Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Qatar strongly condemns attack on peacekeeping forces in Somalia

DOHA - Qatar expressed its strong condemnation and denunciation of the attack that targeted the Ugandan peacekeepers participating in the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), which resulted in deaths.   In a statement on Monday, the Ministry of Foreign Affairs reiterated Qatar's firm stance in rejecting violence and terrorism, regardless of the motives and reasons. The ministry expressed the State...

AU forces pursued fleeing Al-Shabaab fighters involved in UPDF base attack

MOGADISHU - AU troops along with Somali soldiers have successfully pursued the fleeing Al-Shabaab fighters involved in the ATMIS FOB attack in Buulo Mareer town in the Lower Shabelle region on Friday.   "A substantial number of the terrorists have been eliminated. The joint force has also retrieved multiple weapons looted from the FOB,' said ATMIS on Tuesday in a...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baraawe + Sawirro

BARAAWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaallo xeebeedka Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Aadan Madoobe iyo wafdigiisa ayaa waxaa halkaas ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Maamulka Gobolka, Ururka Haweenka iyo masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan bulshada rayidka ah. Guddoomiyaha iyo Madaxweynaha Koofur...

ATMIS oo sheegtay inay ka aargudatay Al-Shabaab kadib weerarkii Buulo-Mareer

BUULO-MAREER (SMN) - Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka howlgalka ATMIS ayaa waxaa lagu faah-faahiyay howlgal ay si wadajir ah u qaadeen ciidamadooda iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya, kuaas oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose.   ATMIS ayaa shaaca ka qaaday inay kasoo aargudatay Al-Shabaab, isla-markaana ay ka daba-tegtay dagaalyahanadii ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday Buulo-Mareer. Sidoo kale ATMIS ayaa intaasi ku...

Ciidamada SSC oo la wareegay deegaan ay ku sugnaayeen kuwa Somaliland

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidanka SSC-Khaatumo ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Yagoori oo hoostaga magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi.   Deegaankan oo qiyaastii 50 KM galbeed ka xiga Laascaanood ayaa waxaa horay ugu sugnaa ciidamada milatariga Somaliland, balse waxaa haatan gudaha u galay ciidanka deegaanka. Xaaladda ayaa haatan...

Faahfaahino ka soo baxaya weerar ka dhacay Masagawaa + Khasaaraha

MASAGAWAA (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar culus oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Masagaaw ee gobolka Galgaduud.   Weerarka ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo u dhexeeyay ciidamada dowladda oo garab ka helaya kuwa Macawiisleyda iyo raggii weerarka qaaday. Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa sheegay inay hayeen xogta weerarkan, isla-markaana ay...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay Isimada ka socda SSC

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan Casho Sharaf ah la qaatay qaar ka mid ah Garaadada oo ka soo kicitamay magaalada Laascaanood ee Gobolka  Sool.   Ra'iisul Wasaaraha ayaa Garaadada kala hadlay xaaladda magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, waxa uuna muujiyey sida aan loo aqbali karin in ay sii socoto xabadda iyo dhibaatada. Sidoo...

Al-Shabaab members killed in latest SNA operation

MOGADISHU -- The Somali National Army (SNA) killed eight al-Shabab militants and arrested two others in the central Galgadud region, an SNA officer confirmed Monday.   The officer, Osman Abdullahi, told the Somali national news agency that the two arrested Shabab operatives are Mukhtar Mohamed, who was head of intelligence for the group in the Galgadud region, and Aseyr Mohamed, who...

Nuxurka khudbadda madaxweynaha JFS ee furitaanka kalfadhiga BF + Sawirro

1. Guddoonka labada gole ee BFS; 2. Ra’iisul Wasaaraha XFS 3. Xildhibaanada labada gole ee BFS; 4. Mudanayaal iyo marwooyin.   Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu; Ugu horreyn, waxaan u mahadcelinayaa ALLE SWT ee inoogu nimceeyay in si nabad ah isugu nimaanno goobtaan si aan u gudano waajib ka mid ah waajibaadyada ay shacabkeena inoo xilsaaray. Marka xigta, waxaan doonayaa in aan si rasmi ah hortiina idin...

Al-Shabaab iyo ciidamada Itoobiya oo ku dagaalamay degmada Diinsoor

DIINSOOR (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada Itoobiya oo maanta ka dhacay duleedka degmada Diinsoor ee gobolka Baay.   Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay xoogaga Al-Shabaab weerar culus ku qaadeen saldhig ay ciidamadaas oo qayb ka ah kuwa ATMIS ay ku leeyihiin halkaasi. Saraakiil ka tirsan kuwa Koonfur Galbeed oo...

WARAR KALE

Wasaaradda Beeraha oo Ka Guddoontay Dowladda Turkiga Qalab Lagu Casriyeynayo Adeegyada Wasaaradda

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta si rasmi ah uga guddoomay Hay’adda...

100 Askari oo ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda Jubaland oo Tababar Loogu Soo Xiray...

KISMAAYO – Wasiirka Amniga Jubaland, S/Guuto Yuusuf Xuseen Cismaan, iyo Taliyaha Qaybta 2-aad ee AUSSOM, Brigadier Edward Banda, ayaa magaalada Kismaayo uga qeyb galay...

AUSSOM oo Shir Amni ku Qabatay Beledweyne, Ciidamo Cusub oo Ghanaan Ahna La Soo...

BELEDWEYNE – Hoggaanka Qaybta 4-aad ee Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa magaalada Beledweyne ku qabtay shir lagu qiimeynayay xaaladda...