Somali president opens 3rd session of the Parliament
MOGADISHU - The President of Somalia Hassan Sheikh officially opened the 3rd session of the Parliament on Monday after the MPs returned from months of recession.
The opening of the event was attended by the heads of the leaders of Jubaland, Galmudug, Hirshabelle, and Southwest who were in the capital for five days for the NCC meeting.
Somali President Hassan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay hoggaanka SSC + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa kala hadlay xaaladda magaalada Laascaanood.
Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Isimada Dhaqanka aragtidooda ku aaddan xal u helidda dhibaatada ka taagan Gobolka Sool, isagoo xoogga saarayey sidii loo ilaalin lahaa nabadda, wada-noolaanshaha bulsho iyo...
Dowladda Uganda oo war cusub ka soo saartay weerarkii Buulo-Mareer
KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha dalka Uganda yuweri Museveni oo la hadlayay cutubyo ka tirsan ciidamada dalkaasi ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerarkii Alshabaab ay ku qaadeen xerada Buulamareer ee ciidamada ATMIS.
Madaxweyne Musevani ayaa shaaca ka qaaday in in ka badan 800 boqol dagaalyahan oo Alshabab ah ay fuliyeen weerarkii Buulamareer.
Isagoo hadalkiisa sii watay madaxweyne Museveni ayaa tilmaamay...
Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo taageeray in la baabi’iyo xilkiisa
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wadatashiga Qaranka oo shir dhowr maalin socday ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku gaaray heshiiis siyaasadeed ee cusub.
Heshiiskan ayaa dhigaya in Soomaaliya ay yeelato madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen, ayada oo meesha laga saaray xilka ra'iisul wasaaraha.
Xamza Cabdi Barre oo haatan ra'iisul wasaaraha dalka, isla-markaana qayb ka ahaa heshiiska ayaa soo dhaweeyay in Soomaaliya ay...
Former president Farmajo welcomes NCC outcome regarding universal suffrage
MOGADISHU - The former president of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmajo, welcomed the outcome of the National Consultative Council meeting in Mogadishu, especially the points related to universal suffrage.
Farmajo said in a statement that he welcomes the deal which stipulates that elections in Somalia will be one person, one vote, and will have a president and a vice president.
The former...
Madaxda sare ee dalka oo hambalyo u diray madaxweyne Erdogan
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Turkiga Mudane Reccep Tayyip Erdogan oo ku guuleystay doorasho ka dhacday dalkaas.
Madaxweynaha oo tilmaamaya kaalinta lama ilaawaanka ee Madaxweyne Erdogan iyo shacabkiisu ay ku leeyihiin dowlad-dhiska iyo horumarka dalkeenna ayaa u rajeeyay Madaxweynaha cusub in uu ka miro-dhaliyo xaqiijinta...
Hay’adda NISA oo shaacisay inuu usoo gacan galay la-taliyihii Axmed Godane
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA ayaa sheegtay inuu isu soo dhiibay Cabdiraxmaan Macalin Axmed oo ahaa xubin sare oo ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab, sida ay qortay warbaahinta dowladdu.
NISA ayaa shaaca ka qaaday in 16-kii sano ee lasoo dhaafay uu Cabdiraxmaan Macalin Axmed uu soo noqday la taliyihii hoggaamiyihii hore ee Al-shabaab Axmed Godane,...
Sawirro: Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay hoggaanka sare ee Jubbaland
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kulan kula qaatay masuuliyiinta ugu saraysa Jubaland oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha maamulkaasi Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).
Waxaa sidoo kale lkulanka ka qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka koobaad Mudane Maxamuud Sayid Aadan Xildhibaanada iyo Wasiirada heer Federaal iyo heer Jubaland ku...
Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah ee BF + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn, oo ajandihiisu ahaa warbixin soo jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo ajandeynta hindise sharciyeedyada horyaala Golaha Shacabka BJFS kalfadhiga 3-aad.
Guddoomiyaha ayaa warbixintiisa kaga hadlay shaqooyinkii muhiimka ahaa ee Golaha Shacabka usoo qabsoomay labadii kalfadhi ee uu shaqeeynayey...
Museveni speaks out on attack on UPDF base in Somalia
KAMPALA - President Yoweri Museveni on Saturday broke his silence on the Friday morning attack on the Uganda Peoples Defence Forces (UPDF) base in Somalia by the Al-Shabab terror group saying they would regret their actions.
Museveni also revealed that the Chief of Defence Forces, Gen. Wilson Mbadi, had set up a board of inquiry (BOI) and the full...













