Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dad isku qoys ahaa oo lagu dilay dagaal ka dhacay gobolka Sool

BOOCAME (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dagaal u dhexeeyey laba maleeshiyo beeleed uu ka dhacay degmada Boocame ee gobolkaasi. Dagaalka ayaa sababay dhimashada laba qof iyo dhaawaca saddex kale, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Wararka ayaa sheegaya in labada qof ay geeriyootay ay ahaayeen isku qoys, gaar ahaan walalaalo,...

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda siyaasadeed ee degmada Baraawe

BARAAWE (SMN) - Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka u dhexeeya golaha deegaanka Baraawe iyo maamulka degmadaasi, kaas oo marba marka ka dambeysa cirka isku sii shareeraya. Xildhibaanada golaha deegaanka Baraawe ayaa ku eedeeyey guddoomiyaha degmada ku takrifal awoodeed iyo musuq-maasuq hantida dadweynaha. Sidoo kale waxaa socoda mooshin ka dhan ah guddoomiyaha degmada Baraawe, kaas oo ay wadaan xubno ka mid ah golaha...

Senate speaker meets with UAE ambassador to Somalia

MOGADISHU - The Speaker of the Senate Abdi Hashi today received in his office the Ambassador of the UAE to Somalia Mohamed Ahmed Al-Osman. The office of the speaker said the Ambassador conveyed to Hashi a message of congratulations on his re-election in April 2022. They discussed the strengthening of bilateral ties and the contribution of the UAE to the...

SNA kills Al-Shabaab militants in fresh operation

HUDUR - Somali military carried out an operation against Al-Shabaab in Bakol region, south of the country as part of a stepped-up offensive to restore peace. The operation targeted Al-Shabaab strongholds in El-Uni area of ​​Tiyeglow district. The military says it has killed at least 11 people, including an al-Shabab commander. Mohamud Nur Ga'al alias (Sheikh Al-Sima), an al-Shabaab operative in...

Deni says new president made promises for Federal States

MOGADISHU - Puntland leader Said Abdullahi Deni said new Somali President Hassan Sheikh Mohamud had made promises to regional states after his May 15 election. Speaking to The Economist, Deni said the president had promised to share power and finalize a new federal constitution. "He promised them he would share power and complete a new federal constitution," said Deni. Mr Mohamud,...

Aadan Madoobe oo wada-hadal la yeeshay safiirka Jaamacadda Carabta

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta  kulan la qaatay Safiirka Jaamacada carabta u fadhiya  Soomaaliya Amb. Salah Elguneid. Danjiraha oo Guddoomiyaha ugu mahadceliyey soo dhoweynta loo samaayey ayaa xusay in Baarlamaanka JFS  kaalin muuqato uu ku yeesho Jaamacada carabta. Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa  Jamaacada carabta ku amaanay in doorka muhiimka ah ay ku...

Ciidamada dowladda oo howlgal ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

XUDUR (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ka sameeyeen gobolka Bakool. Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen xoogaga Al-Shabaab oo ku yaalla deegaanka Ceel-Cuni oo hoostaga degmada Tiyeeglow. Saraakiisha ciidamada Xoogga dalka ee horkaceysay howlgalka ayaa sheegay...

Sawirro: Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay safiirka Imaaraadka Carabta

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Imaaraatka Carabta u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Axmed Alcusmaan. Danjiruhu wuxuu Guddomiyaha soo gaarsiiyay salaan sharafeed iyo dhambaal hambalyo ah oo ku aadan dib u doorashada Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi, taas oo uu uga siday Guddoomiyaha Golaha Midnimada Qaranka ee Imaaraatka Carabta...

Saciid Deni oo shaaciyey balan-qaad uu ka helay Madaxweynaha Soomaaliya

Garoowe (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud uu balan-qaad u sameeyay Maamul goboleedyada. Saciid Deni oo la hadlay wargeyska The Economist ayaa sheegay in Madaxweynaha uu u balan-qaaday in uu xukunka la wadaagi doono islamrkaana uu soo dhameystiri doono dastuur cusub oo federaal ah. Sidoo kale Madaxweyne Deni ayaa si faah...

Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey heshiiskii uu lasoo galay Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Filish)  ayaa maanta dib ugu Soo noqday Dalka kadib safar shaqo oo maalmihii la soo dhaafay uu ku joogay dalka Turkiga. Cumar Filish ayaa waxaa garoonka Aadan Cade kusoo dhaweeyay madax kala duwan oo isugu jirtay Xildhibaano katirsan BFS, Maamulka gobolka Banaadir iyo maamulada Degmooyinka. Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamud...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...