heads of state have also exchanged notes on ways to enhance...

Be Bold and Conquer fear, Uganda’s Land Forces boss tells UPDF in Somalia

MOGADISHU - The commander of Land Forces, Lt Gen Kayanja Muhanga has urged UPDF soldiers in Somalia not to be taken aback by the recent attack on one of the army’s forward operating bases but rather get energized to fight the enemy.   Gen Muhanga who is in Somalia as part of the board of inquiry into last week’s deadly attack...

Khadar Faroole oo si kulul uga hadlay is-hortaagii ay ku sameysay Puntland

GAROOWE (SMN) - Khadar Cabdiraxmaan Faroole oo haatan ah ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ganacsiga ayaa ka hadlay is hortaag ay shalay Puntland ku sameysay, xilli uu kasoo duulayay garoonka diyaaradaha Garoowe ee General Maxamed Abshir.   Ergeyga ayaa shaaca ka qaaday in laamaha amniga garoonka ay joojiyeen, kadibna ay ka reebeen diyaarad uu raaci lahaa oo...

WARAR KALE

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safarkoodii ugu horreeyey tan iyo markii...

Somalia, Egypt Discuss Strengthening Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, June 16 — Somalia's Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi met on Monday with Egypt's Assistant Foreign Minister for African Affairs, Mohamed Karim Fouad,...

AUSSOM Reviews Security Situation in Beledweyne, Strengthens Coordination With Somali Forces

BELEDWEYNE, June 16 — African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) officials convened a security review meeting in the central Somali city...