Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Axmed Madoobe oo Mareykanka kala hadlay dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Safiir ku xigeenka dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, ahna ku simaha Safiirka Tim Trenkle.   Axmed Madoobe iyo Danjiraha ayaa ka wadahadlay xaalada guud ee dalka, gaar ahaan arimaha amniga, siyaasadda iyo go’aanka madasha wadatashiga ee awooda dib loogu celinayo shacabka Soomaaliyeed dalkuna uu...

Laftagareen iyo Sheekh Aadan Madoobe oo kulan ku yeeshay degmada Baraawe

BARAAWE (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo xalay ku hoyday magaallo xeebeedka Baraawe ayaa kulamo ka bilaabay magaaladaas oo ah caasimadda rasmiga ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.   Labada mas’uul oo shalay dhagax-dhigay dhismaha dekedda Baraawe ayaa ka wadahadlay arrimo ku aadan xaaladda Koonfur Galbeed...

Somali House speaker Lays Foundation Stone For new Barawe port

BARAWE - The speaker of the Lower House Sheikh Aden Madobe together with the President of the Southwest state laid the foundation stone for a new port in Barawe City.   The groundbreaking ceremony was also attended by officials from the Federal Government of Somalia and the Southwest state administration who arrived in the town on Tuesday. In his address, Madobe...

Puntland boycotted NCC communique, warns potential risks

GAROWE (SMN) - The President of Puntland Said Abdullahi Deni has opposed the communique of the meeting of the National Consultative Council that took place in Mogadishu.   On Tuesday, Deni said that the leaders of the NCC reached a deal touching national elections without a broader consultation with all concerned sides, warning of potential risks against Somalia's state-building efforts.   "Puntland was...

Madaxweynaha Puntland oo qaadacay heshiiska Golaha Wadatashiga Qaranka

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay ka hadlay go'aanadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee 27-kii bishaan May, 2023-ka lagu soo gabagabeeyay xarunta Villa Soomaaliya.   Deni ayaa sheegay in Puntland aysan qayb ka aheyn heshiiska laga gaaray hannaanka doorashada ee dhawaan ay soo saareen madaxda federaalka iyo kuwa maamullada. Sidoo kale waxa...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo shir muhiim ah ka daah-furay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu soo bandhigay fursadaha ganacsi ee la xiriira wax-soosaarka dalka ee dhinacyada Beeraha, Kalluumeysiga, Warshadaha iyo Tamarta.   Ra'iisul Wasaaraha oo munaasibaddaas hadal ka jeediyey ayaa waxa uu ku nuuxnuuxsaday kaalinta ganacsiyada gaarka loo leeyahay ay uga jiraan kobaca dhaqaalaha dalka, isaga...

Hantidhawraha Qaranka oo la kulmay sii hayaha Safaaradda Norway + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta qaabilay sii hayaha Saafaradda Norway ee Soomaaliya Mudane Haakon Svane iyo Madaxa Iskaashiga Safaaradda ee Kenya iyo Soomaaliya Mudane Erling Hess.   Masuuliyiinta ayaa intii uu kulanku socday waxay isla soo qaadeen xiriirka iskaashi ee ku aaddan kobcinta awoodda iyo xirfadda hawlwadeennada Xafiiska Hantidhawrka Guud iyo dardargalinta...

Sawirro: Aadan Madoobe iyo Laftagareen oo dhagax-dhigay dekedda Baraawe

BARAAWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa dhagax dhigay dekada caasimadda KGS ee Baraawe.   Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa bulshada reer Koonfur Galbeed ugu baaqay in ay maal gashtaan deegaannadooda gaar ka ahaan dadka ka soo jeeda Gobolka Shabeellaha Hoose. Sidoo kale waxa uu xusay...

Lower House speaker visits former Al-Shabaab bastion

BARAWE - The speaker of the Lower House Chamber of the Federal Parliament Sheikh Aden Madobe touched down in Barawe, an ancient coastal city in the Lower Shabelle region on Tuesday.   Madobe and his delegation received a cordial welcome from the president of Southwest State Abdulaziz Lafta-Garen upon arrival at Barawe airstrip, according to regional officials. The visiting House speaker and...

Somali army foils Al-Shabaab attack in Galgadud region – Govt

MOGADISHU -  The Al-Shabaab group launched an attack on Tuesday morning in the Masagaway area of ​​the Galgaduud region, where the Somali military was stationed.   Al-Shabaab claims to have taken over the small town from the SNA and killed scores of soldiers trained by Eritrea during the clashes. However, the Somali government said that the SNA prevented the attack. In...

WARAR KALE

100 Jubaland Security Force Soldiers Complete Training in Kismayo

KISMAAYO – The Minister of Security of Jubaland, Brigadier General Yusuf Hussein Osman, and the Commander of the 2nd AUSSOM Division, Brigadier Edward Banda,...

Wasaaradda Beeraha oo Ka Guddoontay Dowladda Turkiga Qalab Lagu Casriyeynayo Adeegyada Wasaaradda

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta si rasmi ah uga guddoomay Hay’adda...

100 Askari oo ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda Jubaland oo Tababar Loogu Soo Xiray...

KISMAAYO – Wasiirka Amniga Jubaland, S/Guuto Yuusuf Xuseen Cismaan, iyo Taliyaha Qaybta 2-aad ee AUSSOM, Brigadier Edward Banda, ayaa magaalada Kismaayo uga qeyb galay...